Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Khaatumo State of Somalia, ee Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abokor Omar;783093 wrote:
Troll. Com.. This guy should be banned or sent to the kids quarters.

You are not only a troll, but you are a hater as well. If you hate Khaatumo People, and don't want to see Khaatumo pictures and videos, go to next thread.

 

Also, This forum is called SOMALIA Online (and not Somaliland online). If you want go to your Somaliland Clan websites, and you don't have to see topics about Somalia, Khaatumo State , Awdal State, Puntland, Hiiraan, Galmudug, etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

BISHAARO BISHAARO,dadweynaha reer UK iyo xafladii sanadka oo loo qabanayo Khaatumo state of somalia

 

London,(sarmaanyo.com)- Waxaa la ogeysiinayaa ummadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, in la qabanayo Xafladii sanadka taasoo taageero Khaatumo State,xafladan oo aan mid la mid ahi hore uga dhicin london ayaad kala kulmi doontaa, madadaalo iyo suugaan maskaxdaada mahadho ku reebta. Hadaba ha moogaan oo yaanay ku seegin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KHAATUMO STATE OF SOMALIA WAA IFTIINKA SOMALIWEYN

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane

Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkisa,guul,gobanimo,sharaf,maqaam gobeed

curashadda maamul goboleedka(Khaatumo State Of Somalia)qaranimo buuxda,

Midnimo Somaaliyeed iyo soo celinta karaamadii iyo sumcadii qarameed(Allah

Mahad Leh).

 

-Khaatumo State Of Somalia-Hab Nabadeed iyo Deris Wanaag.

-Khaatumo State Of Somalia-Somalinimo iyo Midnimo Buuxdda.

-Khaatumo State Of Somalia-U Adeegida Dadkeeda iyo Difaaca Dhulkeeda.

-Khaatumo State Of Somalia-Hoos Joogid Iyo Cid Kale u Adeegid diideey.

-Khaatumo State Of Somalia-Caqliga,Codka iyo Rabitaanka Daraawiishta.

-Khaatumo State Of Somalia-Duulimaad,Colaad iyo Weerar Dhul Balaaris Diid.

-Khaatumo State Of Somalia-Dulmi,Xiisado Coleed iyo Fidni abuurid midna ma Waddo.

-Khaatumo State Of Somalia-Kala yaacid Somaaliyeed iyo kala qoqobka Somaaliyeed Diid.

-Khaatumo State Of Somalia-Ka Duulidda Danta guud iyo Maslaxadda Qarameed.

-Khaatumo Sate Of Somalia-Xaqiiqo jirta dibna looga laaban Dooniin Khaatumo State.

-Khaatumo State Of Somalia-Islaanimada,Somalinimadda iyo Cadaalad ku Dhaqan.

-Khaatumo State Of Somalia-Iftiinka Rajadda guud ahaanba Somaliweyn.

-Khaatumo State Of Somalia-Maya:-Horgalle,Adeege,Daneeyste iyo Kooxda Canka iyo Caloosha.

-Khaatumo State Of Somalia-Maya:-Damiir-laawe,Hindi,Hoos Jooge iyo Kooxda Quursi ku Nool.

-Khaatumo Sate Of Somalia-Karaamo,Sharaf Gobeed iyo Illaalinta Sumcada Qarameed.

-Khaatumo State Of Somalia-Guul Weyn oo Miraheeda markiiba Curteen.

-Khaatumo State Of Somalia-Jiilkii Halgankii Xoriyada(Halyeey-Ismaciil iyo Halyeey-Caga-Dhiig).

 

-Khaatumo State Of Somalia-Gacan Furan Nabadgelyo,Iskaashi,Deris Wadaag iyo Midnimo Illaalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ogaysiis – Jaaliyada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Khaatumo State & Dadwaynaha Somaliyed ee ku dhaqan Edmonton!

 

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Khaatumo State & Dadwaynaha Somaliyed ee ku dhaqan Edmonton!

 

flyer-791x1024.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Khaatumo State of Somalia | Gabay "Bili" - Abwaanada Weyn ee Soomaaliyeed Rooda Afjano

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this