Sign in to follow this  
FreshPrince

Khaatumo 2 Congress: The Reigniting of Great Minds, Great History, Great Nationalism

Recommended Posts

af noolna wuu hadlaa ayna wuu ciyaa, living mouths at their homes can say anything; likewise nobody can stop dogs from barking when they intend to, Mrrrrs Soomaalidiidka, check videos coming out from Taleex. the blue, beautiful Somali flag, the symbol of Somali unity, is clearly flying in the conference hall, on all street intersections of the city, on the T-shirts of the young and as outfit for the old especially for women. Doctor Ali Khalif Galaydh the former Prime Minister of Somalia is openly, in public, and on the loudspeakers in Taleex is reminding you, the SNM gang, that the Somali unity is untouchable. Hence you child-brained secessionists, let the world see what you can do about it as your so called minister minister threatened the conference yesterday. If you can not do anything about Khatumo II within the next 48 hours, it will be simply reconfirmation to the world that you are not serious about your claim that you can dismember Somali Republic. Do something Mrrrrs do..ggg..gies.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

GaadhHaye;769614 wrote:
af noolna wuu hadlaa ayna wuu ciyaa, living mouths at their homes can say anything; likewise nobody can stop dogs from barking when they intend to, Mrrrrs Soomaalidiidka, check videos coming out from Taleex. the blue, beautiful Somali flag, the symbol of Somali unity, is clearly flying in the conference hall, on all street intersections of the city, on the T-shirts of the young and as outfit for the old especially for women. Doctor Ali Khalif Galaydh the former Prime Minister of Somalia is openly, in public, and on the loudspeakers in Taleex is reminding you, the SNM gang, that
the Somali unity is untouchable
. Hence you child-brained secessionists, let the world see what you can do about it as your so called
minister minister
threatened the conference yesterday. If you can not do anything about Khatumo II within the next 48 hours, it will be simply
reconfirmation
to the world that you are not serious about your claim that you can dismember Somali Republic. Do something Mrrrrs do..ggg..gies.....

 

Well said Brother GaadhHaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

2_breaking_news_photo-278100040_std.jpg

 

xaglotoosiye21.jpg

xaglotoosiye11.jpg

 

Hon. President Sayid Sulieman Essa Ahmed XagloToosiye, the Founding Father of the Modern Daraawiish Movement, and 21st century Darwiish State.

 

 

 

President Xaglotoosiye And SSC Leadership Are Expected to Arrive in Taleex SSC-Somalia in Few Hours

 

Wafti Aaad u Balaadhan oo uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka-Goboleedka Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglotoosiye) Ayaa Kasoo Anbabaxay Magaalada Buuhooodle.

 

waftidii ugu balaadhnayd ee ka anbabaxda buuhoodle oo galabta u dhaqaaqay dhinaca deg.taleex(sowiro)

 

Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo hogaanka ssc dr saleebaan ciise axmed kaar (xaglotoosiye) ayaa casar liiqii galabta ka anbabaxay magaalada buuhooodle.

 

waftidan oo ka koobnayd cuqaal isimo waxgarad ganacsato siyaasiyiin iyo haweenka g/cayn dhalinyaro,waxaana ka mida ahaa suldaan siciid cismaan cali oday maxamuud x cumar camey.

 

waxaana ugu horeyn saxaafada kula hadlay goobta ay waftidu ka anbabaxaysay hogaanka ssc dr saleeban xaglotoosiye waxana uu sheegay in ay ku faraxsanyihiin anbabaxoda sidoo kalena waxaa uu wax lagu qoslo ku tilmaamay ninkii u hadlayay mamulka lamagac baxay s/land.

 

dhanka kale waxaa isna goobtasi ka hadlay suldaan siciid cismaan cali oo ah isinka kaliya ee lasocday waftidaasi waxaana uu sheegay inay yihiin waftida kaliya ee ka maqan goobta shirka waftiduna badan tahay ayna gaadhayan illaa bari taleex.

 

ugu danbaytii ayaa waxaa isaguna goobta ay wafuudan ka anbabaxaysay ka hadlay oday xaaji maxamud xaaji cumar oo ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay ninka ugu magacaaban s/land wasiirka arimaha gudaha waxana uu yidhi “umalayn maayo inay hada weerar damacsanyihiin haday damacsan yihiina way helayaan jawaabta tii ay heli jireen uun bay helayaan”.

