Sign in to follow this  
Kamaavi

Hargaysa oo eedaynaysay Itoobiya Iyo Cali Khaliif Galayr oo Jigjiga Jooga.

Recommended Posts

Somehow I don't think that's what your 'Garaad A&T' was saying. If anything, he distanced himself from the likes of you to show that his beliefs are somewhat different.

 

Abtigiis;782893 wrote:
Laakin waxaa ogahay dad badan oo Iley ku qalqaalinayey inuu u hiiliyo Khaatumo. This is rubbish and nonesense.

The history of the peoples of Somaliland and the ONLF people is a long, storied history that much Somali folklore has been spent on. It's a complicated relationship stretching back centuries. Much of the classical 'suugaanta Soomaalida' is based on the social interactions and conflicts between the two people. - The two groups also share a similar culture in the outbacks of the Haud where there's much intermingling(intermarriage) as well as conflict between them.

 

In order for us to 'pick up our guns'(as you put it), some transgressions of the past will first have to be acknowledged and accounted for. Your garaad, Abtigiis(A&T), and I had a very productive conversation regarding this matter a few years back. Until that bridge is crossed on your part, I believe you're on your own....

 

Finally, I give you full permission to call me what ever name strikes your fancy on these boards. And don't be so angry - I posed a legitimate question that some, even on your side saw as warranted.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Mintid, can you name one ONLF supporter that praised or somehow supported Ina Iley's actions? Uncle many, we are very consistent. Not sure how you and others ended up with that understanding.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Adeer, macno yare inaan kuugu yeedho ma aheyn, ee raali ahow. Intaas ka dib, waxaad moodaa in aad ka soo ordayso Itoobiya ood ku gabanhayso waxyaabo aan macno laheyn sida magac u yaalka Iley oo lamid ah dhiigyacabka Siilaanyo. Abtigiis iyo anu, isku meel ayaan ka taaganahey ragaas iyo wixii halganka boqno jabiya laakin waa suuro gal in aan ku kala aragti duwanahay wixii intaas ka soo hadha. Hadal iyo murti mida kaa hoos baxday ayaa ah in Itoobiya ogashahay Khatumo state, laguna soo dhaweeyey magaala madaxda Jigjiga oo saraakiil Tigre ah baarqab ka yihiin, adu hadaad iska indho tiri yeelkaa, laakiin tani macno badan ayey u leedahay taageerayaasha Jabhada xoreynta Somalida gobolka degan.

 

Faa''iidooyinka ay noo leedahay waxaa ka mid ah:

 

1. In aad fahanto in Itoobiya cadow inoo wada tahay.

2. In aad fahanto in Itoobiya dhulkaagii iyo kaygiiba haysato.

3. In aad fahanto in wixii dhexmaray Somalida ay sokeeye tahay.

4. In aad fahanto in ONLF lug ku lahayn, laakiin Liyuu Police oo cid walba ku jirto ay waardiye ka tahay madaxda Khatumo.

5. In aad fahanto faa;iida kugu jirta ONLF oo raxan raxan ooga soo degto garoonka Hargeysa, ama dekeda Berbera.

6. In aad ka fiirsato taageerada indholaanta ah eed u haysay Itoobiya, kuna badasho ta Jabhada.

7. In dekeda Berbera ka xidho isticmaarka madow ee bilaashka ku isticmaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kamaavi naftadaad been u sheegeysa khaatumo jigjiga lugu so dhaweye golaha G9 oo ali khalif iyo traditional chiefska reerka laakin dee wa booqasho maha in dawlada Ethiopia tageereyso waxyaalaha nocaas ah, Mida xigta Mamuul hosaaska Kilinka shanaad melez zanawi wu fasaxay inay waxkasta sameyn karan ciday doontaa ha u yeedhan haday uun gobolka dds ka ilaaliyaan onlf iyo wax ku lidi ah Ethiopia dawladeeda , khaatumo laftigeedu ma foga oo wa koox Somaliland ah oo afkaar duwan uun wata , tagitaankooda Jigjiga waxba ma so kordhineyso Kamavi adigu Somaliland cadaw baad u aragta waxad hoosta ka tageeereysa adeerka ileeey oo aaad is leedahay Somaliland bu wax u dhimi kara. Oo aan Macquul ahayn markad caqliga salimka isticmaashid,, adeer Dawlada Somaliland way ogtahay Ethiopia Addis ababa looga taliya, iyo Ethiopia inanay Somalida kala jeclayn aniga ii sheegi meysid laakin adiguna motive baad wadata taa meesha haka saarin adeer taasina wa no muuqata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this