Sign in to follow this  
A_Khadar

Culimada Gobolka Cayn Shacabka Reer Buuhoodle Xaq Bay U Leeyihiin Inay Isdifaacan- (Video+Sawiro)

Recommended Posts

A_Khadar   

Buuhoodle,(Lasanod Online)- Culimadda Degmadda Buuhoodle ee gobolka cayn ayaa bayaan kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay deegaankaas.

 

 

 

Shiikh Saleebaan Maxamuud Jaamac ayaa ugu horayn saxaafadda la hadlay, waxaana uu sheegay in dadka deegaanka Buuhoodle xaq u leeyihiin inay isdfifaacaan oo ay la jihaadaan maamulka Somaliland maadaama si garadaro ah loosoo weeraray.

 

Xuduudaha Somaliland ku doodayso ee xadkii ingiriiska ayaa culimadu ku tilmaantay mid baadil ah sh Saleebaan Maxamuud Jaamac ayaa arintaasi bayaamiyey xili uu ka hadlayey shir jaraa’id oo culimadu ku qabteen magaalada Buuhoodle.

 

Waxaa isna halkaasi ka hadlay Sh Maxamuud Yuusuf Dhuux waxaana uu wax ka bayaamiyey sida diinta islaamku u xaaraamaysay in deegaan lagusoo duulo aan waxba kaala socon, waxaana shiikhu sheegay in cidii maamulka Somaliland kaga dhimata dagaalkaasi ay yihin dad naarta ka socokeeya inta ay naftu kujirto sida uu sheegay.

 

Sidoo kale Sh Cabdicasiis Yuusuf ayaa isna halkaasi ka hadlay waxaana uu mudo 3 maalmood ah u qabtay maamulka Somaliland inay ciidamadooda kala baxaan dhulka SSC, Sh Cabdicasiis wuxuu sheegay mudadaas hadii ay kala bixi waayaan inay dadka deegaanku ku jihaadaan dhulkoodda iskana kiciyaan dadka daalinka ah ee kusoo duuley dalkooda.

 

Hadalka culimada deegaanka Buuhoodle ayaa kusoo beegmaya xili dagaalo ka soconayaan gobolka Cayn kaasoo ay duulaan kusoo qaadeen maamulka Somaliland & beelaha bariga Burco oo iskaashanaya.

 

Sawir-013.jpg

Sawir-0211.jpg

Sawir-023.jpg

Sawir-0061.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

dee is difaca who is stopping you...when 2 people are left in buhoodle then what?? hahahaha....:cool: walahi suicidale lakin i like that....keep at it im not going to stop you...its a shame these Somalilanders are so peace loving...wish more of me existed...buhoodle would have been pacified by now...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Keyboard hero.. Alla yaa ku geeya mesha maxaa xaar kaa quban lahaa..

 

XX, warmongers are well known here, just have self respect for your own good. Guryaad islaameed baad ku duulaysaa and you calling owners of the house warmongers! Caqli ma jiro..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Bayaan ay soo saareen wadaadada reer UK ee kasoo jeeda gobolada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn)

 

oo ay ku cabirayaan dareenkooda ku aadan dagaalka ka socda deegaanada beelaha ***********.

 

Mahad dhamaanteed waxaa iska leh ALLAHA inagu galadaystay nicmooyinka tirada badan ee ay ugu weyntahay nicmada islaamka, taasoo mudan

 

mahadnaq ballaaran,sida ALLAAH yidhi, ( وإن تعدوا نعمة الله

لاتحصوها إن الإنسان لظلوم كفار

 

Intaa ka dib waxaan tacsi u diraynaa dhamaan dadkii ku waxyeeloobay duulaankii qaawanaa ee maamulka, Somaliland kusoo qaaday Degaanka SSC.

Waxaan cadaynaynaa in dagaalka iyo collaadda ay ka wadaan maamulka Somaliland degaanada SSC uu yahay mid dullmi ah,

 

ayna dadkaasi xaq sharci ah ulleeyihiin in ay is difaacaan. Sida Rasuulku (scw), kusheegay xadiiskiisa uu kaga hadlayay difaacu

 

nafsiga ee uu kulahaa sidan; وهذا نصَّ عليه النبي -صلى الله عليه وسلم- عندما جَاءَ رَجُلٌ إِلَى رَسُولِ اللَّهِ -صلى الله عليه وسلم- فَقَالَ يَا رَسُولَ اللَّهِ أَرَأَيْتَ إِنْ جَاءَ رَجُلٌ يُرِيدُ أَخْذَ مَالِى قَالَ « فَلاَ تُعْطِهِ مَالَكَ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَاتَلَنِى قَالَ « قَاتِلْهُ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَتَلَنِى قَالَ « فَأَنْتَ شَهِيدٌ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَتَلْتُهُ قَالَ « هُوَ فِى النَّارِ

 

Sidaa darteed dhiiga muslimku maaha mid lagu daadin karo si fudud,waana lays weydiinayaa qofkii ku dhiiranaadana waa ruux banaystay

 

denbi weyn oo kabiira ah, ILLAAHAY agtiisana ka ah Jariimo.

