Sign in to follow this  
Aaliyyah

Xafladii soo dhawayntii dhalashada Awdal State oo si heer sare ah u dhacay daawo sawiro (Toronto)

Recommended Posts

Duufaan   

Somalia;765895 wrote:
Good job.

 

Azania - Progressing ✔

Awdal State - Progressing ✔

SSC - Sii soco soo socod ✘

I agree, SSC needs to make a home visit. Yoocada is only 5 km from faroole's home

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Dhashiina ha cuninee Noo Mudda Calankii Midnimo.. Hees ka mid heesihii Xaflada Awdal State ee toronto laga qaaday & fanaanintii

qaranka

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Soo Dhawanytii Madaxweyne Garyaqaan Rashiid Aw Nuur Xirsi iyo Toronto

 

[AOL]Toronto,Canada,17-12-2011 Waxaa Magaalada toronto ee dalka Canada lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamul goboleedka Awdal State of Soomalia Mudane Garyaqaan Rashiid Aw Nuur Xirsi iyo Wafti uu hogaaminayay, Madaxweyne Rashiid Aw nuur xirsi ayaa kala hadlay Jaaliyada reer Awdal State sidii loo sii hore marin lahaa talaabooyinka wanaagsan ee uu maamulkiisu ku talaabsaday mudada kooban ee u dhisnaa isla markaana dowladu ugu wareegi lahad gudaha dalka.

 

Waxayna dhamaan jaaliyada reer Awdal state kala hadleen sidii loo garab istaagi lahaa maamulka Awdal State kulanka halkaasi ka dhacay waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Jaaliyada, sida aqoonyahano, culumaadiin, dhalinyar iyo waayeel waxaa kale ka soo qayb galay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada toronto.

 

www.awdalonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Considering Diaspora is the lifeline and the source for development and political direction, Awdal is a reality now.

 

NGONGE wuu inkiri siduu waagii horeba u inkiray SSC ilaa Kalshaale lagu diriray oo anti SSC protest ay ka dhacday Hargeysa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

reality iyo nus. Awdal state alle ha garab galo.

 

Akash thanks for the clips..wa umad aqoon alle siiyayo ilaa ab ka ab ubadki dhashaba lagu abaabiyo...ya salaam.

waa arli cilmiga logu aflaxo ...Awdal state lama aasi karo...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this