 

sikastaba ha’ahaatee waxaa goobta ay ka anbabaxayeen ergooyinkani soo buux dhaafiyay dhamaan shacab waynaha g/cayn oo sagootinayay waftidan miisaanka ku leh buuhoodle waana waftidii ugu badnayd ee ka anbabaxda magaalada buuhoodle.

 

goor dhaw hamoogaanin full vedio

darwiishtv wararka radiossc waaca kuwa ugu doorka roon

xamse xasan geelle

buuhoodle soomaaliya

 

 

DSC06489.jpg

DSC06482.jpg

DSC06495.jpg

DSC06507.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafuudyo kala duwan oo wali ku soo qulqulaya Taleex iyo shirka oo la filayo in uu dhawaan furmo+sawiro

 

waxaa wali magaalada Taleex ku soo qulqulaya Ergoyinka iyo wafuudyo kala duwan iyada oo saacad kastaba ay magaaladda soo galayso wafuud cusub oo hore kuwaas oo si weyn loogu so dhaweeyo magaaladda

 

xubnaha G6 ayaa wada kulamo ay la leeyihiin dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshadda sida Isimadda, Culimadda, Haweenka, Dhalinyaradda, Cuqaasha waxana la shegay in dhamaatood ay ku dhamaadeen guul iyo is afgarasho waxana jira kulamo kala oo Isimada iyo Cuqaashuba ay dhexdooda ka lee yihiin

 

inta bada Ergooyinkii ayaa ku sugan madashadda shirka ee Taleex waxana ilo lagu kalsoon yahay ay allssc u xaqiijiyeen in Barito uu si rasmi ah u furmayo shirka Khaatumo2, dhamanba dalalka daneeya Soomaaliya, Qaramada Midoobay, Soomaaliya iyo Beesha Dhulbahateba waxa ay eegaysaa waxa ka soo baxa shirkan Khatumo2 waxana jiro Taageero iyo Talooyin ka imanaya beelaha Soomaaliyeed

 

 

DSC03009.jpg

DSC03044.jpg

DSC03021.jpg

 

DSC03057.jpg

DSC03153.jpg

DSC030781.jpg

 

IMG_0113.jpg

IMG_0156.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;769504 wrote:
The clan with the best history in the entire Somali Peninsula have finally decided to come together and claim their land. The forefathers of these people kept the Somaliness and the Muslimhood alive since the 1800's. They are the reason we are Muslims and Somalis today.

 

They have every right to create their own mini state until a strong central government is built.

 

 

VIVA SSC!

 

P.s. I see Abdikarim (The brain behind everything the TFG have accomplished since Shariif Canbe came to power) in the pictures. Good stuff!

The Zack, our history didn't start in the 1800s. You're making us seem like we're fresh in the game. lol

 

SSC people's history is at least 1,000 years old and some have shown prove that SSC people along with their cousins from Jubbaland, Puntland and Somali Galbeed date back to the ages of the Pharaohs. Nonetheless, we know for a fact that SSC people were present in the Jihads that Ahmed Gurey was involved in the 1500s (16th Century). That wasn't the beginning of our Nationalism for Somalinimo nor our Fight to Defend Islam either.

 

We have a long history as the people of SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

The Zack;769504 wrote:
The clan with the best history in the entire Somali Peninsula have finally decided to come together and claim their land. The forefathers of these people kept the Somaliness and the Muslimhood alive since the 1800's. They are the reason we are Muslims and Somalis today.

 

They have every right to create their own mini state until a strong central government is built.

 

 

VIVA SSC!

 

P.s. I see Abdikarim (The brain behind everything the TFG have accomplished since Shariif Canbe came to power) in the pictures. Good stuff!

Well said ,The Zack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abdul;769707 wrote:
Well said ,The Zack.

I agree, Zack is very good brother, he was always a sympathizer of SSC People, and a supporter of SSC State/ Darwiishland of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

bannermidnimossc1.jpg

 

xaglomuq.jpg

 

Khudbadii Sulieman Xaglotoosiye

 

 

 

UNITED-SOOL SANAAG CAYN: Hoggaanka SSC oo ka Qaybgalaya ShirWeynaha Khaatumo Labo

 

Hoggaanka SSC oo ku sii wajahan inay ka qaybgalaan Shiraynaha loo dhan yahay ee Khaatumo 2 oo ka socda Madasha Taleex. (DAAWO VIDEO).

