Sign in to follow this  
walaalkis

Galmudug oo digniin u dirtay Somaliland

Recommended Posts

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Glmudug ayaa digniin u jeediyay Maamulka Somaliland, iyadoo Somaliland loogu baaqay inay faraha kala baxdo arrimaha Galmudug

 

 

 

Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee Maamulka Galmudug Axmed Max’ed (Axmed Baasto) ayaa war uu siiyay Idaacadda Shabelle waxa uu ku sheegay in Maamulka Somaliland uu yahay mid inta badan gaar ah isaga saara Maamulada ka jira dalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay in inta badan loogu yeero shirarka wada tashiga ah ee Maamul goboleedyada ay ka qeyb galayaan, wuxuuna ku eedeeyay in mar waliba ay gaar isu taagaan taasi oo uu sheegay in Soomaali ay kala jar jarayso.

 

 

 

Axmed Max’ed (Axmed Baasto) ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay in Maamulka Galmudug uu yahay mid la mid ah Maamulada kale ee ka jira dalka, Somaliland aysan awood u laheyn inay ka hadashay aayaha Galmudug, wuxuuna ugu baaqay Somaliland hadii mar kale ay faraha lasoo gasho arrimaha Galmudug ay jawaab cad ka bixin doonaan.

interesting news , I guess everyone now is going against one clan in the north. Somaliland specially reer habel need urgent

resolution. They are getting more enemies by the day. Is not good thing after all somalis need peace not war and hatred for one another.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Whatever gaffs they want to pull, Somaliland will have to be seated next to Galmudug, Ahlu-Sunnah, Puntland, and the various other maamuls within Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;784461 wrote:
Lauging at them won't help. Secessionist need to stop attacking and insulting whole regions and admins.

The clowns needs be laughed at, they're all clowns.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

AfricaOwn;785523 wrote:
The clowns needs be laughed at, they're all clowns.

As if you are not! tell me something has the 20 years of running around led you somewhere??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this