Sign in to follow this  
walaalkis

Xawaaladaha Soomaalida Waqooyiga Mareykanka Oo Joojiyey Lacagihii Soomaaliya Loosoo Dirayey

Recommended Posts

Shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee ka shaqeeya dalka dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka ay Soomaalidu ku badan tahay ee Menesota ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo khamiis ah ay gebi ahaanba joojiyeen lacagaha loosoo xawili jirey gudaha dalka Soomaaliya.

 

Mas’uul u hadlay shirkadaha xawilaadaha Soomaalida ee menesota ayaa sheegay in maanta ay joojiyeen qabashada lacagaha loosoo xawili jirey gudaha Soomaaliya kaliyase ay dhameynayaan hada bixinta lacagihii ay horey u qabteen taasi oo ay ku fulinayaan go’aan dhowaan shirkadaha loosoo gudbiyey waloow mudadii loo qabtay ay berri ku egtahay oo bisha December ay tahay 30.

 

Shirkadaha Xawilaadaha Soomaaliya ee ka shaqeeya dalka Mareykanka ayaa horey loo shaaciyey in bangiyada kale ee dalkaasi ay xiriirka u jarayaan xawaaladaha Soomaalida taasi oo ka dambeysay kadib markii bangiyada Mareykanka uusoo foodsaaray wel wel ku aadan in xawaaladaha ay Soomaalidu isticmaalaan lacago loosoo marsiiyo kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab.

 

Soomaalida ku nool gudaha dalka ayaa inta badan waxaa lacago looga soo diraa dalalka Caalamka taasi oo waqtigan qeyb ka ah waxyaabaha ay dadka noloshooda ku tiirsan tahay waxaase aanay shaki ku jirin in arintan saameyn ku yeelan karto nolosha dad badan oo ku nool gudaha dalka.

another way to destroy Somali's economy . Stop the money transfer service. But Somalis will find another way to send money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this