Sign in to follow this  
Che -Guevara

Nomad of the Year

Recommended Posts

Juxa   

i know i know i know

 

Ngonge cagtuu marsiiyay everyone, lakin fear not............altho i resent you described me as a ''girl'' hadana i got your back

 

Blessed it is not matter of making choices, it is expose on Che, yacni si si bey wax yihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Loool @ call me girls!!! adigu isku qol ayaan nahey, maba xanaqi kartiidi!!! I need you here women- what is taking you so long?

Nov came and went, for get this and the jinn and get over here already. I miss u and Hargeisa is short of people anu isku qol iyo qolo nahey. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

ooooooooooooooooooooooook!!!

 

who are these people? (Goldcoast, Urban and positive) and why is everyone so formal in here now?

 

Meeshaan dhan boring ayaa ka dhigteen! qofwalba ditoor ama ditooreeso camal intaad wax usoo qortaan ayaad kaftankii dhan dhan diriishada ka tuurteen......

 

MMA oo aqyaar run noqday ayaan u jeedaa iyo nuune oo libiya ka sheekeenaayo.... Koolkat oo maskiin noqotay oo meeshaan dadka kala dajineeso xitaa waa u jeedaa!! see wax noqdeen? KK aaway...

 

 

 

Admin is trying to take things back in the days when we use to give awards to everyone loool waxaas waa laga duqoobay ayaan filayaa hada lool dadkaan meeshaan shaatiyadooda waa wada qarxeen oo hada waxa inta lagu qoro is like email loool filin cusub manoo bilaawdaanoo yaaqee.....

 

 

War qarxiskii iyo is rif rifkii ama foorjadii ama kaftankii soo cesha ee naga dhaafa sheeko caana shaaxa iyo luubaanta!!!

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye;761461 wrote:
ooooooooooooooooooooooook!!!

 

who are these people? (Goldcoast, Urban and positive) and why is everyone so formal in here now?

 

Meeshaan dhan boring ayaa ka dhigteen! qofwalba ditoor ama ditooreeso camal intaad wax usoo qortaan ayaad kaftankii dhan dhan diriishada ka tuurteen......

 

MMA oo aqyaar run noqday ayaan u jeedaa iyo nuune oo libiya ka sheekeenaayo.... Koolkat oo maskiin noqotay oo meeshaan dadka kala dajineeso xitaa waa u jeedaa!! see wax noqdeen? KK aaway...

 

 

 

Admin is trying to take things back in the days when we use to give awards to everyone loool waxaas waa laga duqoobay ayaan filayaa hada lool dadkaan meeshaan shaatiyadooda waa wada qarxeen oo hada waxa inta lagu qoro is like email loool filin cusub manoo bilaawdaanoo yaaqee.....

 

 

War qarxiskii iyo is rif rifkii ama foorjadii ama kaftankii soo cesha ee naga dhaafa sheeko caana shaaxa iyo luubaanta!!!

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Waraa Garab Tuujiye, waa runtaa sxb. Waxaad moodaa iney meeshaan is bedeshay. 5sano ka hor meeshaan weeey shidneed, oo hada waxaad moodaa, iney dadkii wakhtigaa joogeen eenan joogin. Atleast Nuune, Jacyboro, iyo Barwaaqo (Val)waa joogaan. MMA waa is bedeley, oo caadi maa'ha. Hahaha. Laakinse sxbkeey, dadka hada tartiib, ee u soconooyaan nooh, oo marabaan SEEFTA ADMINKA ama Libaax ineey qoorta ka gooyaan nooh. Hahah. Aduunka saas iska ah, oo wakhtiga waa is badalaa. Atleast kuwa rageedi ah, oo kamid yahay Showqi ayaaba joogo, oo waa iska shidan tahay. Waraa adi yaad u VOTE gareysey nooh, ani NUUNE (jini) ayaan u vote gareeyey, oo laakinse waxaad moodaa Ibtisaam ayaa soo gaaridoonto. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^LOL. Some of the comments are hilarious.

 

NG, I think its about time you tell reer SOL about your brother. I think it will help if they find out its me Cawaale. Yes people you read that right. NG's brother is Cawaale. Now Ibti believes i am a Sheikh so i think you should find four wives. One is not enough now hadaba. It will be nice to have Aliyah on the list. She will make a perfect xaas for wadaad. She is a potential wadaad herself.

 

Now qofkii codkeyga u baahan Dahabshiil hala soo xiriiro :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ War waad is kashiftay. You're on your own now, brother. I will not try to sweet talk these ladies for you anymore (Ibti, I told you my brother was good. Look, he's a wadaad too). :D

 

p.s.

I implore all passing jinn to support their one and only boy in his hour of need. Ashtoot..artoot..nuune needs the vote.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Ibti is not into wadaads. Aaliyah maybe altho she won't like oday most likely jilbo xanuun qaba!

 

Cawaale I assume you don't play chess. That was bad move sheequnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

War illeyn, Now that i exposed myself i think only LST could cover up for me, or i should bribe my ciyaalka xaafadda MMA the mod to deleet the last post.

 

@Juxa kanaan dagay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Ngonge with all those jinns no one could fix, be good sport and dont throw the cimaamad yet

 

lol@kanaan dagey

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

GaroweGal;758512 wrote:
I am surprised The_Zack didn't make to the list. He most definitely has my vote for the nomad of the year!

I know right! Thanks Garowe Gal, the fact I am your nomad of the year outweighs all these other votes. I am honored. . Soo xagan ma degenid horta :D.

 

 

LOOL@Ibti voting for herself, real Siyaasiyad. I think Ibti will win this, I received at least 3 campaign messages from three different people for Ibti. She has the best campaign in this contest.

 

Nuune baska danbe soo raac just for denying your identity, Hargeelle Boy :D.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this