Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Somcable major optic fiber project kicks off in the Somaliland republic +PICS

Recommended Posts

Akash   

those are people of Awdal state they are disrciminated they must be given priority for the jobs insead they bring other workers some where else

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalada Magaalada Saylac oo degen ka dib markii laba maalmood Muran ka dhextaagnaa SOMCABLE iyo Dhalinyarada Deegaanka

 

January 10, 2012

 

Awdalpress(Saylac) 09 Jan,12– Xaalada magaalada Saylac ayaa maanta degenayd ka dib markii shaqaaqo ka dhextaagnayd labadii maalmood ee ka horeeyay maanta, Arintaas oo shaqaaqada ah oo ka dhalatay markii dadka deegaanka ah loo diiday in ay ka shaqeeyaan shaqada CABLKA isgaadhsiinta ah ee deeganadaas hada ay ka wado Shirkada SOMCABLE ee uu leeyahay Ganacsadaha reer Hargaysa ee haysta dhalashada Jabuuti ee la yidhaa Ina Aw Siciid.

 

Hadaba sida ay u sheegeen hawlwadeenada shabakada wararka ee Awdalpress dadka ku nool magaaladda Saylac, dhalinyarada degen magaalooyinkaas ayaa is hortaagay in shaqadii ay wadeen dadkaas uu keensaday ganacsade Aw Siciid, xaaladuna waxay gaadhay in hubka la isku soo qaato, halkaas oo ka iman gaadhay isku dhac beelaysan, sida wararku sheegayaan.

 

Dhanka kalana waxaa la sheegayaa in Xalay deegaanadaas la geeyay Ciidamada Somaliland ee fadhiisinkoodu yahay Geerisa iyo Jidhi, si ay u ilaaliyaan shaqadaas Shirkada SOMCABLE, balse talaabadaasi waxay noqotay mid aan wax horumar ah lagala kulmin, waxaana aad uga cadhooday boqolaal dhalinyara oo bilaa shaqo ah oo degen Saylac iyo Lawyacado.

 

Si kastaba xaalku ha ahaadee, Waxaa maanta gelinkii hore uu ogolaaday Ganacsade Aw Siciid in ay shaqo galaan 150 dhalinyar ah oo ahaa kuwa hore loogu diiday shaqada qodista dhulka ee lagu ridayo xadhkaha soo qaadaya isgaadhsiinta, wararka aan ka helayno Saylac ayaana sheegaya in xaaladu degtay markii tanaasulkaasi yimid.

 

Shirkada SOMCABLE ayaa dhawaan xidhay ka soo xidhay magaalada Lawyacado 34 dhalinyar ah oo cabasho u soo gudbiyay Warbaahinta, dhalinyaradaas oo loo soo gudbiyay Saylac, waxaa la sii daayay markii ay xidhnaayeen Habeen

, shirkada SOMCABLE ayaa iyadu xadhkaha isgaadhsiinta ku wada dhanka magaalada Barbara, halkaas oo la rabo in looga qaybiyo Isgaadhsiinta casriga ah ee CABLEka oo laga soo jiidayo dhanka jamhuuriyada Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirkadda Somcable iyo dhaqdhaqaaqyadeeda magaaladda Hargeysa

 

June 13th, 2012

 

Shirkadda Some Cable ee isgaadhsiinta casriga ah ayaa bilihii u danbeeyey dhaqdhaqaaq xoogan ka waday guud ahaan dalka,gaar ahaana bartamaha Suuqyadda Magaaladda Hargeysa,waxaanay hadda gacanta ku hayaan oo ay bilaabeen qodista iyo jeex jeexista gododka luugu talada galay inay maraan xadhkuhu,waxaana halkaa ka muuqata inay kaga dhabeeyeen suura galinta Adeeggii ay u balan qaaday bulshadda reer Somaliland ee ahaa Cable-ka Badda Hoostiisa mara,taasoo ay ku doonayeen inay ummaddooda ka baahitiraan dhanka Isgaadhsiinta.

 

haddaba waxa aanu Boga ganacsiga ee wargeyska dawan wareysiyo kala duwan kula yeelanay qaar ka midda bulshadda ku dhaqan Somaliland kaas oo ku saabsan bal siday u arkaan adeegyadda ay soo kordhisey shirkadda SomCable,ugu horeyna waxaanu wax ka waydiinay Mr Xasan oo ka mida aqoonyahanada waxaana uu yidhi. “

 

“Runtiina sidaynu ka wada war qabno waxay noqonaysaa shirkaddii u horaysay ee dalka Somaliland ka hirgelindoontaa Adeegga Cable-ka Badda hoostiisa mara

Shirkadda SOMCABLE ee oggolaanshaha keenista isgaadhsiinta casriga ah ee badda hoosteeda la mariyo ka heshay xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Silaanyo iyo xukuumaddii hore ee Rayaale, ayaa dhawaanahan dhaqdhaqaaq wayn ka wadda guud ahaan dalka.

