Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Hees Cusub oo La Magac Baxday: Dhoodi Iyo Nugaal Godan ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Codki Iyo Laxanki Saciido Shiino

Erayadi Abwaan Saciid Iidle

 

Music By: Mohamed Weerow

 

Dubisti studio Weerow ee Dalka Holland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Jaamac Xasan Khaliif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

flagkhaatustateflag.jpg

calankakhaatumostateofsomalia.jpg

 

 

 

 

“Hadii Aanan Dhulkaygow”

 

 

 

Hadii aanan dhulkaygow

 

Dhuux cadaawe kuu Karin

 

Hadii aanan dhulkaygow

 

Dhiig kuugu fool dhiqin

 

 

If, for you my land, I don’t

 

Cook an enemy’s marrow

 

If, for you my land, I don’t

 

Rinse your face with blood

 

 

Hadii aanan dhulkaygow

 

Gobanimada soo dhicin

 

 

Daraawiish Khaatumo/SSC Kama Dhalan

 

Soomali kama dhalan

 

 

 

If for you my land I don’t

 

Sovereignty reclaim

 

I wasn’t born of a Darwiish Khatumite/SSC

 

I wasn’t born of a Somali

 

 

Maalkaaga maan dhaqan

 

Caanihiisa maan dhamin

 

Ciidana dhab uma ladin

 

 

 

Your wealth I did not keep

 

Its milk I did not taste

 

And the soil I did not truly inhabit

 

 

 

 

Hadii aanan dhulkaygow

 

Gaaja kuugu dhuubnaan

 

Hadii aanan dhulkaygow

 

Dharka kuugu duubnaan

 

 

 

If for you my land I don’t

 

Become emaciated with hunger

 

If for you my land I don’t

 

Become draped in your clothes

 

 

 

 

Hadii aanan dhibaatada

 

dhexda suunka ku adkayn

 

Hadii aan dhaxantiyo

 

milicdaba u dherernaan

 

 

Daraawiish Khaatumo/SSC Kama Dhalan

 

Soomali kama dhalan

 

 

 

If for the difficulties I don’t

 

Fasten my waist with the rope

 

If the bitter colds I don’t

 

and the scorching heat endure

 

I wasn’t born of a Darwiish Khatumite/SSC

 

I wasn’t born of a Somali

 

 

Dhirta miraa kamaan guran

 

Dhuunigaaga maan cunin

 

Kuma dhaqaaqin magacaa

 

 

 

The fruits I did not pick from your trees

 

Your food I did not consume

 

And your name I did not preserve

 

 

 

Maalkaaga maan dhaqan

 

Caanihiisa maan dhamin

 

Ciidana dhab uma lihi

 

 

 

 

Your wealth I did not keep

 

Its milk I did not taste

 

And the soil I did not truly inhabit

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Abwanada Qaranka Xalima Soofe

 

Abwaanada Qaranka Xalima Soofe Ayaa u Sameeysay Maamul GoboleEdka Cusub ee Khatuumo State Of Somalia. Gabaygan Dhiiga Kicinayaa. "Codka Taleex Iiga Yimi Baa Caqligu Iigu Degay"

 

 

Hadaanu Nahay Shacabka Khaatumo State, Waxaanu Faraxsanahay una Mahad Celinana Abwaanada Qaranka Xalima Soofe ee Kasoo Jeeda Magaalada Galkacyo, Puntland, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

'Liibaan';808229 wrote:
Thank You Kow for sharing with us Khaatumo State Celebration in Virginia

Anytime, Mujahid Libaanow!

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Germany

 

Wasiir KuXigeenada Wasaarada Arrimaha Bulshada Aasiya Hassan Faarah Ayaa Khudbad Qiimadan Ka Jeedisay Xaflada

Share this post


Link to post
Share on other sites

War xafladi honymoonku way dhamaatay adiga ba igu yidhi taas waxan is yidhi guda galki baba hada la galay eeh balse watan wali beerka la lulayo war ileen khaatuumo baan xaflad joojin iyo meel lugu tumanayo.

 

War Liibaan if you are serious wa inad Laascaanood isku dhex qarxisid laakin inta durbaanka la sitto walee sheeko ma dhowa Horgalada wa inad qaar laysid horta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

xaaji,You still mad with Liibaan when he busted you praising Ethiopian police(Gashaamo) attacking Buhoodle???He will bust you again for sure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;815543 wrote:
War xafladi honymoonku way dhamaatay adiga ba igu yidhi taas waxan is yidhi guda galki baba hada la galay eeh balse watan wali beerka la lulayo war ileen khaatuumo baan xaflad joojin iyo meel lugu tumanayo.

 

Xunjuf, Wax gaalay majirto Arrimaha shacabka Khaatumo, waxaa tahay nin ku farxa markasta ee Ciidamada Xabashidu Iyo kuwa snm/Somalidiidku dagaal kusoo qaadaan Iyo xasuuqaan shacabka Buuhoodle iyo Deegaanada Khaatumo, markii reer Gaashaamo wax soo gaadheena waad ooyasay. Qabyaalad.com

 

Waxaan uma leenayaa mar kasta oo aragtid shacabka khaatumo oo xafladeenaya waad ka xumaataa, dhinaca kalena mar kasta oo aragtid shacabkii Khaatumo oo dagaal lagu qaadayo ama xasuuqayo waad ku faraxdaa

 

Xaaji wrote:

 

War Liibaan if you are serious wa inad Laascaanood isku dhex qarxisid laakin inta durbaanka la sitto walee sheeko ma dhowa Horgalada wa inad qaar laysid horta.

Insha Allah, Xoogaga Xaq u dirika ee Ciidamda Khaatumo waa xoreenayaan Magaalada Laas Caanood. Mida kale dhaqanxumada adiga iyo adeerkaa Ina Godane sida isku dhe qarxis anagu ma naqoono. Markaa hadii aad dad islaama tihiin adiga iyo adeerkaa joojiya dadka shacabka ah ee Mugadishu aad isku dhex qarxinasaan.

 

 

 

 

 

After The Foundation Of Khaatumo State: Xaabsade Is Feeling The Heat

images?q=tbn:ANd9GcQ2XRb8UF083wdh7jfHSS7

 

 

HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)-

 

 

 

London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London.

 

oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay..

 

Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo.

 

Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa.

 

 

 

Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland

 

Halkan Ka Dhegayso

 

 

http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/

 

http://radioxogwaran.com/

 

 

 

 

 

 

Source: Xogwaran

 

________________________________________

 

Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland

 

 

Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland.

 

Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland.

 

Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland.

 

 

“Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade.

 

Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.”

 

“Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade.

 

RBC Radio

 

Xafiiska wararka ee Hargeysa.

 

 

 

 

_______________________

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod.

 

DSC08574-1024x768.jpg

President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod

 

DSC08548.jpg

President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod

 

 

 

DSC07633.jpg

Blue Flag of Somalia Flying proudly over Kalabaydh, 30 KM South of Las Anod, Somalia

 

 

Raxanreeb: Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Kalabaydh (Sawirro)

 

DSC08552-1024x768.jpg

DSC08504-1024x767.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this