Sign in to follow this  
A_Khadar

Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates

Recommended Posts

Aaliyyah   

actually yesterday i was thinking that Saado Cali should be there..it would be awesome and she will get to sing live her new songs geesh,shuushow bax, Run.... :) ( Akhadar if u havent heard those new songs check them out..)

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;770721 wrote:
actually yesterday i was thinking that Saado Cali should be there..it would be awesome and she will get to sing live her new songs geesh,shuushow bax, Run....
:)
( Akhadar if u havent heard those new songs check them out..)

 

salaam

I will insha'alah..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Peace Action;770829 wrote:
Is Ali Khalif wearing the Somali flag? If so that should send power message for all to see.

Yes as well as other G6 memebers..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Waxaa maanta ku tegay safar gaaban magaalada Xalin Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Odayaasha Aqoonyahanka ee G6 qaar ka mid ah, Safarkan oo ahaa kormeer u u guurgelida xaalada Nololeed ee Xoola dhaqatada iyo Beeralayda deegaanka Xalin ayaa waxaa ka mid ahaa wufuudii tagtay Dr: Cali Ciise Cabdi, Dr: C/Kareem Xassan Jaamac,Eng: Maxamed Buraalle Faarax iyo Odayaal kale iyo siyaasiyiin deegaanka ah oo uu ka mid ahaa Aqoonyahan C/Rashiid Ismaaciil Dheere oo ah madaxa amaanka ee degmada Taleex iyo Shirka Khaatumo2.

 

Hadalo iyo Googaabooyin koo kooban oo ay odayaasha Aqoonyahanku halkaas ka jeediyeen ayaa ku dheerigeliyey shacabka deegaankaas inay sii wadaan horumarka dhanka Tacabka beeraha iyo weliba horumarinta deegaankooda guud ahaan. Odayaasha ayaa aad ugu baraarujiyey shacabka degmada Xalin inay sii labo jibaaraan horumarkooda ,

 

Sidoo kale Garaad Jaamac ayaa asaguna shacabkaas uga mahad celiyey horumarka iyo waxyaalaha ay ku talaabsadeen ee dhanka tacabka beeraha, beerahan ayaa waxaa ay hodan ku yihiin, dalagyo kala duduwan, sida Saytuunka, Babayga, Mooska, Liinta, Basbaaska, Cudbiga , Timirta iyo weliba Xab xabka.

 

Booqashada Garaadka iyo odayaasha ayaa waxaa aad u soo dhaweyey dadka ku dhaqan deegaankaas Xalin, kuwaasoo ayaguna dhankooda balanqaaday inay sii wadi doonaan horumarkooda dhankastaba.

 

110.jpg

63.jpg

102.jpg

92.jpg

181.jpg

172.jpg

164.jpg

122.jpg

112.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Professor Cali khaliif galaydh walahi wa aftahan gartisa wa naqsaday wa u sarbeebey hadalka wa usi duurxulay hadalkisa wa qodobeyey wedhisa na wa dhiibtay wana goodiiyey amazing leader dadkisana wa la taliyey spoken like a true leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ How long is this predicted to last and are you planning to post some extracts from the speeches (I don't want what Liibaan does :P).

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;770983 wrote:
Professor Cali khaliif galaydh walahi wa aftahan gartisa wa naqsaday wa u sarbeebey hadalka wa usi duurxulay hadalkisa wa qodobeyey wedhisa na wa dhiibtay wana goodiiyey amazing leader dadkisana wa la taliyey spoken like a true leader.

Do you wish that Siilaanyo to be like Ali? lol..joking..

You're right Ali spoke well so as Dr. Ali Isse.. Dr. Ali Isse's speak and interview moved more than any other speach I ever listened.. I am praying good things for all somalis to come out of this conference insha'alah..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NGONGE;770985 wrote:
^^ How long is this predicted to last and are you planning to post some extracts from the speeches (I don't want what Liibaan does
:P
).

NG, If you watched the Dr. Ali Isse's interview with SomaliSat, he said there is no set schedule to last.. I will do my best to post any recording (vedio/audio) of the conference.. I posted few above already from the opening remarks by the two Drs and Garaad Jamac..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this