Sign in to follow this  
Wiil Cusub

magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay

Recommended Posts

Xaajigu muran badanaa horta ,,,,, waar dadkan iska dhaaf ha cabaadeene :D

 

All those noise that the President cannot visit beyond Burco ,,, and now he is only 25kms from Garowe ,,, giving speeches and strolling in LA without a single person objecting ........................... these online warriors have the right to scream like a "u know what" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Come on Xaaji,

 

You cannot honestly tell me that this trip wasn't a surprise. Even if you say he left the city and returned - which I don't believe.

 

Look at the crowds Xaaji, 20 women cheering? Where is everyone? It's a big city.

 

I have been to 2 cities on transit where I walk around the town between flights before flying out again. I don't considered those a trip or visit.

 

Like I said, there was no mention about his trip before it happened, not from you or anyone.

 

You know why the crowds are nothing? Because believe Xaabsaade could have brought out supporters. It's because they didn't want the SSC to find out in advance and they were scared of organized protests.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Gacan Ku Dhiigle Siilaanyo oo saaka ku sharaabay Gobolka Nugaal

 

Saturday, 08 October 2011 12:02 | Written by Buhodle.net

 

 

Dhiigyacab Siilaanyo

Horjoogayaashii hore ee SNM oo dhiiga badan ku daadiyey gobolka Sanaag iyo Sool ayaa socdaal daandaasi ah iyo hurin colaadeed waxay saaka ku tegeen Gobolka Nugaal.,meel aan ka fogayn caasimada Puntland

 

Gacan ku dhiigle iyo danbiile dagaal Siilaano,Gacan ku dhiigle iyo danbiile dagaal Muuse Biixi, gacan ku dhiigle iyo danbiile dagaal Taani ayaa Socdaal daandaasui ah ku tegay Gobolka Sool iyaga oo uga sii gudbay gobolka Nugaal halkaasna ay ku cabeen sharaabka kulul oo Siilaanyo jecel yahay oo ahaa mid la mid ah kii ku kalifay in uu 2:00 Am subaxnimo uu warsaxaafadeed cay ah uu qabto

 

Booqashada waftiga Isaaqa ay ku tageen degaano ka mid ah degaanada ay degaan Beesha *********** iyo ********** ayaa wax uu jawaab u yahay hadal dhowaan ka sheegay saxaafada RW Soomaaliya Cabdiwali Gaas oo ahaa in Goblada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya ay ka mid yihiin Soomaaliya.

 

Jawaabta Madaxda Beesha Isaaqu doonayaan in ay gaarto bahweynta ******* ayaa ah in Degaanada Beeshaas qaarkood horay loogu haystay xoog waxashnimo ah sidoo kalena inta soo hartay ay noqon doonaan kuwa mara meeshii ay martay Laascaanood waana sababta keentay maanta in Siilaanyo iyo Muusi Biixi oo xiligii ay ahaayeen Madaxda SNM ahaa kuwo xasuuqi jiray,dili jiray dhaci jiray shacabka reer guuraaga ah oo ku nool Sanaag iyo Sool,iyaga oo danbigaas loogu gaysan jiray isirka ay ka soo jeedaan oo ahaa *******.ayaa maanta si nabad ah duleedka Xarunta Puntland ee Garoowe ugu sharaabay iyaga oo sheeganaya guul iyo in ay xoog ku tageen degaano cusub iyo xadkii Ingiriiska.

 

Ugu danbayntii Jabhadii SNM iyo Madaxdoodii sida Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo Itoobiyaanku soo hubayn jireen sanadihii sideetamaadkii ayaa ku guul daraystay xiliyadaa in hal tuulo oo ka mid ah degaanada ***** qabsadaan hase ahaatee waxa nasiib xumo ah in 13 sano ka dib dhalashadii maamulka ***** samaystay ee Puntland ay noqdeen kuwo degaanka qaarkiis gacanta ay ku dhigaan inta soo hartana horay ay uga cabsiiyeen madaxda Puntland in ay soo booqdaan degaanada ay sheegato SNM.

