Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland Oo Sheegtay Inaanay Ka Qayb Galayn Shirka Somalia Lagu Qabanayo Magaaladda London

Recommended Posts

Saalax   

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inaanay Ka Qayb Galayn Shir Lagu Qabanayo Magaaladda London Kaas Oo Lagu Hashiisiinayo Kooxaha Somaliya.

 

“Waxa jirra shir magaalada London lagu qabanayo oo lagu heshiisiinayo kooxaha Soomaaliya, shirkaasina ma aha mid khuseeya Somaliland”. Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland

 

Hargeysa (GNS) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa shaaca ka qaaday inaanay Xukuumadda Somaliland ka qeyb gali doonin shir ay dawlada Ingiriisku u qabanayso kooxaha Soomaaliya Bisha December ee fooda inagu soo haysa.

 

Sidaas waxa uu Wasiirku ku sheegay mar uu maanta u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta dalka, waxana uu wasiirku tilmaamay in shirka lagu qabanayo Magaaladda London uu yahay mid dib u hashisiinayd, siddaas awgeedna aanuu khusayn ayuu yidhi Wasiirku Somaliland, isaga oo arimahaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi “ Waxa jirra shir magaalada London lagu qabanayo oo lagu heshiisiinayo kooxaha Soomaaliya, shirkaasina ma aha mid khuseeya Somaliland”.

 

Shirkan ayaa ah mid ku saabsan Dib u hashiisiinta Somaliya, waxana loo qabanayaa Kooxaha kala duwan ee Dalka Somaliya, waxana shirkan lagu sheegay mid dib u haashiisiinayd, taas oo lagu dhexdhexaadin doono qaybaha kala duwan ee Dalka Somaliya.

 

.

 

http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=19732&permission=1&audioFile=

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;763090 wrote:
Why not? What has changed?

Did Somaliland ever attend Imbagati or Carta or shirki Cairo Somaliland never attends peace conferences held for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;763105 wrote:
How about the NY, Nairobi and Londen meetings? How is this one diffrent from previous ones?

The Somaliland FM minister briefed the UN in New York About Somaliland the same with Kenya when UN ambassadors arrived there.

The UK government strictly organized this for Somalia not Somaliland the same way ina Cumar geele did that in 2000 the same way the kenyans did at Eldoret see the difference carafaat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So it is like xaflad aan lagaaga wicin inaa baaq kasoo saartid, saying you are not going to attend. Oh, maxaa la dhahaaye markaan camal. Yes, isqor bilaa liis.

 

Markii laguu waco ama meel lagaaga martiqaado wax ka dheh, hala i maqlo ma'ahee adigoo laguu wicin. Or perhaps this is intended as a crying call of hala ii waco anigana. Marka ciyaar hooseed la ciyaarayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;763147 wrote:
So it is like xaflad aan lagaaga wicin inaa baaq kasoo saartid, saying you are not going to attend. Oh, maxaa la dhahaaye markaan camal. Yes,
isqor bilaa liis
.

Abdul;763208 wrote:
This meeting is for somalia which includes north west region.

 

He knows it is for Somalia dee not Somaliland ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

if a father speakes the children will start crying, the international community does not know three or two somalis they only know one somali one flag. xaarka hala iska duwo. wakhtigu wuu imadey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this