Sign in to follow this  
Somalina

Beledweyn and environs (pics)

Recommended Posts

Nina Fox   

My Mama's Land is beautiful maasha allah. Thank You Somalina, once again you made me smile. Amazing pix indeed!

 

The negativity up in here is putting me off my coffee.... :rolleyes: Somalia is breathtaking and rich in natural resources. No need to put our own land down...meel kasto waa sidaaan hadii sawiro laga soo qaado.:P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Isniin, Jannaayo 02, 2012 (HOL) − Hay'adda Humanitarian Aid Foundation (IHH) oo ka mdi ah hay'adaha samofalka Turkiga ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa waxay ka hirgelisay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya iskuul iyo masjid, sida uu sheegay madaxa hay'addan, Taner Altun.

 

Iskuulka oo ka kooban lix galaas ayaa la sheegay inuu yahay dugsi hoose/dhexe oo loogu talogalay in ay wax ku bartaan 450-arday, iyadoo la sheegay in masjidka oo laga dhisay meel ku dhow iskuuulka la sheegay inay ku tukan karaan markiiba 150-qof.

 

"Masaajidka waxaa markiiba ku tukan kara 150-qof, waxaana laga dhisay meel ku dhow iskuulka," ayuu yiri madaxa hay'adda IHH, isagoo intaas ku daray inay qayb ka yihiin howlaha samofalka ah ee ay hirgeliyaan Soomaaliya.

 

Waa markii ugu horreysay oo hay'ad samofal oo Turki ah ay sheegto inay ka hirgelisay meel ka baxsan Soomaaliya dhismaha iskuul iyo masjid, waxaana tani ay horseedaysaa in hay'adaha Turkiga oo fara badan ay ka howlgalaan Soomaaliya oo dhan.

 

Mr. Altun ayaa sidoo kale sheegay inay hay'addu dhar iyo cunno u qaybsay kumannaan qof oo Soomaalia ah, isagoo sheegay in howlaha gargaarka iyo dhisidda goobo wax lagu barto iyo goobo lagu cibaadeysto ay sii wadi doonto.

 

Dalka Turkiga ayaa wuxuu ka mid yahay dalalka u soo gurmaday Soomaaliya markii ay ku dhufatay abaartii ugu xumayd muddo 60-sano ah, waxaana dowladda Turkigu ay sheegtay in howlaha ay qabanayso ay yihiin kuwo ay ku caawinayso Soomaalida.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

School and mosque construction completed. Thank you Turkiya.

 

p1012622w.jpg

 

p1012456.jpg

 

p1012586.jpg

 

p1012583i.jpg

 

p1012548.jpg

 

The new school can provide education to 450 students, both girls and boys, throughout the day.

 

p1012503.jpg

 

p1012510.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I don't understand it. These are pictures of a beautiful and progressive town. Where the hell did all the fighting or (at least) the signs of it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Breathtaking! Then again, koonfur was always the lushest, most fertile part of Somalia if not the whole East African region. Thanks for the images, Somalina - great thread!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Big up to Bulo Barde! :D

 

Lovely thread...Thanks Ms. Somalina for showing us a pleasant sight of parts of Somalia, waanba kadaalay hadal xun lee siduu meeshaas uga soo baxaayay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this