Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ssc general secretary on the taleex conference and the latest clashes in buhoodle

Recommended Posts

Siyaasi Ka mid ah Ururka SSCD oo dhaliilay kana Soo hor Jeestay Dhawaqii Taleex Sheegayna in Ururkani uu ka tarjumaayo Danaha Beesha Degta Dhulkaasi.Waraysi Md CabdiKariim Axmed

 

February 19, 2012 - Written by Admin

 

Gudoomiyaha Ururka SSCD ee Dalka Mozambique Md CabdiKariim Axmed Maxamuud oo Maanta Khadka Telefanka Kula Soo Xidhiidhay Shabakadda Wararka ToggaHerer ayaa Ka Hadalay arrimo badan oo ay Ka mid Yihiin Arrimaha Ka Taagan Buuhoolde Ururkiisa SSCD Baaq Nabadadeed oo uu u diray Somaliland iyo Shacbiga Reer Buuhoodle .

 

Mudane Md CabdiKariim Axmed Maxamuud oo Ka mid ah Ururka SSCD Ahana Gudoomiyaha Ururka ee Dalka Mozambique Ayaa Sidoo Kale dhaliilay kana Soo hor Jeestay Dhawaaqa Taleex Sheegayna in Ururka SSCD uu ka turjumaayo Danaha Beesha Degta Dhulkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Anigu shaqsi ahaan waa soo dhoweynayaa qof kasta oo provocative thinker ah balse ururkaasi waa ii gooyey. Tolow yaa na caawiya oo noo sheega waxa uu u taagan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Oo haddaa ma idinkaa isu duceeya :)

 

Bareejayn la mid ma aha barjayn ... Allow waan ilaaway inaad Somalilander tahay wadan kale ka yimi :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;791416 wrote:
abwaan ururku waxa weye Somaliland sinaan cadaalaada daryeela.

 

 

Taleexi maad naga deysin idinku wabad isku toogatan markay barjeeyntu idinka wiiqanto:D

1 dhibic

 

Taleexi;791419 wrote:
Oo haddaa ma idinkaa isu duceeya
:)

 

Bareejayn la mid ma aha barjayn ... Allow waan ilaaway inaad Somalilander tahay wadan kale ka yimi
:)

iyo 1 dhibic means bareejo iyo la kala badin waa ee cayaarta inta dib loogu noqdo, kooxaha halla isku daro!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this