Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Djibouti Troops Arrive Muqdisho

Recommended Posts

Waxaa garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde soo caga dhigtay duyuurad waday boqolaal ciidan Jabuutiyaan ah oo iyagu hor dhac u ah ciidamadii qalinka lagu duugay in ay Jabuuti geyn doonta dalka Soomaaliya, Diyaaradan ayaa la noo xaqiijiyey in ay Siday Ciidan ku labisan dirayska Dawlada Jabuuti,boorsooyina dhabarka ku sitay.

 

Sida ay noo xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugnaa garoonka Diyaradaha ayaa waxa uu yiri “walaal ciidanka waxa ay ka socdeen Jabuuti waxaana la sheegay in ay hor dhac u yihiin ciidamadii ay balanqaaday dowladda Jabuuti” sidaa waxaa yiri Goobjooji Ku sugnaa garoonka gudihiisa.

 

Ugu danbeyntii ciidankaasi ayaa ahaan doona cutubkii ugu horeeyay oo ay Jabuuti gaarsiisay magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qaatan dagaalada u dhexeeya dowladda Soomaaliya oo garabsiinayaa AMISOM iyo Kooxda Alshabaab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Good move. Somali issue's should be solved by Somali's themselves. If the TFG or regional admins would invite Somaliland to send peace keeping troops. I would be all for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

even in that case a real patriotist would rather have his own kind as butchers then have foreign butchers. I doubt your patriotism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this