Sign in to follow this  
FreshPrince

An Autonomous SSC Federal Somalia State?

Recommended Posts

Taleexi   

Baahida abuurtay in beeshani maamul samaystaan waa ka dheregsanahay ee waa xal temporary ah ma aha mid waari kara. Bal dib u jeedaali taariikhda "SL" baa waqooyiga Soomaliya maamul kaga dhawaaqday dabadeed hadda waxaynu haysanaa Awdal, SL, Maakhir iyo SSC - Sidoo kale xagga PL waxaan haynaa SSC, Maakhir, Raascasayr iyo PL .... Koonfurta haddaad sii aado kaba daran - Hiiraan saddex maamul baa hal meel ka wada jira .... Isku soo xoori - clan states are neither granted nor sustainable in the long term. Dareensani dheriga karka waxaa ka keenay kulka balse Somaliya sidan way ku dad waayaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleexi;768971 wrote:
Reer SSC inay dantooda gartaan sida aan beelaha kaleba u rabo aad iyo aad baan u taageersanahay. Waxaan ka wadaa qabiilku waa sida onion layers where should we stop yaa good Aaliyah?

Walaal, adu ma mucaarad baa ku tahay Maamulka SSC? Why do you bring this clan-state argument only when it comes to SSC State? After all puntland is also a clan state and so is Somaliland, galmudug, Hiiraanland, Azania to name a few..

 

And, I don't feel that you are showing the same support & enthusiasm you were showing to the puntland clan-state to SSC? ma wax aad ka xanaaqsantahay baa jira?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Maya walaal - I participated and contributed tirelessly to diffuse the tension when the loss of life(my uncle & cousin) occurred prior to the grand conference. I also fully supported that the conference goes ahead as much serene as possible. It is on the record, how much criticism that I penned publicly and privately in the past with regards to the political gaffes of clan states and their detrimental effects - be it PL or SL. I even despise and against the performance of the VP of PL. It would be useless if we make circles.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleexi;768987 wrote:
Maya walaal - I participated and contributed tirelessly to diffuse the tension when the loss of life(my uncle & cousin) occurred prior to the grand conference. I also fully supported that the conference goes ahead as much serene as possible. It is on the record, how much criticism that I penned publicly and privately in the past the political gaffes of clan states and their detrimental effect - be it PL or SL. I even despise and against the performance of the VP of PL. It would be useless if we make circles.

 

Now it makes sense, so your uncle is the VP of PL. Anyways, walaal waan ku tacsiyadeenaya . sabar iyo imaan dhmaan ehelka iyo qaraabada, waa wax laga murugoodo. Insha'allah waxaan rajaynayaa in uu adeerka cali shire tageero shirwaynaha khaatumo iyo dadkiisana dhinac ka raaco inshallah ameen. Raali ahowna hadaan is fahanaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

No worries -- Shaqsi, ummadda danteedaa ka weyn - oo anigu ma aaminsani aabahayna ha ahaadee in loo joojiyo qof danta guud balse sheekada haddaan kor u yare qaadno Soomaaliyi waa is dhamaysay, oo waynu baaba'aynaa - Bal adigu Aaliya ii balan qaad caawa inaan reer SSC kala tegin, haddaad telephone-ka shirka saamayn ku leedahay bal magaca maamulka la samaynayo ha laga fiirsado oo Nugaal State ha loo bixiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleexi;768993 wrote:
No worries -- Shaqsi, ummadda danteedaa ka weyn - oo anigu ma aaminsani aabahayna ha ahaadee in loo joojiyo qof danta guud balse sheekada haddaan kor u yare qaadno Soomaaliyi waa is dhamaysay, oo waynu baaba'aynaa - Bal adigu Aaliya ii balan qaad caawa inaan reer SSC kala tegin, haddaad telephone-ka shirka saamayn ku leedahay bal magaca ha maamulka la samaynayo ha laga fiirsado oo Nugaal State ha loo bixiyo.

inadeer, waad ku maahdsantahay in aad ila fahantay in qadiyadu shaqsi ka wayntahay.

 

Magaca loo bixindoono maamulka, waxaa ka muhiimsan qadiyada SSC, oo ah in ay dadkayaga SSC maamul gaar u ah sameestaan oo dantooda gaarka ah u adeega, dhulkoodana xoreestaan. For now I prefer to keep the popular name SSC state of Somalia. But, also I don't mind Darwiish State, Nugaal State, hawd State, Durdur State, North Somalia State, New Somalia State..they all sound decent. At the end of the day a name is a name..no big deal.

 

Anuuna waxaan qabaa dadkayaga SSC in ay yihiin hal qoys oo aan waligood kala tageen. Bal aduu taleex state ha nugu sameen mucaradnimadana jooji...Kaftan

 

habeen wacan oo wanaagsan.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

With all due respect, Qabiil State will never bring a solution to the Somalis including SSC people. Let us all prayer a better solution--- peace and unity for all !!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

teleexi

I knew your family in burco. Reer Ali shire has always been great SSC family.

SSC state is about to safegaurd the unity of somalia first of all and local and national intrest of the people of SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Autonomous from who? Somaliland controls biggest cities and most SSC land. Would this mean that you finally acceptance that SSC is part of Somaliland?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this