Sign in to follow this  
Sighnomore

why is she wearing a hijab???

Recommended Posts

maro walba xijaab ma ahan xijaabka waa maro qofka jirkiisa wadaqarin karta misana aan jirkeeda ku dhaganeeyn oo xubnaheeda sawireynin aana qafiif ahayn taasoo laga arki karo banaanka waxa gudaha ku jira .

maradaan intaasi lahayn waa iska mara caadi ah ee xijaab buuxa m ahan .

 

mida kale waa suura gal in laga soo xaday , maxaa yeelay sawir walboo FB saaran muhiim ma ahan inuu mid kaada yahay .

waxaase xumaanta la wadaagayo qofka sawirkaa intuu FB kasoo qado meel SNET oo kale keeno ka dibna yiraahda seed u aragtaan .

walaalka bilaabay threadkan qof jecel ma jirto sawir walaashiis ama waalidkiisa oo si xun usawiran in meel la keeno , muslimiintana waa walaalo ee dadka xumaan ha u horseedin , xumaanta fidinteedana qatar weyn ayey leedahay .

 

miskiinta Alle ha u danbi dhaafo hana soo hanuuniyo ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
somalee   

Good answer is: I think she is bald. She showed all her other good sides but chose to hide her hair. The only reasonable explanation is maybe something is wrong with her hair, like being bald for instance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Qofki qof Muslim ah ceebtiisa astura waa qof aduun iyo aaqiraba liibaani doona

 

It is horrible to post her picture here. Shame shame shame

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ No it's not. Once it's out in the open and can be seen by all, a discussion of the subject becomes valid.

 

At any rate, there is something about the hijab that makes me behave myself, even if the wearer is otherwise naked.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

You don't know how he picture ended up online. Whatever the girl did she does not deserve being the subject of discussion by thousands or being ridiculed by many

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Juxa;790413 wrote:
You don't know how he picture ended up online. Whatever the girl did she does not deserve being the subject of discussion by thousands or being ridiculed by many

How it ended online is neither here nor there. It is online and you are already commenting on it. The only difference is that your comments are not negative. Wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Let me end my part in this discussion by adding that she's fine as hell and anyone over the age of 21 should refrain from commenting in an overly positive way because that's known as being a pervy wanker here in the UK. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ :D dee wuxu ma dagaal baa? Sawirka waan wada argnay; qaar baa wax ka sheegay, qaarna kuwaa ayaay wax ka sheegeen. Aakhira, sawirka uun ayuu ahaa waxa hadalka wada keenay (kaaga, kaygii iyo kii dadkan kale, even Blessed's 'shaqo la'aane'). Wax fahan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

gabadha haloo duceeyo in ilaahay hadeeyo sini muraahiqu ama da'da caqligu kala guuro aad buu u khalad badan yahay waxaa laga yaabaa inay is lahayd meeshaad ka qurux badan tahay saaxiibkaa tus,sida ugu dhaqsaha badan haloo guursado inta gacanta laga qaado meeshay saarantahay

i hope you catch me

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaal, I really hope you delete that picture. The girl probably doesnt know its circulating all around. Plus people steal pictures. what if it got stolen from her and she did this privately as a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this