Sign in to follow this  
walaalkis

Ingiriiska oo u ololaynaya in Soomaaliya loo soo diro ciidamo caalami ah

Recommended Posts

Dowlada Ingiriiska ayaa maanta sheegtay in ay dadaal ugu jirto sidii Soomaaliya loogu diri lahaa ciidamo nabad ilaalin ah oo suga ammaanka iyo xasiloonida dalka, kuwaasi oo ka imaanaya wadamada reer galbeedka.

 

Wargeyska News Baber ee ka soo baxa magaalada London oo warkan ka soo xigtay wasaarada Arrimaha dibedda ee Ingiriiska ayaa sheegay in Dowladda Ingiriiska ay bilaabi doonto Olole caalami ah oo Soomaaliya loogu ururinayo ciidamo caalami ah sidii loogu diri lahaa Soomaaliya si ammaankii Soomaaliya ee lumay oo mudada 20-ka sano ah Dowlad la’aanta ka jirtay dib loogu soo celi lahaa.

 

Warheysku wuxuu intaa raaciyay in London ay doonayso in howlgalka Milateri ee Soomaaliya in ay fuliyaan ciidamada NATO oo hore ugu soo guulaystay howlgalkii ay ku qaadeen Liibiya ee xukuna loogu tuuray Qadaafi.

 

Wargeysku wuxuu kaloo intaa araaciyay in Dowladda Ingiriiska ayan dooneynin in Ciidamo ay leedahay u soo dirto Soomaaliya, hase yeeshee ay doonayso in ay ka qeyb qaadato taageerada ciidamo caalami ah iyo u fidinta tasiilaadka xaga lojistikada oo ay u baahanyihiin ciidamada caalamiga ah ee ay qorsheynaso in sanadka 2012-ka loo diro Soomaaliya.

 

Dhanka kale R/wasaaraha ingiriiska David Cameron ayaa horey u sheegay in uu magaalada London ku qabanayo shirweynaha looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasoo lagu wado inuu dhaco bisha febraayo ee sanadka 2012-ka.

 

Somalia doesn't have oil like Libya so what's going on here ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;767705 wrote:
What is the difference ,,, AMISOM is already there

AMISOM has no choice. These nations are paid to be in Somalia. But why their master "the british" want to get their hands dirty

so obvious. I'm thinking U.K wants to get rid off all the refugees living in their soul back to their homeland and have them stop collecting

welfare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here in Australia, people are saying that Britain's main reason in wanting to intervene in Somalia's civil issues is to safeguard Somaliland Administration's interest. Apparently, the entire Somaliland ideology is falling apart, with International uprising and Awakening that has been seen throughout the Awdal, SSC and Makhri communities worldwide, both at home and broad.

 

Britain wants to see the return of the map of British-Somaliland Protectorate as an Independent Country. It will do that with all it's might to achieve that, without tarnishing it's reputation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this