Sign in to follow this  
Kamaavi

Jijiga oo Baac Dhaaftey Qayrkeed, Xawlina ku Socota

Recommended Posts

Mooge   

Jigjiga is nice town. but do you know who the majority clan is?

 

hint hint - how do you say this in somali

 

giraffe.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;779789 wrote:
Aawey Qabridahare, meesha uu awoowgee ka yimid. Waa maqli jiray lee ebidkeyna sawir kuma arkin. War soo sawira meeshaas.

Qabridahare:

 

qabri22.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Qabri-dahare waa magaalo taariikhi ah oo da' weyn, Jijiga isku fac ma ahan. Nasiib daro waa suu Che sheegey waana runtiis, dagaalo aan kala joogsi laheyn ayaa ka jira waana goob uu ceelka shidaalka ee Qaalub ka dhawyahey taasoo keentay in cudud ciidan oo ka badan tirida shacabka magaalada afarta gees ka degaaan. Sawirka kor ku xusan ayaad ka arki kartaa askarta ama maryo celiska qaarkood.

 

Magaalooyinka kale ee soo raaca Q.dahare waxaa ka mid ah Wardheer, Garbo, Dhanaan, Fiiq , Godey, Dhagax-buur iyo tuulooyinka ka ag dhow waxaana ka jirta gumaad ba'an. Ha ahaato; cuno qabatayn xag ganacsi iyo xag mucaawano caalami ah, dil, dhac, kufsi iyo xabsi sharci darro ah oo aan loo kala aaba yeelayn yar iyo wayn toona. Sawiro in laga soo qaado way adagtahay laakiin il xumada magaalooyinkan iyo dhamaan dhulka Somali galbeed waxaa ka dheehan kartaa filimada Ina Iley jilo ee laga soo daayo Televetion-kiisa gaarka u ah, ESTV.

 

 

Mooge, walaalow qabiilka aad sheegi waa looga badanyahay waxaana magaalda looga danbeeyaa Wiil-waal laftuu ka soo jeedo intaas ka sokow waxaa kaloo moogtahay in walaalaha Somaliyeed ee ku dhaqan Somali galbeed ay dhexda u xidheen sidey dhulkooda u dhisan lahaayeen( meeelaha amaanka ah) ama u xoreyn lahaayeen( meelaha cadaadisku ka jiro) oo ay ka koreen aragtida maan-gaabnimada ah ee qabiilka ku dhisan. Jijiga oo dhisanta ama Q.dahare oo xoroowdo Somali oo idil ayey dan u tahay oo dhulkoodii oo xoroobay ama dhismay uu yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War kamaavi mala wa qoladi is dhiibtay oo abaa zanawigoodi cafis weydistay

 

Hadaad aragtiid nin dds iyo waxa ka sheekeya wa nin la so ha hayo

 

That said any pictures of daror and aware

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Malahu waa xaaraan, anaba jooga ee waxad malayn i waydii..

 

Zanaawi ha duu aabe noqdo sow habraha gooni istaga ninkoodii noqon maayo? Riyaale Kaahin intuu ku danbeeyey? Geeska Afrika waa la is yaqaan, laakiin Cyberwordka ninkiii been loogu akhriyi ama iska dhigi wuxuuna aheyn isagey jirtaa.

 

Awaare iyo Daroor dhiigna maadan u daadin , horumarna ma adan ka geysan waxaad ka tahay gooni istaag marka magaalo hoos timada wiilasha Zenawi korsadey sawirkeedu waxba kuu sheegi maysee iska aamus!

 

Jijiga warar wanaagsan ayaa ka imanaya, waxaa kamida wafti heer sare ah oo ka socda Khatumo state in si kal iyo laab leh loogu soo dhaweeyeey, taas maxaad ka tidhi xayraan xunjufoow?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this