Sign in to follow this  
Abtigiis

SOMALILAND: Fatal Dalliance With False Cause

Recommended Posts

RedSea;780253 wrote:
Xaaji Xundjuf, thanks for enlightening us. I will count on you to give me the inside scoop of what is happening in that part of Togdheer.

 

Taleexi & Khadar,

 

Waano iyo Walaltimo maanta inoo ma taal. Mar hadaad dagaal u gashamanteen, waxa in dhex yaala waa dagaal(mid af)iyo mid adinba. Hadii aad naga adkaatan, waan idiin qiri doonaa. Laakin hadii ay guushu maanta raacdo ciidanka Somaliland waxa idiin haboon in aydun calashiin urursataan oo maandhow iska guurtaan, xagaa iyo Bari guntii(:

War kadaa, nimanka ha sii fogeyn. Budhcad badeed aan u dagaalameyn ayaa marba dhinac u jeediya, ee wey iska soo noqondoonaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;780269 wrote:
RD: Haddaanu idinka adkaano idinku xagaad u guuraysaan? Ma baddaad isku shubaysaan?

Taleexi maha in inaga iyo idinka loo doodo inagu isku mid baynu nahay, waxa weye oo kaliya taleexi qolyaha nabadiidka eeh qarandiidka in aynu dhinac uga so wada hor jeedsano ma fahantay abti anigu adigaan wax kula raba sabab isku doon baanu saaranahay ama isku bridge sidad jeceshihid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;780269 wrote:
RD: Haddaanu idinka adkaano idinku xagaad u guuraysaan? Ma baddaad isku shubaysaan?

:D :D

 

I would say they would stay with the large Somali family .

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Horta allaha naga qaboojiyo dagaal sokeeye wixii dhintayna naxariis

Waxaan xasuustaa hargeysa oo la seexan waayay dhagax tuur dumarkii iyo caruurtii sameeyeen,markii hoos loo waraystayna ay dawladii ka gar heleen kuna andocoodeen ragoodii aysan mudo dheer arag meel loo raadiyana la garan waayay,cafis badan idaacadaha laga sheegay

 

oodweyne wuxuu leeyahay stenger baan diyaarado kusoo daadinay hargeysa dhexdeeda war taariikhda camcamiska ha laga daayo

Buhoodle wiilal danbe ha usoo dirana waa dagaal xaq daro ah culumo aan snm ahayn wediiya

Share this post


Link to post
Share on other sites

They say talk is cheap and action speaks louder than words. Our actions testify that it is WE who are on the offensive inorder to secure our future and you on the defensive, not for your survival but to derail our goal. Because of our different aims like Bacteria you won't be totally eradicated and we respect this outcome. Even though it is our unwillingness to totally destroy you through brute force inside Somaliland that gives you hope. But like Bacteria you will be contained and in the long run sanitised..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne, anaa weydiiyey mid ka mid ah adeeraday oo wuxuu yiri, nimankaasi maatay ahaayeen oo aad baan ugu turi jirney, diyaaraday ay ridaan iska daaye, naf badanba may lahayn :D

 

Markii Caydiid soo baxay, oo raggii rag ahaa Galgaduud kasoo duuleen, baa qoloda waqooyiga xiniinyo cusubi usoo baxeen :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Mintid Farayar;780265 wrote:
War kadaa, nimanka ha sii fogeyn. Budhcad badeed aan u dagaalameyn ayaa marba dhinac u jeediya, ee wey iska soo noqondoonaan...

Saaxib runtii anigu waxaan aaminsanaa in dadkan dhulkooda faraha looga qaado mar hadii ay ina diideen. Laakin hada runtu waxay tahay hadii maanta Buhoodle loo daayo, barina iyagoo lasoo hubeeyey ayey ku soo galayaan oo burco kuugu imanayaan. Balo inta ay dhaw dahay ayaa la iska qabta. Raali iga ahaada rer Somaliland hadii aan yara tararaxay oo siyaasada aan ka yara dhacay. Laakin mar marka qaar waa la iskaga baahan yahay in Jidh xunta yac la iska yidhaahdo. Hadii kale ciyaalka ayaa soo xaar tagaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

xiinfaniin;780342 wrote:
Oodweyne, anaa weydiiyey mid ka mid ah adeeraday oo wuxuu yiri, nimankaasi maatay ahaayeen oo aad baan ugu turi jirney, diyaaraday ay ridaan iska daaye, naf badanba may lahayn
:D

 

Markii Caydiid soo baxay, oo raggii rag ahaa Galgaduud kasoo duuleen, baa qoloda waqooyiga xiniinyo cusubi usoo baxeen
:D

Xiinfaniin,

 

Actually the SNM faced the brute of the SNA. Read even third party accounts of the war. The southern front was very important in breaking the camels' back, however the Northern Front saw most of the major battles. By 1989,when USC was declared the SNA was significantly weakened and only required little push at the end to expell them. By the time the USC fighters entered Muqdisho in 1991, the only forces that remained were the Red berets, who were selected few from Gen. Afwayne immediate clan family. The the bulk of the SNA army were either destroyed up North or defected to various other movements. Again taarikhda ha sinaysan inta aad is leedahay dad la dood.

 

 

Few highlights of the SNM's fighting spirit was the captured of the major cities of Hargeisa and Burco BEFORE formation of the USC itself. These two cities were highly defended and fortified by the SNA yet the SNM succeeded in taking full control of both. When it became clear that SNA could not win hand to hand combat, Gen. Samatar ordered leveling of both towns by the SNA and South African mercenery pilots to regain control.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Laakiin Oodweynow wiilka Redsea ah taariikhda maad u saxdid? Mise sidiiniiba baad rabtaa in dhallaanku been ku ababo :D

 

Hargeysaan qabsannay kulahaa before USC was formed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this