Sign in to follow this  
djibsomali

Hundred of somaliland army disguised as militia killed and a couple of hundreds wounded!!

Recommended Posts

A massacre happen in the triangle border with ethiopia!

As usual the triangle as they have tried in ceelbardaleeh before and failed tried again to use the Army funded by UK and european tax money and as well trained by the ethiopian themselve to attack local people in ethiopia border.

 

Well here is the news from the local government (kilil 5)

 

THE EUROPEAN TAX PAYER MONEY HAS BEEN USED THIS WAY

 

Jig-jiga (Cakaaranews) Degmada Yoocaale oo kamida shan iyo tobankii degmo ee dhawaan la ansixiyay ayaa sidaan horay ulasoconay waxaa mararka qaar dhici jirtay in ay shacabka yoocaale iyo beelaha ay walaalaha yihiin ee ay dariska yihiin ay mararka qaar dhexmarijireen iskudhacyo kadhex aloosma dadka dariska ah iyadoo sida ugu dhakhsaha badan uguna wanaaga badan loo xalinjiray.

 

Haddaba Maalinkahor ayaa waxaa si ulakaca shacabka ree yoocaale ugusoo duulay dad lasoo abaabulay islamarkaana hubaysan watayna baabuur hub iyo raashin isugu jira waxayna toos usoo aadeen degmada yoocaale iyagoo kaweecday goobihii ay ciidamada deegaanka ee liyuu boolisku daganaayeen ayaa waxa ay rasaas kufureen shacab xoolo dhaqato ah oo geeloodii iyo adhigoodii lajooga halkaasna waxay kudileen 7 nin oo kamida shacabkii halkaas kusugnaa.

 

Kadib markii ay falkaas gaysteen ayaa waxay sidii ugu dhakhsaha badnayd isugu dayeen inay wadanka ka baxaan balse nasiib wanaag Halyayada Geesiyiinta ah ee liyuu booliska oo markiiba ka war helay sidii ay wax u dheceen islamarkaana xog ogaal u ahaa xaaladaha noocan oo kale ah ayaa markiiba go'aan adag ku qaatay inay ugaga hormaraan xuduuda dhinicii ay kasoo galeen iyagoo iskaashanaya ciidamada qaranka ayayna gacanta ku dhigeen 6 gaadhi oo hub iyo raashin ah iyo 57 nin oo hubaysan.

 

Haddaba iyadoo wakhtixaadirkan gacanta lagu hayo lixdaa gaadhi iyo 57 daa nin ee hubaysnaa falkaas argagixisanimada ahna gaystay ayaa waxa ay xukuumadu wadaa baadhitaan adag si loo ogaado loogana go'aan qaato cidii ka danbaysay falkan iyo ujeedada ay kalahaayeen sidoo kalana danbiilayaashan ayaa dhamaantood ay baabuurtoodu

 

yihiin baabuurta somaliland ama ay kuxidhanyihiin taarikada somaliland islamarkaana budhcadkan ayaa ah dambiilayaal guud ahaan wadanka itoobiya dambi ka galay waxaana sida ugu dhakhsaha badan loohorkeenayaa Maxkamada si loomariyo sharciga deegaanka iyo wadanka uyaala iyadoo ay halkaas kala kulmi doonaan wixii waajibaadkooda ah.

 

Arintan oo ah mid ay wakhtixaadirkan xukuumada deegaanku baadhitaan ku hayso dib ayaan idiinkasoo tabin doonaa wixii faahfaahin ah ee kasoo cusboonaada...

 

http://www.cakaaranews.com/wararka/degaanka/2154-57-nin-oo-hubaysan-iyo-6-baabuur-oo-ay-wateen-oo-gacanta-lagu-dhigay-kadib-markii-ay-waxyeeleeyeen-shacabka-yoocaale.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Lol wtf, you are punishing Xaaji Xunjuf all by yourself. :D;)

 

I think he stopped posting bad stuff, lets call a truce.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this