Sign in to follow this  
Dr_Osman

Djibout Sends MPS to Hargeisa. A Pathetic Attempt

Recommended Posts

Dr_Osman   

Wefti ka Socda Baarlamaanka Jabuuti oo Booqasho ku Yimid Hargeysa

 

Hargeysa(RBC) Wefti Xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamanka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta oo Jimce ah booqasho shaqo ku yimi magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

 

Weftigan Xildhibaannada ah ee ka socday Baarlamanka Jabuuti oo ay hoggaaminaysay Xildhibaan Caasha Maxamuud Rooble, oo ka kooban shan Xubnood, kuwaasoo dhammaatood ah Xildhibaannada Dumarka ah ee ka tirsan Baarlamanka Jabuuti.

 

Waxaana maanta garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo ay ka soo degeenku soo dhaweeyey Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiillada), Xoghayeyaasha iyo hawladeennada labadaa aqal, masuuliyiin ka tisan Dalladda Ururrada Haweenka Somaliland ee Nagaad, waxaana qolka nasashada garoonka diyaaradaha ee Hargeysa Weftiga ku qaabbilay, Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Cabdicasiis Maxamed Samaale.

 

Madaxa Weftiga Xildhibaannada Baarlamanka Jabuuti Xildhibaan Caasha Maxamuud Rooble, oo warbaahinta kula hadashay garoonka diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa, ayaa sheegtay in safarkani yahay kii ugu horreeyey ee ay magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland ku yimaaddaan. “Aad baan ugu faraxsanahay safarkan aannu maanta Somaliland ku nimi oo ah kii ugu horreeyey ee Xildhibaannada Baarlamanka Jabuuti ee Haweenka ahi ku yimaaddaan Hargeysa, waxaannu aad iyo aad ugu mahad-celinaynaa Shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland iyo Xildhibaannada Baarlamanka Somaliland ee Hargeysa maanta sida fiican noogu soo dhaweeyey.” Sidaa ayey tidhi Xildhibaan Caasha.

 

Xildhibaan Caasha waxay sheegtay in ujeeddada socdaalkoodu la xidhiidho mid isbarasho ah dhexmarta labada Baarlamaan ee Somaliland iyo Jabuuti, gaar ahaan Xildhibaannada Haweenka ah. “Ujeeddada safarkayagu waxay la xidhiidhaa mid is-barasho oo dhex marta labada Baarlamaan ee Somaliland iyo Jabuuti oo runtii ah laba dal oo xidhiidh fiican oo walaalnimo, derisnimo iyo Soomaalinnimo ka dhexeeyo.” ayey tidhi Hoggaamiyaha Weftiga Baarlamanka Jabuuti Caasha Maxamuud Rooble.

 

Xildhibaanku mar ay ka hadlaysay cidda ay la kulmi doonaan muddada ay Hargeysa ku sugan yihiin oo illaa Isniinta soo socota ah, waxay tidhi; “Waxaannu kulammo la yeelan doonnaa Baarlamanka Somaliland, gaar ahaan Xildhibaannada Haweenka ah ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, waxaannu si qoto dheer uga wadahadli doonnaa ugana wada tashna doonnaa arrimo badan oo la xidhiidha nolosa Haweenka, horumarkooda, doorkooda waxbarasho, siyaasadeed iyo gaar ahaan sidii xal loogu heli lahaa gudniinka Fircooniga ah ee Haweenka Soomaalida lagu hayo oo runtii ah mid dhibaatadiisa leh.”

 

Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye oo ah Haweenayda kaliya ee ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland iyo Xildhibaan Baar Siciid oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa iyaguna halkaa ka hadlay, isla markaana waxay sheegeen inay ku faraxsan yihiin in Haween ka socda Baarlamanka waddanka Jabuuti ay Somaliland ku soo dhaweeyeen markii ugu horrreysay. Waxaanay sheegeen inay ku soo dhawaynayaan Somaliland. “Somaliland waa dalkiinnii, Jabuuti iyo Somaliland waa laba dal oo walaalo ah, isku dhaqan ah, isku dhiig ah, xidhiidh walaannimo iyo derisnimo soo jireeni ka dhaxayso, dal kale maydaan iman ee dalkiinnii-baad timaaddeen, waxaannu idin leenahay ku soo dhawaada Somaliland walaallayaal.” Sidaa ayey tidhi Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye.

 

Sidoo kale, Xildhibaan Baar Siciid, ayaa sheegtay inay iyada farxad gaar ah u samaynayso inay Xildhibaanno Dumar ah oo ka socda Baarlamanka Jabuuti Somaliland ugu yimaaddaan, waxaanay tidhi; “Waannu idinku faraxsannahay inaannu maanta aragno Haween ka socda Baarlamanka Jabuuti oo markii koowaad Hargeysa noogu yimaada, waxaannu idin leenahay soo dhawaada walaallayaal.”

