Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Khaatumo State of Somalia announced!

Recommended Posts

A_Khadar   

This wasn't just a random pick, but selection process out of five names among KH, SSC, Darwiish etc.. So if KH wins with do process.. Welcome Maamul Goboleedka Khaatumo and its people are somalis and somalis from SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;775367 wrote:
^^ I'm not sure they meant the Arabic word when they called it Azania, but, in Arabic; it means: the adulteress (الزانيه).
:D

 

At least Khaatumo means THE END!
:D

 

;);););););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Congratulations to All People of Khaatumo State of Somalia (SSC)

 

Hambalyo iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka Maamul-Goboleedka Khaatumo ee Somalia (SSC)

 

 

KHaatumo-State.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Khaatumo State Of Somalia hambalyo noqda mamulki ka shaqeeya umada somaliyeed midnimadeeda iyo horumarkeeda sida ay abwaanada Rooda af jano gabaygeedi ku tidhi ugala booskii darawiishki shacabkan bayhoofay,,,

Guul midnimo iyo horumar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

There is not state called Khaatumo people stop with this dreaming. Where do they control Sool NOpe, and Saang either. And you lots call us dreamers lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Congratulations, Khaatumo State of Somalia and Awdal State must work togther for the uniting the whole nation, Khaatumo will end the SNM Drama 20 years ayaa lagu jiray wey duushay iyo wey dhaqaaqday. Khaatuma ayaa soo Khatimiysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka Awdal iyo Maamulka Awdal State oo Siwada Jira ah u Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Awdal_Flag-398x175.jpg

 

 

Sulieman Abdi Dugsiye, Office of the President, Awdal State of Somalia

Suleyman Cabdi Dugsiiye, Xafiiska Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Awdal State ee Soomaaliyeed.

 

Congratulations to Khaatumo State of Somalia, from Awdal State & Awdal State people

 

Hambalyo Ku socoto Dowlad Goboleedka Khaatumo (Maamulka iyo Shicibkaba)

 

 

Walaalayaal Guushiinu Waa Guushayada, Walaalayaal Guuleysta Hambalayana Naga Gudooma

 

Sida caqliga saliimka ahi tilamaamayo, ummad walba xaq bay u leedahay ka talinta masiirkeeda. Ummad quwadeedu midnimadeeda ayay ku jirtaa. Islamarkaa Quruxdeedu waa hogaankeeda.

 

Hadii aan nahay maamulka sare ee dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha farxad bay nootahay guusha aad ka gaadheen midnimada dadkiina iyo go’aanka aad ka gaadheen gacan ku qabadka masiirka umadda reer SSC. Walaalayaal guushiinu waa guushayada.

 

Waxa kale oon ku faraxney hogaanka aad u qabateen dib usoo nooleynta calan Soomaali wadaagto iyo maamu federaal ah oo ka dhaxeeya. Sida la ogsoonyahay Awdal State safka hore ayay kaga jirtaa dib usoo nooleynta mustaqbalka wanaagsan ee Soomaali iyo guusha oon dhamaanteen wadaagno.

 

Sharaf bay noo tahay hadii aan nahay maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicib weynaha reer Awdal State inaan idiinsoo gudbino hambalyo qaali ah oo ku aadan mowqifkiina wanaagsan ee muujinaya Soomali oo dib usoo noolaata oo calan iyo dowlad wadaagta.

 

Sida la ogsoonyahay xidhiidh iyo taariikh dheer oo mudan oo ku saleysan walaaltinimo iyo wadajir ayaa ka dhaxeeya shicib weynaha reer Awdal State iyo SSC. Walaalayaal iftiinkiina ka baxey Taleex nagusoo gaadh Awdal State ee naga gudooma hambalyo qaali ah.

 

Waxa sharaf noo ah inaan bayaamino in maamulka dowlad goboleedka Awdal State iyo shicibka reer Awdal idin garab taaganyihiin wakhti walba iyo meel walba. Walaalayaal guuleysta hambalayana naga gudooma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

eegankan” ayuu yiri Aadan C/llaahi Shuuriye Afhayeenka Shirkaasi. Afhayeenka Shirkaas Aadan C/llaahi Shuuriye waxa uu intaa ku daray in lixda qeybood ee maamulkaasi ay kala noqon doonaan Golaha Sare ee dhaqan oo ay noqon doonaan Odoyaasha, Golaha wakiilada oo ay noqon doonaan Baarlamaanka Maamulkaasi, Golaha Madaxtooyada oo noqon doona sadex guddoomiye oo wareegto ah oo la soo dooran doono islamarkaana hagaya maamulka sare ee Deegaankaasi, Golaha wasiira oo ka kooban lix wasaaradooda, iyo hay’adda Sharciga ama Garsoorka oo ka madax banaanan doonta shanta waaxood ee kale.

 

Great News! I hope for the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this