 

qaabka shirkadda SOMCABLE u hireglinayso fullinta qandaraaska Cable-ka badda hoosteeda oo ah mashruuc isgaadhsiineed oo loogu talogalay inuuisku xidho Somaliland iyo dalalka ku yaal Afrikada bari, Koonfur Afrika, Asia iyo Europe taaso

Maamulka shirkadda SOMCABLE ,xafladdii furi taanka keenista adeegooda ee (2010-kii)lagu qabtay Hudheelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa,ay umaddda reer Somaliland ugu balan qaadeen inay dhawaan dalka keeni doonaan xadhigga isgaadhsiinta badda hoosteeda la mariyo ee loo yaqaan “Fiber-optic,” kaas oo ay xuseen in ay keenayaan xarunta ay isugu yimaaddaan xadhkaha cable-da dalka Jabuuti ee aynu deriska nahay.

nidaamka shirkadoodu u shaqayn doonto, waxay ku tilmaameen in SOMCABLE ka iibin doonto shirkadaha isgaadhsiinta dalka, balse aanay iyaga hawshoodu ahayn keenista isgaadhsiin toos ah.

 

sidoo kale waxay shirkadda SOMCABLE sheegtay inay ku kharash garayn doontaa mashruuca qodista xadhigga isgaadhsiinta badda hoosteeda lacag dhan 40 milyan oo doolarka Maraykanka ah, isla-markaana ay ka faa’iidaysan doonaan in badan dadka shaqeeya oo ka mid ah bulshada reer Somaliland ee aan hadda hayn shaqooyin rasmi ah.

Dhanka kale waxay shirkaddu balan qaaday in ay furayso saamiyo ay bulshada reer Somaliland ee hantilayaasha ahi kaga qayb-qaadanayaan maalgashiga mashruucan caalamiga ah.

Waxa kale oo si diiran u soo dhaweeyey shacbig Somaliland qorshahaasi kuna hambalyeeyay shirkadda SOMCABLE keenista xadhiga isgaadhsiinta casriga ah ee badda hoosteeda marta, kuna tilmaamay mid ku dedaalaysa horumarka dalka,

talaabadaasi mihiimka ah ee ay qaaday shirkadda SOMCABLE,waxay caddeynaysaa in isgaadhsiinta Somaliland tahay mid xor ah oo aan dawladdu wax farogalin ah ku samayn

 

Hadaba Markaad doonaysid inaad wax samaysid waxa fiican bal inaad ka fikirtid sida shirkadda Some Cable mustaqbalka adiga oo adeegsanaya taatikooyinkii inaad dalkaaga keento wax mustaqbal iyo Aayatiin leh.

 

Sidoo kale, shirkadu waxay qayb wayn ka qaadataa arimaha bulshada. waxa kale oo adeega Some Cable ku jira oo ay qayb wayn kaga jirtaa xaga bilicda magaalada oo shirkada Some Cable adeegeedu waa mid hoos mara Badda iyo mid dhulka hoostiisa la marinayo.

Markaa shirkada SOME CABLE xiligii ay samayneysay daraasada waxay ku dareen bal hada sidii ay faa’iido u keeni lahaayeen ee aynay khasaare u soo kordhin una sii siyaadin dhibaatada hada ka jirta dalka oo waxay ka fikireen hab kaa lagaga bixi karo,maxaa yeelay hada CAALAMKU waxa uu marayaa inuu noqdo qariirad yar in lays arko oo lawada hadlo,yagoo taa ka duulayana waxay shirkad ahaan inay somaliland keenaan wax loo yaqaano Fiber-optic

 

Dalka waxa horumariya dadkiisa, marka laga reebo waxqabadka xukumadda taladda haysa, balse waxa dalku dhismaa markay dadkiisu maal geliyaan ee hantidooda iyo maalkoodda u huraan. Tan iyo intii Somaliland goonida isu taagtay waxa jira shaqsiyaad fara badan oo dalkooda ku sameeyey Maalgashiyo balaadhan oo wax ku ool ah sida ina Aw Siciid oo kale.

