Sign in to follow this  
AsadSL

Farole Disses Kastumo reps

Recommended Posts

B_A_L_L_E_R_Z;786804 wrote:
lmao, spoken like a true naag. faroole is shitting in his pants in case the skirmishes reach him, and the weak bintiland soldiers run and desert their posts jepordising the security of the little oil rig near the sl/pl border.

:D, funny parts being weak bintiland soldiers , in case the skirmishes reach him. Are you serious?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Faroole wuxuu jeclaan lahaa inuu si fiican u hadlo noqdo madaxweynaha goboladoo dhan hadana ma yaqaan wadada sida qodxaha looga guro reer barigu asagoo kale waxay yiraahdaan boowe aa iska soo orday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;786959 wrote:
kan faroole la dhoho horta wa kudaaf saaqid ah...laascaanod maanta maalinti loga baahna ma aha. Galkacyo haka war doono.

Ceeb ceeb Aaaliyaah inadeer madaxda sida loo ma cayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^waxba ceeb ha igu odhan waxa tahay nin xasuuqa maanta SSC ka socda tageersane. hadad cid wacdinasid adigu iska bilow..wa necbahay dadka labo wajiile ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaaliyaah anigu ma tageero xasuuq shacab bismilahi raxmaani raxmin aniga monster ha iga dhigin , laakin Aaaliyah ma wanaagsana in madaxda si qawaan lo cayo wax qababkisa ama shaqo la aantisa wax halaga sheego laakin not cay qawaan koley sharaf maha sidasu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this