Sign in to follow this  
walaalkis

I am confused

Recommended Posts

If Mogadishu is liberated from Alshabab why is ther constant attack on the goverment forces . Its either

These African troops don't want Alshabab to be defeated so the pay cheques don't stop coming from u.s n eu countries

 

Dagaallo saf-ballaaran oo ah xalay Muqdisho ku dhexmaray ciidamada DKMG, AMISOM iyo Xarakada Al-Shabaab *

 

Talaado, Jannaayo 24, 2012 (HOL) − Sagaal qof oo ay ku jiraan dad shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kale ay ku dhaawacmeen dagaallo saf-ballaaran oo xalay ka dhacay degmooyinka, Kaaraan, Yaaqshiid, Dharkeynley, Dayniile iyo Huriwaa oo dhammaantood ka tirsan magaalada Muqdisho.

 

Dagaalladan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG ah oo garabsanaya AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ayaa billowdeen fiidnimadii xalay waxayna socdeen illaA saqdii dhexe, iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay u badnaayeen labadii dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyay.

 

Afhayeen u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay in dagaalladu ay ka dhasheen weerarro ay ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM kaga sugan yihiin degmooyinkii ay xalay dagaalladu ka dhaceen.

 

"Dagaalladan waxay qayb ka yihiin kuwo aan ku doonayno inaan dib ugu qabsano Muqdisho, tiro badan oo ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ayaana ku dilnay," ayuu yiri afhayeenka howlgalada ee Al-shabaab, Sh. C/casiis Abuu-Muscab oo ka hadlay idaacadda Andulus ee taageerta.

 

Xaafadaha ay dagaalladu saameynta ku yeesheen ayaa waxaa ka mid ahaa SOS, Xoosh, Jamhuuriya iyo weliba goobihii ay dhawaan qabsadeen ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM.

 

Sarkaalka u hadlay Al-shabaab ma sheegin khasaaraha kasoo gaartay dagaalka, iyadoo dowladda KMG ah iyo AMISOM aysan ka hadlin dagaalladii iyo duqeymihii cuslaa ee xalay ku dhexmaray Muqdisho ciidamadooda iyo xoogagga Al-shabaab.

 

Goobjoogayaal la hadlay HOL ayaa sheegay inay cabsi weyn dareemeen xalay ayna dagaalladu ahaayeen kuwii ugu xoogganaa ee degmooyinkaas ku dhexmara Al-shabaab tan iyo markii ay isaga baxeen caasimadda.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are still in Mogadishu they just wear regular civilian clothing not their Alshabaab overalls you can't identify them the TFG police and Amisom peace keeping forces have a hard time detecting them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Alshabaab are removed from Mogadisho there are no Alshabab head quarters or a district they run but they come in and go out hence the attacks here and there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

walaalkis;778934 wrote:
If Mogadishu is liberated from Alshabab why is ther constant attack on the goverment forces . Its either

These African troops don't want Alshabab to be defeated so the pay cheques don't stop coming from u.s n eu countries

Waxaa la yidhi Habar fadhida lagdini la fududaa...........This guys are trying to liberate our country, and in the process they are losing their life's everyday. Show some respect, and don't be ungrateful.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ its not a bad thing to carry the black flag with the shahaada on it its the Flag the Prophet Muhammad csw used to carry during the Jihaad against the infidels , but people now and days wax kasta qolada shabaab bay u nacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;779036 wrote:
^^ its not a bad thing to carry the black flag with the shahaada on it its the Flag the Prophet Muhammad csw used to carry during the Jihaad against the infidels , but people now and days wax kasta qolada shabaab bay u nacaan.

Spare us the matag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Showqi;779035 wrote:
Ngonge, do I look like Maaddeey to you, or am I carrying a black flag. Of course the AMISOM Troops.

I was only trying to help so that passers by do not get the wrong message, saaxib. Maxaad ii maagaysa, ninyaho? Wayahay, bal car hadaan mar danbe wax kuula qabto! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this