Sign in to follow this  
Samafal

Puntland Sheikhs declare war on Alshabab idealogy

Recommended Posts

Samafal   

^If you listened to his Audio The Sheikh Axmed Cabdisamad lived in Mogadishu for years and has an inside information.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Why would he not? The secretive group use people and the people they recruit are from the people and he's among the poeple. He might have met deserters and people that they tried to recruit. That's not big deal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qof walba oo munaafiqiinta PIS disha bey ku leeyihiin waxa dishey AL shabaab

 

arinku waa cad yahay

 

Ictisaam waxey la saafatay TFG oo la safan AMISOM oo la safan ETHIOPIA

 

marka ICTISAAM waxaa la gudboon willka taksiilaha AUSTRALIA ka ahaa iney wax barto una sheegto

 

 

Qur’an: 1. "Waman Yabtaqii Qayral Islaami Diinan Falan Yubala Minhu Wahuwa fil Aakhirati Minal Khaasiriin"

 

2. "Waman Lam Yaxkum Bimaa Anzala Laahu Fa'ulaa'ika Humul Kaafiruun".

3. "Wa Man Lam Yaxkum Bimaa AnzalaLaahu Fa'ulaa'ka Humal Daalimuun”.

3. "Wa Man Lam Yaxkum Bimaa AnzalaLaahu Fa'ulaa'ka Humal Faasiquun"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Saaxiib filinkaas waa gubtay beenta iyo probagaandada dadka aa ku shubi jirteen way cadaatay ee inta goori goor tahay isaga har groupka kan yaysan aakhiradaada iyo aduunkaaga ku see jin. PIS wax madisho umana, umana baahna inay disho dad ay xiri karto oo xukumi kart.

 

Sheikh Dr Axmed Abdirahman nin Ictisaama buu ahaa sabab ay udilaan majirin. Ragii soo wacay oo risaalooyinkiisa diidanaa oo layaqaanay baa dilay hada waa la qabtay, wayna sheegeen meesha iyo cida soo dirtay mardhowna waa la xukmin. Dadku ciyaal ma'aha garaadkooda hooseeyo, wee yaqaan waxa dilaya, waana Alshabaab. fitno ka kiciya meesha bay lahaayeen ilaahay iyaguu fitno ku kiciyay.

 

Tankale cajaldaha sifiican u dhagayso si aad fahanto waxa ay Alshabab kaga soo horjeedaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Samafal, muran badinada, sxb? Sheikh Axmed Abdisamad made an embarrasment of himself. Walahi, I didn't want to go into details of the flaws and errors of his argument, but since you insist on arguing, let us go through this in a logical manner. I am quoting the most hillarious and nonsenscial bits in his speech;

 

1.

"Sh.Axmed Cabdisamad ayaa ka sheekeeyey in kooxa wax laaya ee ka tirsan ururka Al-shabaab ay yihiin kuwa qarsoodi u shaqeeya kuwaas oo u shaqeeyay qaabkii Hay.addaha sirdoonka shisheeyuhu u shaqeeyaan ama u howl galan taas oo buu yiri dad badan oo caamo ah aysan fahmi kari´n"

 

2. Kooxaha Burcad badeedka , Kooliistayaasha, iyo tuugada oo lacagna la siinayo si ay umada wax ku oolkooda u laayaan iyadoo arrinkas lagu raadgadanayo.

 

3-Kooxda ambiyaadka ee wax dila falalka ay ku kacaan lama keeno golahooda shuurada iyo mida fulinta ee waxaa ay ka marqaataan Axmed Cabdi Godane kaliya.

 

4- Qofka ka mid noqonaya kooxa amniyaadka waa in uu yahay qof caqli gaaban oo wax badan aan kala sooci karin.

 

 

5.Shiikha Axmed Cabdisamad ayaa waxaa uu ka sheekeeyey in gaaladu ay hadda sameeyeen ururo baan ah oo ku qaraabta magaca Islaamka kuwaas oo taageero ka hella reer galbeedka hadafkooduna waxaa weeyey in ay iyagu meesha ka saaraan dadka sidda xaqaha u doonaya in ay iska celiyaan cadowga Islaamka

 

 

6.Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa xusay in kuwa baraha internetka wax ku qora uu ku jiro nin ay diinta Kirishtaanka lagu baraya dalka Kenya ka dibna saldhigayada dalka Maraykanku ku leeyahay afrika ka shaqeeyey haddana ka mid ah kuwa culimada ku been abuurta baraha internetkana wax ku qara Shiikha ayaa sheegay in ay yaqaaniin kuwa baraha internetka wax ku qora xog badana ay ka hayaan.

 

 

So, let me quickly summarise this:

 

According to Sheikh Axmed Cabdisamad, a man who graduated from an Islamic university and is a very knowledgeable about Islam:

 

The Alshabab hitsquad group is a very organised and determined entity. It only allows people with short intellect to join. Spot the contradiction, someone. This group strictly takes orders from Ahmed Godane,yet the people who carry out their acitivties are pirates, drug users and tribalists. Contradiction number 2: no group is that dumb. This group was created by the West and some of their internet writers are people who were trained in Christianity by the WEST. Samafal, who is providing Axmed Cabdisamad with all this top notch info? And I'VE saved the best till last: this group runs on a similar organisational level to western intelligence agencies, and the average man is unable to comperehend how they work, apart from, erm, wait for it:sheikh Axmed Cabdisamad- becayse he knows the people, good old Samafal tells us. ha ha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this