Sign in to follow this  
Maaddeey

Al Shabab are still fighting in Mogadishu!

Recommended Posts

Maaddeey   

Shabaab oo xalay dagaalo dhowr jiho ah ku qaaday fariisimo ku yaal Muqdisho

 

 

Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraro ballaaran xalay ku qaaday fariisimo ku yaal Magaalada Muqdisho, iyadoo xalay dadka reer Muqdisho u ahaa habeen dagaal oo ay hurdada ka ladi waayeen madaafiicda la is weydaarsanayay.

 

Dagaaladii xalay ayaa ku bilowday Madaafiic Al-Shabaab ku garaaceen Saldhig milateri Ciidamada xooga dalka ku lahaayeen deegaanka Xoosh, iyadoo kadib duleedka degmada Dharkeenley uu ka bilowday dagaal fool ka fool ahaa.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ee ku sugan degmada Dharkeenley ayaa sheegay in dagaalada ay saameyn ku yeesheen, isla markaana ay jireen madaafiic ku soo dhacday xaafadahooda.

Xerada ugu weyn ee barakacayaasha Badbaado ayaa saameyn adag ay ku yeelatay dagaaladii xalay ka dhacay degmada Dharkeenley, waxaana dadkii barakacayaasha ahaayeen kuwo cooshadahooda banaanka uga soo baxay, iyagoo argagax galay.

 

Sidoo kale dagaalo culus ayaa ka dhacay duleedka degmada Kaaraan ee dhinaca waqooyi Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalkaas ahaa mid socday saacad ku dhow, kadib markii Shabaabka ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ku lahaayeen halkaas.

 

Labadii habeen ee la soo dhaafay ayaa dagaalada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay sii xoogeysteen, tan iyo markii jimcihii Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM la wareegeen Qabuurihii Barakaat iyo Jaamacadii Muqdisho.

 

Al-Shabaab ayaa kordhinaya dagaalada ka dhanka ah Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, iyagoo u muuqda mid ay jihooyin cusub kaga furaya, gaar ahaan duleedyada, iyadoo habeen hore ay dagaal ku qaadeen Ex Koontarool Afgooye oo saldhig ku lahaayeen Ciidamada Dowladda.

 

1,938 Ayaa aqrisatay

1

Halkan ka dalaco wararka dhan Halkan Riix

 

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

jowharcom@gmail.com

jowharnews@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Faah Faahin kasoo baxday Howlgaladii Mujaahidiinta ee Muqdisho.

 

Monday, 23 January 2012 09:30 Editor Hits: 407

 

Howlgalada ciidamada Mujaahidiinta ee magaalada Muqdisho ayaa aad u xoogeystay wixii ka dambeeyay dagaalkii Jumcihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ka dhacay.

Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday howlgalkii ay Ciidamada Mujaahidiinta xalay ka fuliyeen degmooyinka ugu muhiimsan magaalada caasimadda ee Muqdisho.

 

 

Khasaara culus ayaa larumeysanyahay in ciidanka shisheeye uu kasoo gaaray weeraro saf mareen ahaa oo xalay saqdii dhexe magaalada caasimadd ah ruxay.

 

 

Dagaalka ugu culus ayay ciidamada mujaahidiintu ka galeen xaafadaha Xoosh iyo Dabaqeynka ee degmada Dharkeynleey halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad Soomaali ah iyo ciidan Burundi katirsan.

 

 

Jugta madaafiicda iyo rasaasta ayaa xalay hurdada udiiday dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo wiilashooda geesiyaasha ah ay ka caabinayeen cadawga hororka ah.

 

 

Dagaal kale oo Kaaraan ka dhacay ayaa la sheegay in ciidamada mujaahidiinta ay fariisimo badan kaga qabsadeen gaalada iyo maleeshiyaadka Daba******yada ah.

 

Mujaahidiinta waxay dagaal kusoo gaareen Ajabka Kaaraan iyo xaafaddda Arjantiin oo ay cadawga ku beegsadeen, dagaalkii xalay wuxuu fariin u ahaa kuwa ku riyooday in mujaahidiinta Muqdisho laga saaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Dagaallo Siyaabo Kala Duwan Ugu Dhacay Magaaladda Muqdisho

 

 

Muqdisho:HN: Dagaallo xooggan oo khasaare dhaliyey ayaa habeenkii xalay waxa ay ka dhaceen qeybo kamid ah magaaladda Muqdisho.

 

Dagaal khasaare dhaliyey ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Kax-Shiiqaal ee degmada Dharkenley kadib markii Xarakada Al-Shabaab ay weerar qorsheysan ku soo qaadeen fariisamo ciidamada dowladda KMG ay ku leeyihiin halkaasi.

 

Hub u badnaa madaafiic oo khasaare geystay ayaa laysku adeegsaday dagaalkaasi waxaana madaafiicdaasi ka dhashay khasaare nafeed sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka oo aan la xariirnay.

 

Labo saalbo oo madaafiic ah ayaa waxa ay ku soo dhacday guri ku yaal xaafadda Xoosh waxaana halkaasi ku geeriyooday labo cunug iyo nin oday ahaa sida uu sheegay Axmed Maxamed oo kamid ah dadka ku nool xaafadda Xoosh.