Shirkada Somcable waxay dhowaan looga fadhiyaa inay dalka guud ayaan ka hergeliso xadhkaha ama Cable-ka badda hoostiisa mara kaas oo ka mid ah horumarka ugu danbeeya ee wakhtigan ay dunidu isticmaasho dhinaca isgaadhsiinta. Mashruucan Somcable wuxuu sahlayaa isgaadhsiintii dhinaca Telephonada iyo Internet-ka, sidoo kale waxa uu qayb ka noqonayaa shaqo abuurista bulshadda reer Somaliland ka helaya tirro dad ah oo aad u ballaadhan.

Dalku wuxuu leeyahay xoog da’ yar u badan oo shaqo la’aani hayso maadaama dalkeenu curdin yahay, hadba dadka dhaqaalaha haysta maxaa u diidaya in ay wershadaha waaweyn ee sida Sibidhka oo kale iyaguna maalgashadaan si ay shaqo uga helaan dad badani.

Waxaan nasiib darro u arkaa dadka ka daba qaylinaya ama dacaayadaha raqiiska ah ka fidinaya shaqsiyaad ka ildheer garadka ah ee jecel in ay wadan kooda ku sameeyaan maal gashi sida shirkadda Somcable,oo kale markaa waxaan leeyahay Gacmaha shisheeye waxa ka wanaagsan gacmaha wadaninyiinta,waxa sidaasi sheegay aqoon yahan da,a yar oo jaamacadda Hargeysa ka barta ITC,SYSTEM-ka

Waxa aan aad ugu han waynahay in uu noqon doon Cable-ka khadka Internetka ee dhawaan la keenayo magaalada Berbera in uu kaalin weyn ka qaadan doono horumarka dalka iyo dadka Somaliland-ba, kaas noqon doona mid ay Somaliland kaga duwanaan doonto dalal badan oo Afrika ku yaal.

Cabdi Naasir oo ka Mida dadka iyagu indha indheeya horumarka ayaa ku tilmaamay xadhiga isgaadhsiinta casriga ah ee Somaliland heshay, mid wax weyn ka tari doonto horumarka bulshada ee dhinacyada waxbarashada iyo dhaqaalaha.

Hadaba waxaan aad iyo aad u jecelahay inaan halkan ku xuso Maxamed Aw Siciid oo ah cidda iska leh ama ay ka timi fikirka keenista qorshahani oo runtii ah qof aan is qarin Karin taariikhda Somaliland ay wax badan ka qori doonto,

Ayaan waxaan rabaa in aan qormadan ku soo qaato dhawr qodob oo ku saabsan ama ka midda waxyaabihii uu u qabtay Somaliland.

1:keenista cable-ka badda hoostiisa mara kaas oo noqon doona mid waxa wayn ka tari doona horumarka wadanka isla markaasina qayb libaax ka qaadan doonta shaqo abuurista bulshadda Somaliland.

2:waftigii reer Somaliland ee ka qayb galay xafladii madax banaanida ee south sodan oo uu iska lahaa fikraddii ama astaantii ay waftigu kaga qayb galeen munaasibadaasi,oo ahayd mid si wayn u soo jiidatay indhaha bulshadda Caalamka kadib markii uu u sameeyey Laas koodhado ay xardhan tahay magaca iyo Calanka wadanku xubnahaasi matalaayey Somaliland oo uu hogaaminaayey Madax wayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

3:waxa kale oo qayb wayn ka qaataa dhinacyada kootara biishanka ama caawimooyinka kala duwan ee ay ka mid ka yihiin,sida Abaaraha ,Caafimaadka,Waxbarashadda,xaaladaha dagdaga ah iyo dhismayaasha bilicda leh waxa sidaasi yidhi.Maxamed Jaamac oo ka mida dadka u dhuunta daloola muwaadiniinta maalgashiga ku sameeyey dalkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Mashalllah. This project is moving fast. Infrastructure like this will do wonders for Somaliland's telecom and e-business industries

Share this post


Link to post
Share on other sites

SomCable, Bluwan to Expand Fast Wireless Service From Somalia

 

SomCable, a broadband operator in Somalia, has chosen wireless technology company Bluwan SA to help introduce a high-speed wireless Internet service in the sparsely populated and predominately rural Somaliland region.

 

“We can do this Fibre Through the Air project at one-10th of the price of a fixed-line fiber connection,” Mike Cothill, chief executive officer of SomCable, said in a phone interview. “To run a cable to a home, you have to dig up people’s properties and management of the network is pretty expensive.”

