Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland udhis party opens office in eastern sanaag hadaaftimo

Recommended Posts

DHEGEYSO;Urur Siyaasadeedka Udhis ee S/land oo Xafisyo cusub ka furtay deegaamo kamid ah Gobolka Sanaag.

 

Hadaaftimo;(SPR) Urur siyaasadeedka udhis waa mid kamid aha ururada siyaasada ee ka jira gobolada maamulka Soomaliland.

 

Ururka Udhis ayaa mantay wafti ka socda waxay soo gaareen magaalada hadaaftimo ee katirsan gobolka sanaag, waxayna halkaasi ay ka fureen xafiis uu ururakani yeelanaayo.

 

Hadaba Idaacada Bulshada Soomaaliyeed ayaa waraysi la yeelatay Maxamuud Xasan (Doonyale) oo waftigaasi hogaaminaayey waxana uu ka war bixiyey guud ahaan xalada ururka iyo xafiiskan ay hada ka furteen magaalada hadaftimo ee gobolka sanaag.

 

http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=2959:dhegeysourur-siyaasadeedka-udhis-ee-s/land-oo-xafisyo-cusub-ka-furtay-deegaamo-kamid-ah-gobolka-sanaag&Itemid=121

Share this post


Link to post
Share on other sites

Udhis in hadaaftimo today umada in xingalool tomorrow democracy will deliver sustainable development for the people of Somaliland well done Maxamuud xassan doonyaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;790240 wrote:
its a Somaliland party maxa ka yaala raskambooni:D

Potential members :rolleyes:, remember "Somaliland" is Somalialand. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this