Sign in to follow this  
djibsomali

Civil war in hargeisa right now!! Today!!! (it was a matter of time)

Recommended Posts

A LOT OF DEATHS AND CARNAGE BY SINLANYOO GROUP AGAINST A SECTION OF HARGEISA CIVILIANS!

1994 RELOADED !!

 

War Degdeg ah: Is Rasaasayn Ciidamada Booliska Iyo dadka Deegaanka ku dhex maraysa duleedka Galbeed ee Degmadda Axmed Dhagax ka dib markii ay dawladda hoose iyo maamulka gobolku qoysas u soo rareen

 

Hargeysa (HWN) Ciidamada booliska iyo dad shacab ah ayaa la sheegayaa in is rasaasayni ay hadda ku dhex marayso Duleedka Galbeed ee Degmada Axmed Dhagax.

 

Is rasaasayntan ka dhex socota ciidamada Booliska iyo dadka shacabka ah ayaa la sheegayaa in ay ka dambaysay ka dib markii maamulka Gobolka Maroodi Jeex iyo dawladda hoose ee caasimaddu dad ay ka soo rareen xaafadda Goljano ay damceen in beero ay iska leeyihiin qaar ka mid ah dadka degmadda axmed Dhagax.

 

Lama oga khasaaraha uu sababay iska hor imaadkan kooban eek u dhex maraya Ciidamada Booliska iyo Shacabka halkaasi balse wariye Cabdiqani Cabdilaahi Axmed Oo ka tirsan Shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews oo isagu ku sugan halka uu falkaasi ka dhacayo ayaa sheegaya in ay xaaladu cakiran tahay.

 

Si kastaba ha ahaatee todobaadyadii ugu dambeeyay ayaa deegaanka uu ku taagnaa muran dhinaca dhulka ahi iyada oo ay dadka mulkigiisa iska lihi ay feejignaan aad ah ka galeen sidii aan dhulkooda loo dejin lahayn cid aanay iyagu ogolaanshiiyo looga helin.

 

Lama oga halka uu muranka cusubi ku danbayn doono, balse kala soco shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews wixii war ah ee ka soo kordha.

 

Hadhwanaagnews/Office

 

Hargeysa/Somaliland

 

 

 

Submitted By: Wariye-Najax

 

 

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=48423

 

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=48423

Share this post


Link to post
Share on other sites

someone saying here," I wish SL bad luck if I can't do a thing for myself".Looking for ways to come out the hell they imposed on thmslvs at the expense of a peaceful nation.There r ones before you who tried to obliterate the people of somaliland only to find out they got stronger.Actually the hate we see will only help us when it's our turn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

Xaji Borat, you are known to post articles with exaggerated titles. That was the gist of my message. I find no pleasure in the misfortunes of others, dimwit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

allah macanaydaa markaa dadka kaleeh laa cayayoo!!

Well you seems to be all happy when southerns are dying! when there is a war in putland.

when there is problem in other area !!

 

well take the news as you like to give it to others !!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this