Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

TFG defence Minister on his way to beledweyne hiiraan.

Recommended Posts

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo ku wajahan Beledweyn

Carab-ciise-300x230.jpg

Dowlada KMG Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay wafdi heer wasiira ah u dirto magaalada Beledweyne ee bartamaha dalka Soomaaliya halkaasi oo dhawaan laga xoreeyey Al Shabaab.

 

Wafdiga oo uu hogaamin doono wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Xuseyn Carab Ciise ayaa ujeedkiisu yahay sidi uu ugu kuur gali lahaa xaalada magaalada iyo sidi gobolka loogu magacaabi lahaa maamul kumeel gaar ah.

 

Wararka ayaa sheegaya in wasiirka gaashaandhiga uu ku dhiiri gelin doono ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan Beledweyne sidi ay u dar dar gelin lahaayeen howlgalada ay ka wadaan halkaasi.

 

War saxaafadeed kasoo baxay shalay dowlada KMG Soomaaliya ayaa lagu sheegay in bilowga sanadkaan cusub ay ku dhameystiri doonto qabsashada guud ahaan gobolada ay maamulaan hada ururka Al Shabaab.

 

Ciidamo taabacsan dowlada KMG iyo kuwa dowlada Itoobiya ayaa todobaadkaan horaantiisi dagaal ku qabsaday magaalada Baladweyne, waxaana dowlada ay hada qorsheyneysaa in ay ku darto gobolada Galguduud, Shabeelaha Dhexe, Bay iyo Bakool.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Wiilkaan caadi maha. This is already the third frontline he is visting after Gedo and Jubba. TFg Minister outside Muqdisho compound would give folks and troops moral boost.

 

I take back my earlier qualification for calling him Fish and Chips dhaqancelis from UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes he is indeed very active going to the front line where needed when needed he went to dhooblay and now he is in beledweyne. Carafaat by the way he is not from the UK he is from the US.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Atleast the defense Minister is visiting the front line doing what he is good at Abdiweli is touring the partly peaceful clan enclave while he is needed in mogadisho to do the work a failure i guess.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Duke, werent you supporting Shariif& Sharmaarke, opposing Shariif and Farmaajo and then again supporting Shariif and Abdiwali. Pure out of clan reason.:D

 

XX and I are also of the same clan as of former FM Mahamed Omaar, Buuba, etc but said nothing positive about them cause there wasnt that much to mention. And this guys has simply done a good job.

 

Laakinse adigu macaa ki kaliya ee wax qabtay ee farmaajo macaa wa kasoo horjeeday. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this