 

Dr. Saleebaan Ciise (Xagla-toosiye) iyo wafdi balladhan oo uu hogaaminayo ayaa ku sii wajahan Magaalada Taleex si ay uga qaybqaataan shirwaynaha Beelaha SSC.

 

Halkan Ka daawo: courtesy of Darwiish TV.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

High Level SSC Delegation Left Buhoodle to Participate Khaatumo Grand Confrence II, Taleex SSC-Somalia

 

Wafti Heer sare ah oo kasoo Anba baxday Buuhoodle oo Taleex Kusoo Wajahan Beri.

 

 

Waxaa Magaalada Buuhoodle kasoo Anba baxay Waftri balaadhan oo Ka kooban Siyaasiyiin,Cuqaal Isimo iyo Wax garad kale waxaana ay dhamaantood kusoo Food Leeyihiin Maalinta Beri ah Xaruunta Taarikhiga ah ee Taleex, Waftidan ayaa ah Wafti heer Sare ah oo Sida la sheegay wata Gaadiid ku dhawaad 30 Gaadhi ah, waxaana ay Safarkoodii ay kaga soo anba bexeen buuhoodle ay kaga Hadleen Hadalkii Kasoo Yeedhay Maamulka Somaliland,

 

Waxaana ay waftidani Maamulka Somaliland Ugu Baaqeen in aanu Faro Gelin karin Shirka Beelaha SSC hadii uu hadalkaas ka dhago adaygana uu kala kulmu doono Dhirbaaxadii Kalshaale oo kale.

 

Oday Maxmuud Xaaji Cumar Camay ayaa ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeedhayWasiirka Somaliland ee Arimaha Gudaha mid aan ku qotomin xaqiiqada dhabta ah ee jirta , wuxuuna sheegay Xaaji Maxmuud Xaaji Cumar Camay in maamulka Hargeysa helidoono jawaabtii uu horeba u heli jiray hadduu isku dayo in uu weerarku qaado xarunta shirka ee Taleex.

 

 

DSC06477.jpg

DSC06508.jpg

 

Buuhodle.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DHAGAYSO KHUDBADII DR CALI KHALIF OO DHAMAYSTIRAN

 

 

 

 

 

 

Dr. Cali Khaliif oo Khudbad Aad Qiimo Badan ka Jeediyey Taleex, SSC-Somalia

 

Shirka Khaatumo II oo si habsami ah loogu soo qulqulayo ka qaybgalkiisa ayaa waxaa indho idhdayn ku soo sameeyey goobaha lagu marti gelinayo ergooyinka faraha badan ee loogu talo galay shirkaa gudiidda shirkaa ugu saray ee la magac baxday G6.

 

Kormeerkaa gudiddu samaynaysay ayaa waxaa qudbad aad u qiimo badan ka jeediyey Dr. Cali Khaliif Galaydh, qudbadaas oo taabanaysa dhibka haysta dadka ku dhaqan gobolada SSC, dhibkaana ku tilmaamay mid dadka ku dhaqan goboladani ay iyagu isu geysteen.

 

Mudane Cali Khaliif oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in aan loo baahnayn in maanta faraha la isku fiiqfiiqo, lana ilaawo waxii hore u dhacay loona baahanyahay in maanta talo midaysan oo dhinacyadda laga taaganyahay la isugu yimaado. Taladaa midaysanna lagaga saaro dhibka haysta dadka ku dhaqan goboladan Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa waxaa kale oo hadalkiisa ka mid ahaa in badbaaddada dadkayga iyo kan dalka Soomaaliyaba xil balaadhani naga saaranyahay, arintaasina ay tahay ta magaaladan Taleex na keentay. Waxa kale oo Dr. Cali afka ku dhuftay isaga oo u dardaar welinaya maamuladda hareeraha ka xiga goboladda SSC in aanan marnaba badbaadinta dalka Soomaaliya aanan cid kale u daba fadhiisanayn.

 

Khuburadda, Cuqaasha iyo wax garadka isugu yimid magaaladda Taariikhigga ah ee Taleex ayaa waxaa ka muuqda shucuur aad u farxad gelisay dadka Soomaalinimadda jecel oo dhan, waxaanad moodaa in maanta mididda dadka ku dhaqan gobolada SSC ay aad u afaysantahay si deg deg ahna wax loogu goyn doono.

