Sign in to follow this  
Carafaat

Breaking News: The Police is back in Muqdisho, Maanshallah!!!!

Recommended Posts

Carafaat   

Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday

 

Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday iyo Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka qaybgalay Munaasabadaasi (Daawo Sawirada).

 

Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo uu madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ka soo qaybgaleen Munaasabadaasi, iyagoo ka soo duulay Magaalada Garoowe oo ay shalay gaareen.

 

Xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Iskool Buluusiyo ee magaalada Muqdisho, iyadoo xubno fara badan oo dowladda KMG ah ka tirsan ay ka qeybgaleen oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno, mas'uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir, taliyeyaasha ciidamada iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi.

 

IMG_6182.jpg

 

IMG_61751.jpg

 

IMG_6120.jpg

 

IMG_6009.jpg

 

IMG_6066.jpg

 

IMG_60831.jpg

 

IMG_6137.jpg

 

IMG_6003.jpg

 

IMG_6173.jpg

 

IMG_6031.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

After 20 years of UNOSOM, AMISOM, Xabashi's, Army and all other kind of mercenaries and militia's, finally they are back. The Police is back in Muqdisho. No other institution can better personificate the state and put in practice the enforcement of law, protect property and reduce crime, then the Police. The best army in the world cant do the work of a policeman.

 

President Sheick Shariif has done a good job, far better then most have expected. Therefor all those who have mocked him and called his Presidency a failure can now apologize publicy on SOL and . People Like General Duke, Ngonge, Zack, Xaaji Xunjuf, etc, etc should admit how wrong they were on this men.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Markaa Police laguma arki jirin wadooyinka, askar kaliya. Maaddeey, adigu listka mucaaridka nabada iyo horumarka Shariifka keenay meel sare ayaa kaga jirtaa. Fadlan raali galin bixi, waa lagu saamixiyaa markaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

as much as this sight is pleasing to those who loan for order and stability, its premature to consider it as the end of as you say "20 years of UNOSOM, AMISOM, Xabashi's, Army and all other kind of mercenaries and militia's". their mere existence is as result of the presence of Amisom troops and no one is really sure about how effective they are or will be. in all likely-hood they will be as corrupt as any of the many noneffective institution that compromise the TFI.

 

i do share your optimism and the hope that thinks will change for the better in somalia, (IA) but i don't think that much credit should be accorded to Mr. Sherif.

Share this post


Link to post
Share on other sites
aero   

Great news. I'm not sure how long it'll last but hey job well done. Having a boot camp wouldn't hurt. I see a few tubby folks and a hand full of skeletors. Boot camp builds strength and muscle :).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Carafaat, almost every night dagaal ayaa Xamar ka dhaca, qaraxyadana waa joogto, ku dar dhibaatada ay mar walba ciidamada TFG shacabka 'qaxootiga' u geystaan ee dilka & dhacu ka mid yahay. Cawaantan wax lagu amaano lama imane yeysan ku dambaajin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Many Somali's seem to confuse Police with Army because both wear uniforms and carry weapons. But internal security can only be brought back by the Police. Police personnel are recruited locally and its main goal is enforcement of Law and protection of civilians rather then fighting an outside enemy and therefore are more sensitive to local sentiments and cooperate with civilians for internal security. This makes the police more conducive to handling internal security duties. And its the first time in more then 21 years that real police are patrolling the streets of Muqdishu, rather then army dressed up as police and doing police work or !!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;766391 wrote:
Carafaat, almost every night dagaal ayaa Xamar ka dhaca, qaraxyadana waa joogto, ku dar dhibaatada ay mar walba ciidamada TFG shacabka 'qaxootiga' u geystaan ee dilka & dhacu ka mid yahay. Cawaantan wax lagu amaano lama imane yeysan ku dambaajin!.

lol abu mansuur aa meeshaaneti ka hadlooya mujaahidiinta aa la taageera maahino?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Maddeey, khalad weyn ayaa lagalay wakhtigii 2006/2007 weerar lagu qaaday ICU. Laakinse khaladkaa aan wax ka barano, oo cidii meel maamul u sameenisaa ha la tageero oo lala shaqeeyo, oo ha la toosiyo wixii qaldan. hadii kale ma sidaad uun ayee umadu ku jiri. Markaa anigu horeey wallahi maan taagi jirin TFG, laakinse maanta madama ee Muqdisho oo dhan yaga ee hoostimada, shacabkii ee daleen, xal diyaar u yihiin, waan ku khasbanahay magalada cidii shacabku ogol ka yahay oo sharci ku maamulisa ina la tageero. markaa waa xal, mid qurux badan maha. laakinse waa Xal!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Thanks carafaat, Dad badan baa ka ooyi, oo ka nixi runtii Sawiradan aad soo gelisay, oo 20 sano ku faaneyey burburka iyo Jabka Xarunta Umma Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this