Sign in to follow this  
Saalax

C/weli Gaas: Wax Maamul ah oo Hiiraan ka Jira Ma Jirto, Hal Gobolna Maamul Goboleed Ma Noqdo

Recommended Posts

Saalax   

C/weli Gaas: Wax Maamul ah oo Hiiraan ka Jira Ma Jirto, Hal Gobolna Maamul Goboleed Ma Noqdo

 

 

Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib booqasho uu maanta ku tagay magaalada Beledweyne ayaa shaaca ka qaaday inuusan jirin wax maamul goboleed ah oo ay DKMG u aqoonsan tahay inuu ka jiro gobolka Hiiraan.

“Wax maamul ah oo aan u og nahay Hiraan ma jirto, hal gobolna ma noqdo maamul goboleed ee haddii la sameynayo maamul, sida ku qoran dastuurka waa inuu noqdaa labo iyo wixii ka badan” ayuu yiri raysul wasaaraha oo caawa wareysi siiyey BBC-da.

Raysul wasaaraha ayaa sheegay in maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne balse uusan la socon wax maamul ah oo la yiraahdo Dooxada Shabelle kaasoo uu madaxweyne ka yahay C/fataax Xasan Afrax oo raysul wasaaruhu maanta isku arkeen magaalada Beledweyne.Wuxuu sheegay in dawlada dhexe aysan qorshaha ugu jirin inay maamul u dhisto gobolada dalka balse ay tahay in dadka deegaanadaasi ku nool ay soo sameystaan maamulo ay iyaga rabaan.

Joogitaanka ciidamada Ethiopia

Raysul wasaaraha DKMG waxaa la weydiiyey inay is arkeen saraakiisha Ethiopia ee ku sugan Beledweyne, wuxuuna yiri “Haa waan is aragnay waana wada hadalnay”.

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

These Dooxada Shabeelle folks need to start reading before they talk. Actually most of those in the south need to do that. The TFG charter clearly says that "laba gobol iyo ka badan waa ay sameysan karaan maamul goboleed' Ximan iyo Xeeb, Mareeg, Cowl, Hiiraanland, Hiiraan State, Dooxada Shabeelle all need to change their strategies. They should consider uniting and making sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

How is galmudug recognized as a regional state, it doesnt constitute two gobols. Half Mudug and half Galgaduud is what their constitution says even though in reality they dont control anywhere other then baraxlay.

 

So how did galmudug become a recognised administration and partakes in national matters?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The Zack;771203 wrote:
^Legally, they shouldn't be.

Well legally there is no question galmudug is illegal, but how can the tfg say with straight face Hiiran state won't be accepted, however an administration in baraxlay will be? Does it make sense?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin talada ka go`do ma umoodaa Absiweliga

 

Habarta ninkii qabo ee adiguna ku dhalin maxaas kuu yahay?

A D E E E E E R

 

Ethiopia waa adeerka Abdiweli ask Puntland which is technically the younger wifey of Ethiopia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Zack;771195 wrote:
These Dooxada Shabeelle folks need to start reading before they talk. Actually most of those in the south need to do that. The TFG charter clearly says that "laba gobol iyo ka badan waa ay sameysan karaan maamul goboleed' Ximan iyo Xeeb, Mareeg, Cowl, Hiiraanland, Hiiraan State, Dooxada Shabeelle all need to change their strategies. They should consider uniting and making sense.

 

That includes the Sool folks who think a Sool maamul can be a federal state within Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Saalax;771266 wrote:
That includes the Sool folks who think a Sool maamul can be a federal state within Somalia.

Nothing is preventing that if Laascaanood is liberated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

maamul goboleedka Awdal state of Somalia Waxa u ka kooban yahay 3 gobol,Gabiley, Awdal iyo Salel marka dastuurku waa u ogolanayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this