 

Dhanka kale nin maamulka Soomaalidiidka ah ugu magacaaban Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa shirkaa ku tilmaamay mid lagu khalkhal gelinayo maamulkoodda, hadii ay waxa dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka dareemaana ay weerar cad ku qaadi doonaan magaalada Taleex.

 

Ninkan oo hadalkiisa hanjaabad aad u caadifadaysani ka muuqatay ayaa magaaladda Taleex iyo beelaha ku shirayaba ku tilmaamay in ay ka tirsanyahiin maamulka Somaliland, hadii ay beelahaasi calanka Soomaaliya u soo huwadaanna ay iyagga caqabad balaadhan ku noqonayso, hadii taasi dhacdan aanay indhaha ka qarsan doonin.

 

 

 

 

 

Buhodle.net

 

 

 

DSC03613.jpg

DSC03592.jpg

10.jpg

DSC03591.jpg

 

DSC03621.jpg

DSC03713.jpg

 

somali-flag-lng-life-mogadishu-somalia+1152_13000501101-tpfil02aw-27353.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

so.gif

somalia_flag.jpg

Map-Somalia-Somali-Flag-196186.jpg

 

 

 

Warlord Siilaanyo iyo Jabhadiisa SNM Oo Baqdin iyo Walaac Kamuujisay Calanka Soomaaliya Ee Lagu Soo Dhaweeyay Gudiga G6!

 

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeisa ayaa waxaa si aada looga hadal hayo shirwaynaha ka socanaya magaalada Taleex kaasi oo beelwaynta *********** ay kaga tashanayso Aayaheeda.

 

Maamulka SNM ee isagu markasta caadaystay dibu celinta deegaanada SSC ayaa isagu waxaa uu sheegay inuu doonayey in shirkaasi ay kasoo baxdo in lagu soo biiro Maamulka SNM, Hasa ahaatee waxa uu sheegay in imika sida uu ku socda ay san ahayn habkii ay filayeen, Iyagoo dhanka kala walaac xoogan kamuujiyey Calanka Qaranka Jamhuuriyada Soomaaliya.

 

Maamulka SNM ayaa isagu markiiba doonayey Inuu Qalalaase ka dhex abuuro Shirka hasa ahaatee markii uu arkay Ciidama Dawlada Ethopia ee soo gelbiyay wafdigaasi ayuu kagaab saday.

 

Dhinaca kale Dawlada Ethopia ayaa waxa lala yaabo ku tilmaantay Cabsida Soo wajahday Horgale Siilaanyo Maadaama Ay xaq uleedahay Beel waynta *********** inay ka tashato Masiirkeeda iyadoo ugu baaqday inuu faraha kala baxo Arimahaasi.

 

sscnews

 

_________________

 

 

siilaanyo2.jpg

 

Cabsi Xoogleh Oo La Soo Deristay Maamulka Hargaysa Oo Ku Aadan Shirka Khaatumo_2 Ee Taleex!

 

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeisa ayaa waxaa si aada looga hadal hayo shirwaynaha ka socanaya magaalada Taleex kaasi oo beelwaynta *********** ay kaga tashanayso Aayaheeda.

 

Maamulka SNM ee isagu markasta caadaystay dibu celinta deegaanada SSC ayaa isagu waxaa uu sheegay inuu doonayey in shirkaasi ay kasoo baxdo in lagu soo biiro Maamulka SNM, Hasa ahaatee waxa uu sheegay in imika sida uu ku socda ay san ahayn habkii ay filayeen, Iyagoo dhanka kala walaac xoogan kamuujiyey Calanka Qaranka Jamhuuriyada Soomaaliya.

 

Maamulka SNM ayaa isagu markiiba doonayey Inuu Qalalaase ka dhex abuuro Shirka hasa ahaatee markii uu arkay Ciidama Dawlada Ethopia ee soo gelbiyay wafdigaasi ayuu kagaab saday.

 

Dhinaca kale Dawlada Ethopia ayaa waxa lala yaabo ku tilmaantay Cabsida Soo wajahday Horgale Siilaanyo Maadaama Ay xaq uleedahay Beel waynta *********** inay ka tashato Masiirkeeda iyadoo ugu baaqday inuu faraha kala baxo Arimahaasi.

