Sign in to follow this  
Abtigiis

SOMALILAND: Fatal Dalliance With False Cause

Recommended Posts

Hunguri   

Salaama dhamaan. Nimanyohow, ma rabin inaan kaftanka iyo haasaawaha meesha ka socda soo dhex galo. Laakiin waxaa igu kallifay markaan arkay nimankii aan asxaabta ahayn ee NG, Oodwayne, Xaaji-Xunjuf, Red-Sea malaha waxaa ka maqqan Northner oo kaliya. Waligeey waan ogaa oo nimankani iyagu Durriyada ayay isla wada ahaayeen. Waligoodna isku meel ayay wax u wadeen.

 

Laakiin, waxaa iga yaabiyey markaan arkay Abtigiis, Xiin, Fiqi, Liibaan, Qandala, Naasir. Raggaas markaan arkay oo maanta iyagu Somali land ku qaadaya " Wa shamsi Wa duxaa haa" waxaa ii caddaatay ineey wax fara badani is badaleen. Waxaa ii caddaatay qosolkii iyo suuba salaaxii Ngone uu ku waday ninka Abtigiis la yidhaahdo ineey shaqqeeyn wayday. Waxaa ii cadaatay meesha ineey wax kale kasoo baxeen.

 

Almuhim, Durriyadii waxay garan wayday oo ay is waydiin waayeen. Waar Somali land meeshii ugu barwaaqo badnayd, dhulkii ugu shidaal badnaa, dhulkii ugu nimcada badnaa waa dhulkaa Nimanka Gaagaabani dagaan ee Sool iyo Sanaag. Halkeey halkaas xooga saari lahaayeen, ayaa waxaa la waynaatay oo dhaanto looga tumay Banaankii Buuhoodle iyo Kalshaale oo saxaro ah. Puntland iyo waxay wadatayna Ceelal Shidaal ah ayay fadhayaan :). Kaliya, hadeey is waydiin lahaayeen suaasha ah.

 

Waamaxay Waxa kan aad Goosanaysaa?

 

Almuhi, hadda sheekadii waxay maraysaa :) :)

 

Markaad Geel dhaqatid baa

 

Gaawaha loo soo cushaa

 

Gacmaha yaa idiin ku jira

 

Goor ma Goor maa laga tagay warkaa

 

Ma khasab baa Goobta yaal

 

Good bye jaaw Gacallayaaloow ;)

 

Gees kaad doontaan u qaata oo

 

Gamuuran Gam Gamam oo Gayyaxan

 

Gamuuran Gam Gamam oo Gayaxan ;) ;) Biiiiiiiiiiiib Biiiiiiiiib

 

NB:

 

Saaxiibkeey ama abtigeey Oodwayne waxaan leeyahay. Waniyow, haddaan wax baadhay. Qoftan Bilan ama inanta Bilan waxay u jawaabaysaa qoftii iyadu habaartamaysay ee Gabileey Duqda magaalada ka ahayd. Dee inantii TV-ga ka dhex lahayd Khaatumo ayay la baxayn, maxaanu ku nidhaahnaa Khaatumada waxaas iyo waxaas Allah haynaka dheereeyee :) :) Almuhim, hawsha inoo wada dee kaartadana badala Durriyadaan la hadlayaa ;)

 

Nabady

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have no time to read and review each post in this thread, so if anyone finds any post that is questionable and insulting in this thread and others as well, baliis report it. Click the caution sign under each username. Mahadsanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Hunguri, salaan sare saaxib. Ya yedhi me and A&T are not in the best of terms? Siilaanyo never went out of his way to phone me all the way from Africa, saaxib. A&T did.

 

Lakin dee hadaan hadalkiisa wax ka diido waan o sheegi candhoof na waan raacin (and he does the same).

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;780342 wrote:
Oodweyne, anaa weydiiyey mid ka mid ah adeeraday oo wuxuu yiri, nimankaasi maatay ahaayeen oo aad baan ugu turi jirney, diyaaraday ay ridaan iska daaye, naf badanba may lahayn
:D

 

Markii Caydiid soo baxay, oo raggii rag ahaa Galgaduud kasoo duuleen, baa qoloda waqooyiga xiniinyo cusubi usoo baxeen
:D

 

You gotta love Xiin' revisionist history. No wonder Ngonge & others have stopped believing anything that comes out of Xiin's mouth ages ago.

Well, my dear Xiin, here's the version of events coming to you straight from the Somalia Fact Page of the State Dept (the same superpower that was arming your Uncle, Afweyne and had most the most intelligence on the ground&sky at the time).

 

When will you ever speak the truth?

 

-----------------------------------------------------------------

 

By the end of 1990, the Somali state was in the final stages of complete collapse. In the first week of December 1990, Barre declared a state of emergency as USC and SNM forces advanced toward Mogadishu.

 

http://www.state.gov/outofdate/bgn/somalia/182292.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

The warfare in the northwest sped up the decay already evident elsewhere in the republic. Economic crisis, brought on by the cost of anti-insurgency activities, caused further hardship as Siad Barre and his cronies looted the national treasury.

 

By the end of the 1980s, armed opposition to Barre’s government, fully operational in the northern regions, had spread to the central and southern regions. Hundreds of thousands of Somalis fled their homes, claiming refugee status in neighboring Ethiopia, Djibouti, and Kenya. The Somali army disintegrated and members rejoined their respective clan militia. Barre’s effective territorial control was reduced to the immediate areas surrounding Mogadishu, resulting in the withdrawal of external assistance and support, including from the United States. By the end of 1990, the Somali state was in the final stages of complete collapse. In the first week of December 1990, Barre declared a state of emergency as USC and SNM forces advanced toward Mogadishu.In January 1991, armed opposition factions drove Barre out of power, resulting in the complete collapse of the central government. Barre later died in exile in Nigeria.

 

http://www.state.gov/r/pa/ei/bgn/2863.htm

 

-------------------------------------------------------

 

A short history lesson brought to you by the Unites States State Department (as opposed to the parallel universe a certain Mr.Xiin lives in).

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adeer, no amount of Google searches can hide the defeat that's handed to your militia near Buuhoodle and the political setback Khatumo State exacted on your separatist ideology.

 

you have a habit of being over exicited , and this selective history to find some solace as the wounds of Buuhoodle battle are quite raw is no different.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When one's lies are uncloaked, one attempts to quickly change the topic - Old Xiin/Pirate tactic....

 

Good old Xiinny, you brought up the demise of Barre with inaccurate, revisionist history and you've been corrected. Bring all the rumors to the SOL boards that the old ladies in 'makhaayadaha tolka' read to you nightly and I will bring objective third party accounts with actual official links. Something tells me we'll be going through this exercise regarding the Buhodle incidents when the smoke clears. Poor Xiinny, never learns...

 

The amusement that's Xiin - the gift that never stops giving...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this