Sign in to follow this  
Dr_Osman

PM Visits Key Areas In Bosaso. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Prof Cabdiweli iyo wefdigiisa oo goobo muhiim ah oo Boosaaso ka tirsan booqday [sawiro]

 

Updated:- 9 hours ago| 0 Commnets

 

Wefdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland oo ay qayb ka yihiin Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo DKG ah ka tirsan oo shalay magaalada Boosaaso soo gaarey ayaa maanta booqday goobo muhiim ah oo magaalada Boosaaso ku yaal.

 

Goobaha ay wefdigaasi maanta booqdeena waxaa kamid ahaa dekedda, iyo Suuqii uu dhowaan dabku qabsaday iyadoo amaanka magaaladuna uu maanta ahaa mid aad loo adkeeyey.

 

Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa gudaha dekedda iyo suuqaba socod ku maray waxayna warbixino ka dhegeysteen maamulka dekedda iyo qaar kamid ah ganacsatadii dhuwaan dabkii suuqa ka kacay ku hanti beelay.

 

Sidoo kale waxay wefdigaasi booqdeen Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso iyo saldhigga lagu tababaro ciidamda badda Puntland oo ku yaala meel dhowr km dhinaca galbeedka magaalada Boosaaso kaga beegan.

 

Intii ay gudaha Isbitaalka jogeen waxaa halkaas Mas’uuliyiinta ugu waramay maamulaha Isbitaalka iyo ku digeenkiisa waxayna uga warbixiyeen qaadka Isbitaalka iyo qaybaha uu ka kooban yahay.

 

Weli lama shaacin xiliga wefdiga Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ay magaalada Boosaaso ka dhoofayaan shalay ayeyna ahayd markii iyaga oo qayb ka ah wefdi uu madaxweynaha Puntland horkacayo ay magaalada Boosaaso soo gaareen.

 

Horseed Media

 

Boosaaso

 

vlcsnap-2011-12-28-15h55m38s164.png

IMG_9832.JPG

IMG_9883.JPG

IMG_9915.JPG

IMG_9780.JPG

IMG_9800.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bosaaso port looks like an 18 century port very poor and undeveloped but why is Abdicawar still touring the garowe clan enclave shouldn't he be in Mogadishu solving different problems with the parliament and approaching the difficulties that awaits him. I have to say this guy is very disappointing atleast Faarmaajo was doing his job correctly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

are you mad because a prime minister (from a REAL recoqnised nation) is touring Bosaso??

as for Bosaso port being so undeveloped why are reer burco using it??

you wont see a person from Garowe or Galkayo using berbera!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ The TFG prime Minister should be in the Somali capital working not touring in some clan state in the north. Alshabaab is fighting against the TFG and Kenyan troops in the lower Juba, Gedo is being bombed by the Kenyan air force. The TFG parliament in Mogadishu is total mess and this guy Cabdi cawar just smiles along and tours around in the garowe clan enclave misplaced priorities i have to say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

this guy Cabdi cawar just smiles along and tours around in the garowe clan enclave misplaced priorities i have to say.

the man is doing is job touring a federal state within his nation!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;768341 wrote:
Bosaaso port looks like an 18 century port very poor and undeveloped but why is Abdicawar still touring the garowe clan enclave shouldn't he be in Mogadishu solving different problems with the parliament and approaching the difficulties that awaits him. I have to say this guy is very disappointing atleast Faarmaajo was doing his job correctly.

He is touring another part of Somalia and Mogadishu is STILL running fine. That tells people like you something.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

These are the kinds of pictures that the international community needs to see. The PM has already shown the world how much Mogadishu has changed by playing soccer on the beach. Now he is showing that his government can still travel to other sides of the country.

 

Well done!

 

2011 has been fantastic!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this