Sign in to follow this  
Jacaylbaro

BUUHOODLE Falls for Somaliland

Recommended Posts

Buuhoodle-(HWN)-Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Saaka Waabarigii ku Ruqaansaday Buuhoodle halkaasi oo Malayshiyaad fadhiyeen kadibna laqabqabtay Malaysiyaadkaasi.

 

Tuulooyinka ku hareeraysan Buuhoodle ayaa ah Goob istiraajiyad ah taasoo ay wararku sheegayaan in Cali Khaliif Galaydh iyo Nimankale ay kasoo galeen halkaasi kadib intii aanan shirkan Taleex bilaaban waxaana uu ahaa albaabkii ay kasoo galeen.

 

Cidanka Qaranka Somaliland oo aad u Gashaaman ayaa imika gacanta kuwada dhigay Tuulooyinka ku hareeraysan Buuhoodle iyo Malayshiyaad halkaasi joogay oo qaarkoodna durba isku dhiibeen Ciidanka Qaranka Somaliland

 

Magalada Buuhoodle iyo Gabi ahaanba Tuulooyinka ayaa si xarago leh Gacanta loogu wada dhigay waxayna gacanta ugu jirtaa Cidanka Qaranka Somaliland oo aad U Gaashaaman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

UPDATE

 

Waxa Abbaaro 7:00 Subaxnimo ee saaka ka bilowday Magaalada Buuhoodle iska hor imaad xooggan oo dhex maray Ciidan ka socda Dawladda Somaliland oo ay hormuud ka yihiin Saraakiil ciidan iyo maamulkii magaaladaas ee dhowaan ay dawladda soomaliland ku soo dhoweysay Xarunta Gobolka Togdheer.

 

Buuhoodle: iska hor imaad dhex maray Ciidamo ka socda Somaliland iyo Shacabka Buuhoodle oo istaagay iyo Magaalada Buuhoodle oo ay gacanta ku dhigeen Ciidanka Somaliland

 

Waxa Abbaaro 7:00 Subaxnimo ee saaka ka bilowday Magaalada Buuhoodle iska hor imaad xooggan oo dhex maray Ciidan ka socda Dawladda Somaliland oo ay hormuud ka yihiin Saraakiil ciidan iyo maamulkii magaaladaas ee dhowaan ay dawladda soomaliland ku soo dhoweysay Xarunta Gobolka Togdheer.

 

Saraakiishan oo uu ka mid yahay Col Curri oo ka mid ahaa sarakiishaa SSC ee bil ka hor soo gaadhay somaliland isla markaasna sheegay in Gogoshii nabadeed ee xukumaduu fidisay uu qaatay.

 

Illa imin ka lama oga Khasaaraha Dhabta ah ee ka dhashay dagaalkas, balse goobjoogayaal ku sugan Buuhoodle ayaa xaqiijiiyey in dhaawacyo jiraan , Dagaakuna uu hakad ku jiro lama garanayo inu sidaas ku joogsaday iyo in dib ay u bilaabmi kraan.

 

Madaafiic iyo rasaas aan kala joogsi lahayn ayaa muddo saacad kabadan laga maqlayey Gudaha Magaalada Buuhoodle , ciidanka ka socda dhinaca somaliland ayaa gudaha u galay magaalada Buuhoodle, waxaana iska hor imaadku uu dhex marayey shacabka Buuhoodle iyo Ciidan ka socda Somaliland.

 

Qabsashada ay soomaliland qabatay magaalada Buuhoodle ayaa ku soo beegmaysa xilli kooxihii nabadiidka ahaa ee SSC uu shir beeleed lagaga soo hor jeedo somaliland uga socdo deegaanka TALEEX, waxaana qabashada magaalada Buuhoodle haddii ay sidaa ku dhabowdo noqonaysaa Guul ay xukuumadda somaliland ka soo hoysay in mar kale ay dib gacanta ugu soo dhigto xuduudaheeda iyadoo waxa keliya ee la sugayaa ay tahay sida ay wax uga qabato iyo goaankeeda maamulgobleedka ay kooxaha nabadiidka ahi kaga dhawaaqeen TALEEX.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;774613 wrote:
It seems the first shot was fired by SL, lets see how ssc reacts.

Reacts ?? .... Dee they will come here and say "Ciidanka SNM oo buuhoodle soo weeraray iyo SSC oo madaafiic waaweyn ku difaacaysa" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;774619 wrote:
Reacts ?? .... Dee they will come here and say "Ciidanka SNM oo buuhoodle soo weeraray iyo SSC oo madaafiic waaweyn ku difaacaysa"
:D

Jacaylbaro stop making fun of Jidbaale :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ ^ It is not that easy sxb but i'm glad things were swift and easy in Buuhoodle without any civilian death just like it happened in Lasanod last time.

 

It is still along way though ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys are just making matters worst, you just making more enemies for your cause, You know ineysan soomaali is muquunin karin, I think this was a bad move from Siilaanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;774627 wrote:
JB
,

 

I agree with you; but, I think we have bend backward so much time. That now time has come to really separates the wheat from the chaff. Hence, this SSC gang, really ought to be put out of business, very soon.

I wish it is that easy sxb ...... But as I said, it is a long journey that has just started. The Sool people are not the enemy but the SSC group is. I just hope the bloodshed is minimized to Zero before things get better in the near future.

 

No one needs war sxb ,, but sometimes one has to take one step to pave the way for a lasting peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadda Somaliland oo la wareegay gacan ku haynta magaaladda Buuhoodle

 

Buuhoodle(Waaheen) Ciidamadda Somaliland ayaa gabi ahaanba la wareegay magaaladda Buuhoodle oo ay ku amar ku taaglayn jireen kooxda SSC oo ka soo horjeeday Somaliland.

Ilaa hada khasaaraha ka dhacay si dhab ah looma soo bandhigin hase yeeshee wararka aanu ka helayno ayaa sheegaya in saaka halkaas dagaal ka bilaabmay kadib markii Maleeshiyadda SSC Madaafiic ku soo riday Ciidanka Qaranka Somaliland.

Ciidamadda ayaa isla saakaba ka jawaabay waxaanay gudaha u galeen magaaladaasi oo ay muddo kooban ku qaadatay inay kooxdaasi kaga saaraan, sida ay wararku sheegayaana ma jiro wax dagaal ah oo imika ay kooxdaasi wadaa.

Talaabadan ayaa maalmahanba la filayay inkastoo Madaxweyne Siilaanyo shalay oo u danbaysay qudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka Hortiisa kooxdaasi uga digay inay isku daydo inay ku kacdo wax Nabadgelyda dalka wax yeelaya.

Dhinaca Taleex ee uu ka socdo shirka lagaga dhawaaqay maamulka ayaan ilaa hada wax war ahi iyada ka soo bixin

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;774625 wrote:
You guys are just making matters worst, you just making more enemies for your cause, You know ineysan soomaali is muquunin karin, I think this was a bad move from Siilaanyo.

Let the high come down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this