 

Ismail Hara-digeed

Riinji News Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

'Liibaan';769565 wrote:
" frameborder="0" allowfullscreen>

 

LIVE FROM: Taleex, SSC-SOMALIA

 

 

Burbur xoogan oo ka Muuqda Dhismayaashii Daraawiishta ee Degmada Taleex

 

Daarilaalo.jpg

Daarilaalo1.jpg

Qalcado.jpg

 

Silsilada-3.jpg

Silsilada1.jpg

Silsilada2.jpg

 

Dhalinyarada3.jpg

Taleexi.jpg

 

These are national treasures, and should be restored, and preserved. Should be in the UN heritage list

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

camey2.jpg

 

Maxamuud X. Cumar Camay: "Jabhada Somalidiidka Way Heli Jawaabteeda Hadday Isku Daydo In Ay Soo Weerarto Taleex, Cashar eenan Waligood illaawin iyo Dhirbaaxo Kulul Ayaa La Huwinayaa"

 

 

Buuhoodle: -Oday Maxamuud Xaaji Cumar Camay ayaa ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeedhay ninka maamulka Hargeysa u qaabilsan arrimaha gudaha mid aan ku qotomin xaqiiqada dhabta ah ee jirta. Wuxuuna sheegay Xaaji Maxmuud Xaaji Cumar Camay in maamulka Hargeysa heli doono jawaabtii uu horeba u heli jiray, hadduu isku dayo in uu weerar ku qaado xarunta shirka ee Taleex.

 

 

 

Xaaji Maxamuud ayaa hadalkan ka jeediyey xilli ay maanta galinkii danbe ka anbabaxayeen magaalada Buuhoodle, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Taleex oo shirku uga socdo beelaha ***********.

 

Hadalka Oday Maxamuud Xaaji Cumar Camay ayaa jawaab u ah hadal uu shalay warbaahinta ka jeediyey maamulka Hargeysa, isaga oo ku hanjabay maamulkaasi in ay weerarayaan goobta shirku ka socde ee Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Som@li;769741 wrote:
These are national treasures, and should be restored, and preserved. Should be in the UN heritage list

Well Said, I agree with you Brother Som@li

Share this post


Link to post
Share on other sites

MORE DELEGATION ARRIVES IN TALEEX.

 

Wafti uu Horkacayo Ugaaska Beesha Xaamud Ugaas ee Ugaas Faraax Dheere oo Taleex Lagu Soo dhaweyey+sawiro

 

Waxaa maanta Soo gaadhay Gelinkii Hore Taleex Wafti uu Horkacayo Ugaas Faarax Dheere waftidan oo kasoo kicitimay Tuulada Karin garfood ayaa waxaa kamid ahaa Cuqaal iyo Ergooyinka Shirka Khaatumo 2 uga Qayb Galaysa Beesha Xaamud Ugaas. waxaaana soo dhawayn loogu sameeyey Hoolka Shirarka ee Taleex waxaana halkaas kula hadlay Afhayeenka Gudiga Qaban Qaabadda Gudaha ee Shirka C/fataax Cismaan Dhalac waxaana uuna uu halkaas c/fataax kasoo jeediyey Qudbad uu Ergadan kusoo dhawaynayo isagoo c/fataaxna uu sheegay in uu ku faraxsanyahay in ay ergada uu horkacayo Ugaas Faarax ay Si nabad ah kusoo Gaadhan Talex.

 

waxaa intaas kadib halkaas ka hadlay Ugaas faarax Dheere wuxuuna sheegay in uu ergadiisu tahay Ergadii Ugu Danbeysey ee Baalaha SSC isla markaana waxa ay ugu dib mareen ay tahay in ay soo gelbiyaan ergooyinka dhanka hawdka ka imaanaysa ee soo marayey deegankisa isla markaana ay sugayeen amaanka ergooyinkaasi waxa uuna aad ugu mahad celiyey Dhamaanba Cidii Soo qaban qaabisay isla markaana hindisaha shirka lahayd waxa una sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay imaanshiyaha taleex.

 

Isku soo wada Duubo waxaa Haatan taleex laga sugayaa Hogaankii SSC kuwaasi oo Gelinkii Danbe e Maanta kasoo kicitimay Buuhoodle.

 

2.jpg

10.jpg

4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this