 

Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay ee ay Somaliland yimaaddaan Xildhibaanno Haween ah oo ka socda Baarlamanka Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaasoo muddada ay joogaan kulammo la yeelan doona Baarlamanka Somaliland, Ururrada Haweenka Somaliland, gaar ahaan Dalladda Ururrada Haweenka Somaliland kulmisa ee Nagaad oo masuuliyiin ka tirsani Weftigan maanta ku soo dhaweeyeen garoonka.

 

Magacyada Xildhibaannada Baarlamanka Jabuuti ee manta Hargeysa soo gaadhay ayaa magacyadoodu kala yihiin; 1- Madaxa Weftiga Xildhibaan Caasha Maxamuud Rooble, 2- Xildhibaan Caasha Dhabar-geelle, 3- Xildhibaan Deeqa Axmed Cilmi, 4- Xildhibaan Degmo Maxamed ***** iyo 5- Xildhibaan Xasna Xasan Cali.

 

RBC Radio

 

Xafiiska wararka Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Pathetic copy out of pure jealousy of the successes in politics of puntland, you will never be at this stage you in your whole history. you will just keep knocking on doors where noone answers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;790605 wrote:
Pathetic copy out of pure jealousy of the successes in politics of puntland, you will never be at this stage you in your whole history. you will just keep knocking on doors where noone answers

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

 

:rolleyes: how sad. all the fake news will not change the facts on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ the masters of fake news are criticism the masters of real politik. Somaliland dont need Djibouti. We dont even consider Puntland a threat come on..think about it..your to scared to even help your own, and when you do you get chased back into Garowe..hahaha...saxib. saxib Djibouti is our competitor, and Ethiopia Somalia is a thing of old..no longer matters. HISTORY:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;790711 wrote:
^^^ the masters of fake news are criticism the masters of real politik. Somaliland dont need Djibouti. We dont even consider Puntland a threat come on..think about it..your to scared to even help your own, and when you do you get chased back into Garowe..hahaha...saxib. saxib Djibouti is our competitor, and Ethiopia Somalia is a thing of old..no longer matters. HISTORY:cool:

buhoodle does not need anyone assistance to deal with your enclave, on more serious note, lie does not equal to mastery of the art of politic. But, if your proud of lies, okay. Look at it this way, if it any broke don't fix it.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;790737 wrote:
buhoodle does not need anyone assistance to deal with your enclave, on more serious note, lie does not equal to mastery of the art of politic. But, if your proud of lies, okay. Look at it this way, if it any broke don't fix it.
:D

Im sorry let me take out my Stu**d dictionary to attempt to understand what you wrote. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Dr_Osman;790605 wrote:
Pathetic copy out of pure jealousy of the successes in politics of puntland, you will never be at this stage you in your whole history. you will just keep knocking on doors where noone answers

You know that these diplomatic exchanges are planned weeks if not months in advance right? Besides how can Somaliland copy Puntland when it is Djibouti that is initiating the diplomatic visit by going to Hargeisa? I know you're a die hard PL supporter but it isn't the inventor/originator of everything. It didn't event diplomacy, nor oil exploration, sports tournaments or the concept of government programs (the health program you mentioned before). It's possible for two governments to engage in perfectly normal/mundane activities without copying one another because everyone engages in these activities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^In the past, tiny Djibouti and Omar Ghele had taken sides on Somalia's internal affairs. That's how Puntlanders are suspicious of this entity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The sage, so it doesnt seam ironic to you that when jabuti minister is in garowe, the hargeisa boys cry for jabuti to send a delegation? the timing is just awful and its out of pure jealousy. They tried to get other nations to come to hargeisa but they just said no thanks were in garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

JB stop copying Puntland, jabuti even sent you mps and the u.k sent you their deputy ambassador in nairobi. Politically its over for hargeisa. The two city state is coming to a close and the corridor of power (galkayo-garowe-bosaso) is on top of the world

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

Dr you really need to sema real doc cause you sound nutty lol, plus ain't your pirate leader going to djibouti copy cat

And pathetic copy Somaliland leader lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Dr_Osman;790884 wrote:
The sage, so it doesnt seam ironic to you that when jabuti minister is in garowe, the hargeisa boys cry for jabuti to send a delegation? the timing is just awful and its out of pure jealousy. They tried to get other nations to come to hargeisa but they just said no thanks were in garowe

Are you even reading what you are posting? Either you are an amazing troll or you are deluded from your diehard pro PL stance. As I said before governments plan diplomatic exchanges well in advance. The SL government didn't "cry" for a delegation from Djibouti to visit because one was also visiting PL. It was almost certainly already expected to arrive and the fact that Djibouti also had officials in PL at the same time is a mere coincidence. These are governments we are talking about, not teenage girls. People do not formulate policy out of jealously but out of self interest.

 

Also when you say "They tried to get other nations to come to hargeisa but they just said no thanks were in garowe" what are you talking about? Can you cite some sources? Or is this just more chest-beating for those who root for PL?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this