Sign in to follow this  
Akash

H.E PM Dr Abdiweli Gaas meets Awdal State President

Recommended Posts

Akash   

R/Wasaaraha soomaaliya oo Maanta muqdisho ku qaabilay Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Awdal state ee Somalia

 

 

R/Wasaaraha Somalia Dr Cabdiweli maxamed gaas aya amaanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha awdalstate ee Somalia Mudane rashiid aw Nuur Xersi,kuwaasoo uu kamid ahaa wasiirka arrimaha dibadda awdalstate mudane xasan Riiraash,waxaana goobjoog ka ahaa qaabilaada R/wasaaraha uu u sameeyay wafdiga Awdalstate Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ay kamid yihiin W Dowlaha wasaaradda arrimaha Dibadda xaamid Cali Maasheeye,Diplomaasiyiin iyo madax kale.

 

R/wasaaraha iyo wafdiga awdalstate ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa mideynta iyo isu keenidda Dadweynaha Soomaaliyeed.

 

Sidii Dowladda Federaalka ah ay uga tagaeeri laheyd Maamulka Awdalstate Dhinacyada Dhaqaalaha,Siyaasadda,Amniga iyo arrimaah Bulshada.

 

Wasiirka arrimaha Dibadda awdalstate Col.Xasan riiraash oo wareysi siiyay Shabakadda Awdalnation isagoo ku sugan Muqdishbo ayaa sheegay inuu si aad ah uga mahadcelinayo R/wasaaraha qaabilaadda uu u sameeyay wafdiga Awdalstate ee Somaaliya waxa uuna hoosta ka xariiqay Wasiirku inay qorsheynayaan inay kulammo la qaataan Madaxweynaha iyo madaxda kale ee qaranka soomaaliyeed.

 

ok-400x300.jpg

 

special-400x300.jpg

 

kk-400x300.jpg

 

gg1-400x300.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Madaxweynaha Awdal state oo Fariin Muhiim ah u diray Shacabweynaha Reer Awdalstate

 

War saxaafadeed uu maanta Magaalada muqdisho kasoo saaray Madaxweynaha Maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee Awdalstate ayuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Gobolka Awdal.

 

Madaxweyne rashiid Aw Nuur ayaa ugu baaqay shacb weynaha kala duwan ee ku nool Magaalooyinka Gobollada Awdal,Gibiley iyo Selel inay si wadajir ah uga hortagaan Bannaanbaxyada sharci darrada ah oo ay ku qasbayaan Maamulka SNM ee uu horjoogaha ka yahay Siilaanyo.

 

Madaxweynaha Awdalstate ayaa ugu baaqay dadweynaha Reer Awdalstate inay si degdeg ah ugu dhawaaqaan bannaanbax nabadeed oo ay uga soo horjeedaan falalka caburinta ah ee uu wado Maamulka la baxay Somaliland.

 

waxa uu kula dardaarmay madaxweynuhu dadweynaha Reer Awdalstate inaysan marnaba hakad gelin dadaalkooda ku saabsan inay iska difaacaan cid kasta ee caqabad ku ah ammaankooda,Horumarkooda iyo Midnimadooda.

 

Ugu dambeyntii warsaxaafadeedka kasoo baxay Madaxweynaha Awdalstate ee Soomaaliya ayaa digniin culus loogu jeediyay Maamulka Siilaanyo inuu faraha kala baxo dadweynaha Awdalstate ee ka tashanaya aayahooda

 

www.awdalstate.com

.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Having meeting with the Prime Minister so openly is seen as tacit approval from TFG in contributing to the disintegration Somaliland and will add fuel to fire in situation that's already volatile in the only part of Somalia that enjoys continues peace. Mind you, I am not justifying secessionist's own foolishness regarding their deadly misadventure in Buhoolde.

 

Also, I think any Government should be careful in giving legitimacy to groups that have no some sort of physical presence in the regions they want to govern. There's already proliferation of maamuls with no land or people to govern.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Che, to the contrary Somaliland admin challenges the integrity of the country and any effort that is political in nature that could reserve that trend should be a welcome approach. If and when Somaliland accepts that it is a peaceful admin in Somalia just like Puntland does then I would understand the point you are making.

 

As for the peace you are talking, some beg to differ given the status of laascanood and buuhoodle. proliferation of admins is a real concern but it is a one that is essentially manageable in a political framework , which i am sure will be worked out....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, are you in hallucination? SL is controlled by a mad warmonger warlord who only few days ago attacked the peaceful town of Buuhoodle killing over a dozen innocents including women and children for no reason whatsoever, well other than Taleex meeting. He authorized the killing of these innocents in his annual speech that he gave a week ago in which the whole of SL political elite and house members agreed with him including opposition parties and surprisingly SNM-clan traditional elders. What is that if not pure zionism.

 

Watch this and see to it. Let me know if you think the innocent people on the clip below should be let face the secessionist war machine on their own and that that they don't deserve support or at least recognition for their stand against succession.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Excellent PM Gaas. This was a great reception and a great boost for reer Awdal, Well done!

 

Let every Somali know that no one can force the people of Awdal against their desire and nobody should suppress the will of the people least of all forcing wicked ideals such as dismemberment of Somalia on others.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this