Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Shinbir Majabe;818688 wrote:
scaled.php?server=824&filename=dsc05045e

Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin.

 

Sawirkaan waxaa ka muuqdo in sartaas dambe in lasoo turjiye u egtahay. Kuwa saas camal la dhisooyaa maanta. Magaalada wey sii foolxumeyneysaa haddaanan waxba laga qaban. Haddii saraha lasoo wada turjina dadka meel ee maraayaan maleh, laamiga mee ku socon doonaan. Sida Islii camal ayee ka dhigi doonaan Xamarna u maleynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;818716 wrote:
Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin.

MMA, wakhtigaas Dowlada Hoose shaqadooda wey qabsan jireen, inkasta ooysan ahayn 100% mid perfect ah, hadana bilicida magaalada iyo nadaafadeeda Dowlada Hoose ayaa u xil saarneyd oo ilaalin jirtay qofkii ku xad gudbana Ticket ayaa loo goyn jiray . Maanta midkasta oo woxoogaa dollar heysta meel buu iska xariiqanaayaa markaasuu siduu rabo u dhisanayaa!! Marshabeyeeri, Jardiinooyin, iyo meelihii qashinka la dhigi lahaa cid ka fakareysa ma jirto. Dadka dhan Qub iyo Qac eey iskaga socdaan.

 

Iga daa Dowlada Hoose waagaas wey shidneeyd, xitaa kooxdoodii sport-tiga Munishiibiyo khatar ayey ahaayeen. Laakiin marka laga raayo waxaa lagu foorjeyn jiray: Baxa dhulka soo xaaqa......:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladdaas hoose aad iyo aad looga cabsan jiray. Masuq maasuq dalalka kale Afrika lagu yaqaanay xataa laguma garaneynin, koley kistoo wey jirtee. Waxaa xasuustaa xataa mishibiyeeriga jabsan ma ogolaan jirin. Digniin ayee siin jireen dadka guryahooda saaran laamiga hore. Digniin ah inay dhisaan mishibiyeeriga ama ganaax weyn jiri jirtay. Ar maxaa guriga aabahey lagu qasbay maadaama uu mishibiyeeri dheer oo balaaran lahaa dhismahiisa. Ciyaalkeena ayaa burburin jiray banooni ayaa ku ciyaari jirnay. Markii dambe waaka joojinay duqa beesadaa ka dhameynee and he never asked us once to stop playing banooniga on shamiindada mishibiyeeriga guriga.

 

Dowladdaas hoose waxee kale ku adkeyd dadka taraqa, sigaarka iyo looska jidadka ku gadi jiray u badnaa ciyaalka danyarta ah. Lama ogaleen. Kuwa miisaska u yaalo isgoysyada iyagana lama ogaleen. Ar maxee kala carari jireen markee arkaan sarkaal u shaqeeyo dowladda hoose. Isgoysyadaas beeraha iyo dhirta qurxoon lahaa hadda dad daaro ka dhistay. Yaab. Isgoysyadaas Xamar aad u qurxooaan jireen, oo fiyooriyaal iyo dhir gaagaaban wada quruxsan ku abuurnaa, nalal yar yar lamps ahna ku dhex yaali jiray. Shukaansi 101 perfect ka dhigi jirtay meeshaas.

 

Waxee kale ku adkaan jirtay dowladda hoose dukaan walba bannaankiisa in uu ku dhaganaado calanka Soomaaliya. Waliba mid jeex jeexan dukaankii lagu arkana ganaax dhakab.

 

Xamar quruxdeeda iyo horumarinteeda dadaa ka shaqeyn jiray ee maba ogeyn. I hope kuwaan saraha iska dhis dhisanaayo inay xishmeeyaan shuruudaha magaalada lahayd ee meel walba ka dhisan. Xataa sawiro waxa arkaa xeebtii Xamar guryo dad ka dhisanooyo agteeda. Waaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

MMA, for sure wakhtigaas Dowlada Hoose had a great structure. Koley markuu wadanku hagaago wax walba waa la habeyn doona inkasta ay noqon doonto Feer iyo Farolaab...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Che -Guevara;818747 wrote:
^true but it's unfortunately

I didn't understand your comment, unfortunately that peace is returning or unfortunately there was ever war?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Showqi;818732 wrote:
MMA, for sure wakhtigaas Dowlada Hoose had a great structure. Koley markuu wadanku hagaago wax walba waa la habeyn doona inkasta ay noqon doonto Feer iyo Farolaab...

Inshallah, we will have strong, organized and transparant malashiibiya again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

1.JPG

 

Quote from Walaalkiis

Above picture does not look like city that's recovering from 22yrs of civil war, nabada fiicanaa

I am actually surprised you don't see any glimpse of recovery in that picture. I see a great recovery in that picture. I see folks running errands. I see lights back on the streets. I see building that are standing. I see what looks like a flourishing night life. I see a tremendous progress awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

yo....that pic with the jeans wearing lady is from Indonesia and not from xamar!! No indhoyar leave in xamar...U pple ever seen xamar.....smelly goat-herders!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this