 

Waxaanu dhinaca kale, soo dhaweyneynaa maamulka Khaatumo State of Somalia, ee ay sameysteen dadka dega degaamada SSC.

 

Ugu dambayntii waxaan ugu baaqaynaa Culimada, Isimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed guud ahaan,gaar ahaana kuwa kasoo jeeda

 

degaanada duulaanka laga soo qaadayo, in aanay indhaha ka laaban waxa ka dhacaya gobolada dagaalladu ka socdaan,

 

ILLAAHAY na uga baqaan masuuliyadooda.

 

Waxaa Saxiixay baaqan magacyada hoos ku xusan:

 

1) Xasan Cabdillahi Cashuur

2) Xuseen Ibraahim Ducaale

3) Feysal Maxamud Aaden

4) Cali Xasan Shire

5) Ciise Maxamed Cawl

6) Cabdillahi Maxamed Xasan (Fallaalug)

7) Maxamed Axmed Xasan (Somali)

8) Xussen Maxamed Xaashi

9) Maxamed Cumar Xirsi ( Indhabuur)

10) Maxamed Ismaaciil Nuur (burci)

11) Ismaaciil Cadaani Axmed

12) Siciid Cabdulaahi Aar

13) Cabdixaafid Xuseen Jaaweli

14) Cabdikhaaliq Xasan Aar

15) Cabdishakur Maxamed Dirir

16) Faarax Maxamed Warsame

17) Mubaarak Xasan Aar

18) Axmed Maxamed Xasan (Fallaallug)

19) Maxamed Xuseen Axmed

20) C/kariin Xaaji Khaliif

21) Cabdicasiis Cali Sulaybaan

22) Maxamud Xasan Xirsi (Cidhib)

23) Mohamed Cali Yuusuf

24) C/salaan Maxamuud Ismaaciil

25) Jaamac Saleebaan

26) Yaasiin Xuseen Faarax (Abtiile)

27) Aaden Cabdi Ducaale (Ina Cabdiyare)

28) Cabdikarim Aw Yuusuf

29) Maxamed Xuseen Axmed

30) Cabdirisaaq Siciid Saleebaan

31) Saleebaan Xaaldiid

32) Saleebaan Caydiid Jaamac

33) Yuusuf Xasan Warsame (ileeye)

34) C/raxmaan Maxamed Nuur Yare

35) Xuseen Maxamud Faarax (Waraabe)

36) Xuseen Nuur Axmed

37) Cumar Cabdi Xasan (Jiir)

38) Cabdiraxman Xusan Bare

39) Cismaan Maxamed Cabdi (qayliye)

40) Kayse Saleebaan Axmed (Darwiish)

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar i like reer Buhoodle they are my people and i do not want any one to hurt them but we need long lasting solutions not people declaringJihaad people need to talk and solve this issue Buhoodle Qurilugud kama maranto Qurilugud Buhoodle kama maranto coodanle Xadhadhanka kama maranto sidi dadku oo wada noolaan lahaayeen halaga shaqeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;784033 wrote:
A khadar i like reer Buhoodle they are my people and i do not want any one to hurt them but we need long lasting solutions not people declaringJihaad people need to talk and solve this issue Buhoodle Qurilugud kama maranto Qurilugud Buhoodle kama maranto coodanle Xadhadhanka kama maranto sidi dadku oo wada noolaan lahaayeen halaga shaqeyo.

Stop lying, they are not your people and you don't like them.. Tell me who is attacking Coodale and Qorulugud and who is attacking Buhodle? Do your ears and mouth hear each other?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;784018 wrote:
Warmongers dressed as Mullahs?

 

buhoodle sheiks call for war

 

Burco sheikhs call for peace

Buuhoodle was attacked. Buroa wasn't that is the difference macnoyare

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dervish   

Buuhoodle are not your people, and will never be your people, your people made that very clear when you attacked them. Khaatumo state of Somalia is organized and ready for that war you've been begging for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this