Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland marks 19th anniversary of the Somaliland national Army+PICS

Recommended Posts

Taliyaha Guud ee ciidanka Qalabka Sida General Maxamed Xasan Jidhif oo Hambalyo U diray Ciidanka Qalabka Sida Sanad Guurada 19 aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka

 

Hargeysa/ToggaHere 01 Feb 2012

Taliyaha Guud ee Ciidamda Qaranka Jamhuuiyadda Somaliland General Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif ayaa Hambalyo iyo Boogidin u diray Dhamaan Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland Dablayda Saraakiisha iyo Xaasaskoodaba munaasibada Sanad Guurada 19 aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ku Beegan Berrito 2 Feb 2012.

 

Taliyaha Ciidamada Milatariga ayaa Illaahay uga baryaya in Sanadkan Sanadkisa ku Gaadhsiiyo Bash iyo Barwaaqo inta Xanuusanayasana in uu Illaahay Caafimaad Sariican siiyo intii Dhimatayna Janadii Fardawsa Ka waraabiyo..

 

Anana Hadaanu Nahay bahda ToggaHerer waxaanu Leenahay Ciidamda Qalabka Sida heegankana u aha Markasta iyo Goor kasta Difaaca Ciida Hooyo Hambalyo Hambalyo Waxaad Gashiyo Waxaad Gudaba Shacab Garanayaa Duca aan Gaboobayn Kula Garab Socdee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this