Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso Port Development Enters Second Phase. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

The port is being renovated guys. The first phase has been completed cleaning out the rubbish around the port area, The second phase has begun and dredging of the port to make it a deep-sea port to accomodate larger ships and weights.

 

The port expansion is going to be excellent to open up more docking berths for larger ships like the WFP without taking up the whole space. The project includes also clearing up the road to the port so its more organised and not a bottleneck. This is a long over-due infrastructure project

Share this post


Link to post
Share on other sites
Leezu   

Nice! It still needs alot of development but seems like its going through. All the Northwest Somalis need to stop bashing Puntland because they are doing great work aswell and they might be behind but they werent created before 1998. Northwest Somalia state has existed since 1991, thats 7 years ahead to develop.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Leezu;782162 wrote:
Nice! It still needs alot of development but seems like its going through. All the Northwest Somalis need to stop bashing Puntland because they are doing great work aswell and they might be behind but they werent created before 1998. Northwest Somalia state has existed since 1991, thats 7 years ahead to develop.

Puntland is ahead buddy whether it is economically, politically, and militarially. Even though they had 7 years heads up, we not only surpassed them, but in three months the oil revenues kicks in. in 2 to 5 years, hello Dubai state of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa meel fiican maraya hawlo dayactir ah oo beryihii u danbeeyey laga wadey dekedda magaalada Boosaaso, gudaha dekedana waxaa saaka ka bilowday daabulka gaadiid badeed in mudo ah dhex oolaa kuwaas oo ay dadkii lahaa kula bixi waayeen wakhtigii loo qabtay.

 

Wasiirka gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage oo markii daabulka gaadiidkaasi uu soo gaba gaboobey kadib Saxaafadda shir u qabtay ayaa ka warbixiyey meesha ay howlihii dayactirka ahaa ee dekedda ka socdey marayaan.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in la qoday qaybo badan oo dekedda kamid ah lana wado baneynta agagaarka dekedda iyo weliba sidii gudeheeda looga saari lahaa gaadiid badeed tira badan oo uu sheegay inay in mudo ah ku jireen islamarkaana ay xanibeen shaqadii dekedda, derbiga marsadana waxyeelo u geystey.

 

Eng. Siciid ayaa mar aan weydiiney sababta ka danbeysa in la baneeyo afaafka hore ee dekedda oo dhowr mar oo hore dhismayaal ku oolaa laga burburiyey wuxuu sheegay in wasaaradu ay qorsheyneyso dhismaha bakhaaro waaweyn oo ay dekeddu yeelato, barxado gaadiidka laga rabo, iyo weliba qaybo matoorada iyo qalabka kale ee dekedda la dhigo sidaas darteedna ay tahay in la helo dhul banaan oo ay dekeddu ku fiddo.

 

Mr Raage waxa uu ugu danbeyntii ugu baaqay ganacsatada iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada inay dowlada ka caawiyaan sidii loo teyeyn lahaa dekedda oo ah isha 1-aad ee dhaqaalaha Puntland, si dhaqaalaha loo kobciyana ay lagama maarmaan tahay in ganacsatada iyo dareewalada gaadiidka xamuulku ay kaalintooda qaataan.

 

Todobaad kahor ayey ahayd markii ay wasaarada gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland amar ku bixisay in dadka iska leh gaadiidka mudada badan dekedda ku xirnaa ay kala baxaan maadaama dekedda dhexdeeda la qodayo, in badan oo dadkii amarkaasi khuseeyey ah ayaa durbadiiba fuliyey haseyeeshee waxaa jira qaar badan oo ka madax adaygay.

 

Waxaana xusid mudan in gaadiid badeedka maanta dekedda laga dhex guray oo u badan doomaha yar yar ee dheereeya intooda badani ay ahaayeen kuwo ciidamada baddu ay ka qabteen kooxaha dadka tahriibiya iyo kuwa burcad-badeeda ah.

Wasiirka-wasaarada-gaadiidka-badda-deked

Dekedda-006-640x480.jpg

Dekedda-055-640x480.jpg

Dekedda-009-640x480.jpg

Dekedda-005-640x480.jpg

Dekedda-011-640x480.jpg

Dekedda-010-640x480.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskin;786390 wrote:
Gents relax, u have nothing to be so proud about as yet, besides Oil revenues belongs to Somaliweyn not just Puntlanders.

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

Miskin;786390 wrote:
Gents relax, u have nothing to be so proud about as yet, besides Oil revenues belongs to Somaliweyn not just Puntlanders.

What? care to elaborate more what you mean by that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Xaaji Xunjuf;781660 wrote:
It looks like a 19 century port:D

;) ;) ;) ;) haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Puntland Oo Marsa Cusub Ka Dhiseysa Boosaaso

 

Boosaaso, Febaury 7, 2012 (Mareeg.com): Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu qorsheynayo sidii marso yar oo ay doomaha kaluumaysigu kusoo xirtaan looga samayn lahaa dhinaca Nec-Fish ee dekedda magaalada Boosaaso.

 

Wasiirka gaadiidka badda, dekedaha iyo la dagaalanka Burcad-badeeda Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay iney ku tala jiraan in marso kale laga garab dhiso dekadda weyn ee Boosaaso.

 

Wuxuu sheegay wasiirku in maamulka Puntland uu arrintan kala kaashanayo hay’ado caalami ah, islamarkaana uu ku rajo weyn yahay in qorshahaas cusubi dhaqan geli doono mustaqbalka dhow.

 

Wasiirka ayaa sheegay in ujeedada laga leeyahay dhismaha marsada cusub ay tahay si howsha dekeddu ay u kala fududaato, islamarkaana doomaha yar yare ee kaluunka iyo kuwa kale ee degmooyinka xeebaha ku yaalla ka yimaada iyo dalalka deriska ah u heli lahaayeen meel gaar ah oo ay kusoo xirtaan.

 

Eng. Siciid Maxamed Raage ayaa dhinaca kale sheegay in qorshaha wasaarada ee sanadkan cusub uu ku jiro sameynta dhismeyaal waaweyn oo ay xooluhu ku nastaan ka hor inta aysan dekedda soo gelin iyo in dekedda lagu qalabeeyo layrarka iyo agabka kale ee gaadiidka badda kala haga si howsha dekeddu ay u noqoto mid 24-saac joogto ah.

 

Mareegonline

 

Does anyone know what a marsa is? is that a harbour ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this