Sign in to follow this  
Qandalawi

SOMALIA Conference, GAROWE, PUNTLAND

Recommended Posts

Shariif Xasan oo gaaray magaalada Garoowe

 

13637-full-so.jpg

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka anbabaxay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in ay gaareen magaalada Garoowe halkaasi oo lagu wado in bari uu ka furmo Shirka wadatashiga.

 

Shariif Xasan iyo Wafdigiisa oo la sheegay in ay ka kooban yihiin 20 Xildhibaan ayaa waxaa la sheegay in si weyn ay magaaladaasi ugu soo dhaweeyeen Madax ka tirsan Maamulka Puntlanad oo ka mid yahay Madaxweyne Faroole iyo dad kale oo shacab ah.

 

Soo dhaweyn kadib ayaa Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Madaxweyne Faroole iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu sheegay Shariif Xasan in uu ku faraxsan yahay in uu gaaro magaalada islamarkaana uu ka qeyb galo Shirka wadatashiga ee lagu wado in bari uu ka furmo Garoowe.

 

Sidoo kale C/raxmaan Faroole oo isna dhankiisa Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in ay ku faraxsan yihiin in Wafdi ka socda dowladda KMG ay soo gaaraan magaalada Garoowe oo uu sheegay in ay soo dhaweynayaan.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Well done to Puntland. In many ways Puntland has been an positive example to Somalia. It forced regionalism to Somali(TFG) politicians who always had a centralist focus and seldonly had any attention for the regions. It showed the Somali nation that peace is homegrown and build bottem up from community level.

 

And this latest Conference's is the first of many local and regional (reconcialation) Conferences needed to build a new Somali nation. Puntland truly showed Somali's the right road.

 

Kuddos to Puntland:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe:Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ka warbixiyey Imaanshihiisa Garoowe, Amaanka Caasimada oo qaab cusub loo sugayo & Ergada shirka oo weli Garoowe kusoo gurmaya.

20. december 2011

 

APL

 

 

 

Garoowe:(Allpuntland)-Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan oo maanta soo dhawayntii ugu saraysay loogu sameeyey magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland ayaa sheegey inuu ka qaybgalayo shirka Wadatashiga Tastuurka jamhuuriyada Soomaaliya oo Arbacada beri ah si rasmi ah uga furmaya magaalada Garoow ee caasimada dawlada Puntland halkaasoo caawa aad loo adkeeyey Amaanka guud ee caasimada Puntland meelaha qaarna lagu xiray Kaamirooyin laga daawanayo goobaha Amaanka lagu sugo lagana arkayo cidkasta oo Amaanka wax u dhimaysa.

 

Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa sheegey in Soo dhawaynta maanta loosameeyey ay ka turjumayso Nabad iyo Dawlad jacaylka reer Puntland kuwaasoo tan iyo markii maamulka Puntland la aas aasay ku mashquulsanaa raadinta Soomaaliweyn iyo isku keenista shacabka Soomaaliyeed oo kala tagay wuxuuna Gudoomiyaha Baarlamaanku sheegey in ay Puntland ku guulaystaya Ilaalinta nabadeeda iyo Maamul Wanaaga.

 

Gudoomiyuhu wuxuu sheegey in shirka Beri garoowe ka furmaya uu yahay mid muhiim ah oo Dawladnimada Soomaaliya boos muhiim ah ka galaya isagoona sheegey inuu rajaynayo in ay qodobo wax ku ool ahi kasoo baxayaan shirkaas, Dhinaca kalena ergada dhinacyada Soomaalida ee shirkaas ka qaybgalaysa ayaa kusoo gurmaysa Caasimada Puntland ee garoowe iyadoona madax kale oo kasocda Dawlada Soomaaliya, Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud, madax kasocota Midowga Afrika, Igad iyo Amisom la rajaynayo inay iyana waqtiyada dhow Garoowe soo gaaraan.

 

Cabdiqani Xayir

Cqxayir@hotmail.com

Allpuntland Team

Share this post


Link to post
Share on other sites

High ranking TFG ministerial delegation led by Prime Minister Abdiwali Ali Gaas is expected to arrive Garowe tomorrow. Tune in for more updates and pictures

 

 

Viva the Republic

Share this post


Link to post
Share on other sites

As ever the likelihood something constructive coming out of yet another conference are extremely low.

Until there is a president, prime minister, parliamentary speaker and parliament who are united and who's priority is to return a semblance of peace and normality to wadanka (and not their individual gain- materialistic or otherwise) nothing of real significance will appear from their efforts and they sure as hell won't beat the Shabaab.

 

Perhaps we will be lucky in the summer, and "elect" a president with some genuine credibility, who will designate a speaker who won't try to abuse his position at every opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Centurion;766436 wrote:
As ever the likelihood something constructive coming out of yet another conference are extremely low.

Until there is a president, prime minister, parliamentary speaker and parliament who are united and who's priority is to return a semblance of peace and normality to wadanka (and not their individual gain- materialistic or otherwise) nothing of real significance will appear from their efforts and they sure as hell won't beat the Shabaab.

 

Perhaps we will be lucky in the summer, and "elect" a president with some genuine credibility, who will designate a speaker who won't try to abuse his position at every opportunity.

Saxiib, Somali's(institutions) coming together and consulting within Somalia without any foreign leader or goverment hosting them is a positive step. Go Garowe!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Very good, welcome Mr Speaker of Parliament, your visit shows the unity among Somalis and I believe you are a + rather than a -

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;766453 wrote:
Saxiib, Somali's(institutions) coming together and consulting within Somalia without any foreign leader or goverment hosting them is a positive step.
Go Garowe!

After 21 years of civil war that is hardly something to be ecstatic about.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this