Sign in to follow this  
Dr_Osman

Oil exploration in Puntland, Somalia

Recommended Posts

NGONGE   

Warya LST, if you can merge threads why didn't you do all of this earlier and save us from dancing? :D

 

(Of course, as I told Duke all those years ago, I am extra happy that the drilling has began. Lets just hope the Imam does not spoil things). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a great news for Somalia. I hope we found oil..

 

"Madaxweynaha Puntland oo isagu ceelkaas si rasmi ah xariga uga jaray ayaa sidoo kale intii ay munaasabadii furitaanku socotey sheegay in howlaha shidaal baaristu ay yihiin kuwo Puntland keliya aanay dani ugu jirin haseyeeshee hadii Puntland shidaal laga soo saaro ay taasi horumar iyo guul u tahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed.

 

Dr. Faroole ayaa sidoo kale sheegay in Puntland aysan si gaar ah isugu koobi doonin dhaqaalaha kasoo baxa hadiiba dhulkeeda shidaal laga soo saaro, isagoo intaas raaciyey in Puntland hadii ay dooneyso in dhaqaalaha shidaalku uu iyada ku koobnaado ay mar hore Soomaaliya inteeda kale ka go’i lahayd."

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;775553 wrote:
2_6.jpg

 

President Cade Muse, the father of Puntland Somalia's oil exploration took part in the opening ceremony. Wonderful stuff..

Cadde indeed is the father of all of this. He was way ahead of his time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dharoor, Jan 16 - Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta xariga ka jaray ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland (Shabeelle 1) ee dooxada Dharoor.

 

Munaasbad balaaran oo lagu qabtay Dooxada Dharoor ayaa waxaa ka qaybgalay wafdi uu hogaaminayo madaxwayne Cabdiraxmaan Faroole ayna qayb ka yihiin wasiiro katirsan dowladda Puntland iyo madax katirsan shirkadda shidaalka Puntland baaraysa ee African Oil.

 

Madaxwaynaha Puntland oo hadal ka jeediyay xarig jarka ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland Shabeelle 1 ee Dooxada Dharoor ayaa waxaa uu sheegay,shidaalka laga soo saarayo deegaanada Puntland inuu muhiimad gaar ahaaneed uu u xambaarsanyahay shacabka Puntland iyo guud ahaanba Soomaliya.

 

Khudbadihii laga jeediyey xafladda furitaanka ceelka shidaalka ee Dharoor.

 

Madaxwaynaha waxaa uu sheegay dowladda Puntland hadii ay doonayso shidaalka inuu ku koobnaado ay markii hore ku dhawaaqi lahayd inay ka go'day Sooaamliya,balse waxaa uu yiri "dooni mayno inaan Soomaliya ka go'no, shidaalkana waxaa wax ku yeelan doono guud ahaanbaa dadka Soomaaliyeed.

 

Afhayeenka xukuumadda Puntland Axmed Cumar Xirsi "LibaaxJoore" oo isagoo ku sugan Dooxada Dharoor waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ku tilmaamay tilaabadan dhanka soo saarista shidaalka ee la qaaday,inay ahmiyad gaar ahaaneed u noqon doonto guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed.

 

Waraysi: Afhayeenka Puntland: Libaaxjoorre.

 

Madax katirsan shirkadda African Oil ee la filayo inay soo saarto shidaalka,ayaa sheegay inay kusoo saari doonaan shidaalka mudo 3 bilood ama 90 cisho gudahood.

 

Munaasbaada xariga looga jarayay ceelka shidaalka Puntland ee Shabeelle 1 ee Dooxada Dharoor ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxwaynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this