 

Dhan kale dagaallo iyana laysku adeegsaday madaafiic ayaa waxa ay ku dhex mareen ciidamada dowladda KMG oo ay kaabayaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo Xarakada Al-Shabaab,degmada Kaaraan, dagaalkaasi ayaa la xusay in khasaare uu geystay balse si dhab ah looma oga khasaarahaasi inta uu la egyahay.

 

Saraakiil u hadashay dowladda KMG Soomaaliya ayaa carabka ku dhuftay in weeraro kala duwan ay fariisamahooda ku yaallo Kaaraan ay ku soo qaadeen dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ayna iska difaaceen halkaasi ay ku dhibaateeyeen waa sida ay hadalka u dhigeen.

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xarakada Al-Shabaab ee ku aadan dagaalladii xalay ka dhacay magaaladda Muqdisho.

 

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maalmo ka hor ku dhaawisay inay ka saartay magaaladda Muqdisho dagaalyahanada Al-Shabaab oo si weyn ugu soo horjeeda balse waxaa arintaasi burburinaya Xarakada Al-Shabaab oo weeraro joogta ku wada ciidamada dowladda iyo AMISOM.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

War deg deg ah: Dagaal Culus oo degmada Kaaraan ka soda.

 

Monday, 23 January 2012 17:27 Editor Hits: 200

 

Habeenkii 3-aad ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa Howlgallo adag ka wado degmooyin katirsan magaalada Muqdisho.

Dagaal aad uculus ayaa ka socda degmada Kaaraan oo dhacda Cirifka Bari ee magaalada,boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta ayaa la sheegay in ay degmada Kaaraan kasoo galeen xaafadaha Xaliimo Hiite iyo Daluugta dhanka Badda.

 

Hugunka Rasaasta iyo madaafiic ayaa laga maqlayaa degmooyinka magaalada Muqdisho, geesiyaasha Islaamka waxay ku mashquulsanyihiin gumaadka cadawga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Offensive stretches along the Industrial Road up to former Military Academy, including Daynile, Huriwa & Yaqshiid districts #JihadDispatches

The Mujahideen's concerted offensive also covers Jamhuuriya area in Kaaran District, N. Mogadishu, targeting Ugandan bases #JihadDispatches

https://twitter.com/hsmpress

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Even if they managed to strike or bomb a districts it dont matter. Alshabab lost the day the people went against them.

They lost also my support a while ago. I cant side with the devil to fight another devil (xabashis and other foreginers)

We patrotic somalis are still waiting for a real defender of our common future

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ninkii reer waqooyi ee Igiriis 'golf' ciyaaraya intuu u yimd bud kala daalay ee la yiri: 'maxaad ragga ku maagtay' muxuu ku jawaabay?: 'Xaggeen Annaga & Gaalo ku heshiinay?' Waa tabtii! :D

 

Your support doesn't count, Yaa Dabrow, taageeradaadii horena maysan ogeyn, ka laabashadaadana ma oga waxbana uma dhimeyso!. Tan dadka taageeradooda:

 

Km tredice (km 13)- ilaa Afgoye meel cagta la kala saaro ayaa la la'yahay, iyadoo Xamar wx yar u jirto weliba guryahoodii firaaqo yihiin, maxaa ku haya dadka meeshaas?. Jawaabtu waa iska caddahay, iyagaa doortay markey arkeen iney aad uga nabad badantahay meelaha tuugtu ka taliso!, sidoo kale dheh gobollada kale ee fara badan ey Shabaab ka taliyaan!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Goboloda ay ka taliyaan soomaha kuwa laga soo ordaayo?

 

Dagaal beenaadka la alifanaayo wax halugu qaato. Waa hore ayaan sheegey eeyahan meesha u danbeysaa; sida Barwaji camal, yacni ayagoo filaneynin in BOOOOOOOM ku dhacdo, waxay dadku muslimiinta u wadeen ay dhadhamiyaan ogaadaana in ay tahay appetizer keliya, oo main course weli sugeyso.

 

Sheikh Ahmed inkaartiisa haku dhacdo kuwan ummada halaagey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Dad Gaalo waddanka ku soo duushay u mashxardaaayo habaarkooda dad ma qabto!

Back to Mogadishu:

 

Saldhigyo lagala wareegay AMISOM iyo Dagaalkii oo Weli Caasimada ka socda.

 

Monday, 23 January 2012 20:57 Editor Hits: 30

 

Jugta madaafiicda ayaa isqabsatay magaalada waxaana weli magaalada Muqdisho ka socday dagaalkii cuslaa ee caawa maqribkii ka bilaawday magaalada.

Mas'uul katirsan Mujaahidiinta ayaa goordhaw sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay dagaal kula wareegeen saldhig ay ciidanka Cadawga ku leeyihiin xaafadda Carafaat.

 

Ciidamada Mujaahidiinta oo takbiirsanaya ayaa qabsaday Saldhig ku yaal halka loo Yaqaan Khasheer moosle waxaana wadada Warshadaha ka socda dagaal culus.

 

Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa baneeyay difaacyo ay horay ugu sugnaayeen waxaana jira meydad ay uga carareen saldhigyada lagala wareegay.

 

Gaadiidka Tiknikada Mujaahidiinta ayaa dagaalka caawa socda ka qeyb qaadanaysa waxayna shacabka magaalada isweydiinayaan halka ay mujaahidiintu ka keeneen awoodda intaan la eg ee dagaal.

Takbeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this