 

Globecomm Systems Inc. (GCOM), a New York-based provider of satellite services, will deliver and integrate the system, according to an e-mailed statement from the companies. The goal is 1 million subscribers by 2015. Paris-based Bluwan will initially deploy hubs in Hargeisa, the capital, with a 5- kilometer (3.1-mile) range offering links fast enough for video and audio.

 

The network will expand to Burco, Borama and Berbera, and then across the border to Djibouti, which is connected to underseas fibre-optic cables. It may then extend to Ethiopia, Rwanda, Uganda and South Sudan, the companies said.

 

Somaliland, a former British colony, declared independence from Somalia in 1991, after the fall of dictator Mohammed Siad Barre. No country officially recognizes its independence.

 

Users will connect to the wireless service via an outdoor antenna and the deal is worth at least $3 million for Bluwan, according to today’s statement. Each Bluwan hub will offer constant speeds of 2 megabits per second and peak speeds of 100 megabits per second to thousands of customers.

 

Standard access costs $5 a month and doesn’t allow downloads of video such as YouTube, SomCable said in a separate e-mail. A premium service at a minimum of $20 a month is “open completely to the Internet.”

 

Remittances from overseas workers account for an estimated 80 percent of Somaliland’s $500 million annual gross domestic product, while the sale of livestock mainly to buyers in the Middle East is its biggest generator of export income.

 

Internet connection speeds have improved and costs have fallen since 2009 in the region as at least four undersea cables began operating off Africa’s Indian Ocean coast, replacing more expensive satellite links.

 

Africa has fewer than five mobile-broadband subscriptions per 100 inhabitants, compared with more than 10 percent in all other regions of the world, according to the International Telecommunications Union, a Geneva-based industry group.

 

- BLOOMBERG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland gets fibre-through-the-air connectivity

 

In a bid to provide high speed broadband access to a million people in the regional market of Somaliland, Somcable has struck a deal worth over $3m to offer high speed access to subscribers, using fibre-through-the-air (FTTA) technology.

 

Somcable, traditionally a wholesale backbone operator deploying fibre across Africa, has moved into the market of providing network access to consumers as a result of the deal. The firm is using a multi-gigabit wireless solutions provider Bluwan’s FTTA technology for the last mile of connectivity, providing download speeds of up to 100Mbps. It is using LTE technology to provide upload speeds of up to 20Mbps.

 

“Previously in Somaliland, internet speeds were very slow. Most people in the country could only use the internet during the daytime, quite often at peak times the whole system would just shut down,” explained Michael Cothill, Somcable CEO.

 

“There was around 400Mbits throughput and providing this to a sizeable population was a challenge; the average person was experiencing speeds of around 64Kbps.”

 

To provide broadband services to the market, fibre-optic cables are laid from the Northern region of Africa to nearby Djibouti. Deploying fibre-to-the-home (FTTH) access to customers in Somaliland from there presented a real struggle, as roads in the region are not constructed in a way that allows infrastructure providers to deploy a full fibre grid. Therefore Somcable had to look at an alternative technology to provide access speeds that made the most of fibre technology.

 

The Bluwan FTTA Access solution uses line of sight technology in the 12GHz spectrum. It is comprised of small outdoor antennas that receive wireless broadband transmissions from a central transmission hub. The solution will be delivered and integrated by Globecomm Systems, a global provider of managed network communication solutions.

 

The solution beams microwaves from the transmission hub wirelessly to antennae on the rooftops of premises, and then uses a cable connection from the antenna into the home through a Bluwan box. The Bluwan box delivers wifi and LAN connectivity within the home and also carries and native satellite TV signals, which can also be redirected to a satellite TV set top box

 

Each transmission hub is able to provide up to 8Gbps throughput in a 360-degree 5km radius, delivering average constant speeds of 2Mbps, peaking at speeds of 100Mbps to thousands of consumers. This allows consumers to experience advanced broadband applications such as HDTV. Business users will also benefit from the broadband services by being able to work from home, use cloud applications, and exploit ecommerce and video conferencing opportunities, Somcable said.

 

“We have set a target to provide one million subscribers with access to high-speed broadband by 2015, to help move Somaliland into the knowledge-based economy,” said Cothill. “The lack of high-capacity backbone networks in the Horn of Africa means that wireless technologies are an important part of our strategy.”

 

The delivery of next generation broadband in Somaliland will mean that the market surpasses many other countries and regions in Africa and many places in the world, added Shayan Sanyal, chief commercial officer at Bluwan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this