Sign in to follow this  
Che -Guevara

Off to Ethiopia

Recommended Posts

Wafti ka socota Dawladda Khaatumo oo gaadhay Xarunta DDS ee Jigjiga

 

waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Jigjiga wafti culus oo ka socota Khaatumo State kuwaas oo safar shaqo ku tagay dalka Itoobiya waxana waftidan ka kooban tahay Isimo iyo xubno G9 ah

Kumanaan dadweynaha reer Jigjiga ayaa waftidan kaga hor yimi duleedka magaaladda kuwaas oo Caleemo qoyan u ruxayey waxana ka mid ahaa wasiiro DDS ah iyo madax sarre oo Dawladda Itoobiya ah waxana waftidan la dajiyey guryaha Martida ee DDS

waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay waftidan la kulanto madaxdda DDS kuwaas oo kala hadlaya sidii iskaashi dhinac walba ah uu u dhexmari lahaa DDS iyo Dawladda Khaatumo state

 

allssc@hotmail.com

 

http://allssc.com/?p=21644

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Hadii ay Khaatumo State dhaqaaqdo Dameer ha la i saaro.........No offense but People of SSC has long history of failed administrations, They never governed themselves and they never will...Lessons learned from history...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Naftu inta ayna bixin Qofku wuu raftaa,,,The same thing, Way rafanaysaa.....Dabcan Dawlada Siilaanyo oo Life support siiso mooyiye (Injecting them With war) Waayo Dagaal ayuun baa midayn kara, Nabadse Gole ma wada fadhiisanayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anaga 'master' caddaaladnimo ku jirto inaa isku noqono maxaa inoo diiday. Walaalkey master in uu ii ahaado uma ogali laakiin nin shisheeye ah oo afkeyga, diinteyda iyo dhaqankeyge heysan diyaar u ahay in uu noo wada ahaado master, hal hal meel noogu xirto. Walina isma aragno, waa isku maqanahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;781795 wrote:
Anaga 'master' caddaaladnimo ku jirto inaa isku noqono maxaa inoo diiday. Walaalkey master in uu ii ahaado uma ogali laakiin nin shisheeye ah oo afkeyga, diinteyda iyo dhaqankeyge heysan diyaar u ahay in uu noo wada ahaado master, hal hal meel noogu xirto. Walina isma aragno, waa isku maqanahay.

Because of Ignorance,,,Ignorance Kills...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

MMA: I agree. But let us be realistic Khaatumo has been waiting that for 20 plus years ... we were in the middle of friendly neighbors of Senawi for quite sometime - markaa sheekadu waa saying is easier than done.

 

Coofle: Siilaanyo, caqli uu taladaada ku garto ma hayaa ... magacaa jirye - nin waalan baa taladu ku jirtaaye orod Hargeysa aad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this