 

xigasho: ALLSANAAG.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

War Criminal Siilaanyo made a secret visit to Las Anod - SSC Regions of Somalia. Warlord Siilaanto' trip was shrouded in secrecy because of obvious security reasons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';750575 wrote:
War Criminal Siilaanyo made a secret visit to Las Anod - SSC Regions of Somalia. Warlord Siilaanto' trip was shrouded in secrecy because of obvious security reasons.

nin dhuumanaya waxba ma daan daansado loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Even the strongest secessionists supporter knows that the group of people that are in the pictures are extremely small. How can a major Somali city like this have such few people coming out to support their so-called leader?

 

I always given credit where it is due. He hid this visit very well, no one knew about this. Not even the die-hard SOL secessionists or any other media outlets.

 

I suspect this is one of the reason few people came out to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;750560 wrote:
Come on Xaaji,

 

You cannot honestly tell me that this trip wasn't a surprise. Even if you say he left the city and returned - which I don't believe.

 

Look at the crowds Xaaji, 20 women cheering? Where is everyone? It's a big city.

 

I have been to 2 cities on transit where I walk around the town between flights before flying out again. I don't considered those a trip or visit.

 

Like I said, there was no mention about his trip before it happened, not from you or anyone.

 

You know why the crowds are nothing? Because believe Xaabsaade could have brought out supporters. It's because they didn't want the SSC to find out in advance and they were scared of organized protests.

 

The president went to the city and he received a warm welcome talked to the elders of the city addressed the people lunched there and than visited the front lines Gambadhe when done that he returned back to laascaanood to continue his trip in laascaanood .

 

It was clear that he was visiting laascaaanood yesterday before he did it was posted online on various Somaliland websites.Their could have been protests but there weren't any unless you have some other news we don't

 

 

Here is the website that posted that Siilaanyo was going to visit laascaanood Yesterday

 

http://www.boramanews.com/news/index.php?option=com_content&view=article&id=2852&catid=66

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kulan Ay Yeesheen Haweenka Magaalada Laascaanood oo Ay Ku Taageereen Shir Weynaha Xoreynta SSC / Khaatumo 2 Ee Taleex

 

Kulan si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen haween aad u tira badan oo isaga kala yimid xaafadaha magaalada laascaanood ayaa haweenkii ka soo qayb galay si isku mid ah uga hadleen taageerada ay u hayaan shir weynaha khaatumo 2 ee beel weynta dhulbahate laguna qaban doono Degmada Taleex.

 

haweenkii shirkaasi ka hadlay ayaa si xamaasad ku dheehan tahay ku cabiray in shir weynaha khaatumo 2 ee loo balan sanayhay in uu qabsoomo horaanta bisha soo socota ay ilaahay ka rajaynayaan inuu noqdo kii beel weynta *********** u horseedi lahaa midnimo iyo wada tashi ay danaha ubadkooda gartaan

 

shirkan ayaa waxaa ka dhex muuqday hooyooyin badan oo ku dhaqan magaalada laascaanood oo wakhtigooda qaaliga ah siiyay inay warbaahinta u mariyaan fariinta taageerada shirka khaatumo madasha ay isugu yimaadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Odayaasha Laascaanood oo Taageeray Shirka Weynaha Xoreynta SSC / Khaatumo2 ee Magaalada Taleex

 

waxana Saxaafadda Baaqan soo gaadhsiiyey

 

Oday Maxamuud Cabdi Maxamuud Xaabsade ( Dhakalaf)

 

KA: Odayaasha Laascaanood

 

Ku: Dhamaan Bulshadda *********** Gudo iyo Dibadd

 

Ujeedo Taageerid Shirkaa Khaatumo2 iyo Goobta Taleex

 

Anaga oo ah Odayaasha Gobalka Sool gaar ahaan Laascaanood waxanu halkan idin soo marinaynaa Baaq Taageero ah, hadii aanu nahay Odayaasha Laascaanood waxaanu Taageero hiil iyo hooba ah la garab taaganahay shirweynaha loo bahansan yahay 5 November 2011 kaas oo ka dhacaya xaruntii Daraawiisheed ee Taleex, waxanu balan qaadaynaa hadii aanu nahay Odayaasha Laascaanood in aanu shirka Taageersan nahay isla markaasna bar barkayaga aanu hawsha ka wadno

 

waxanu mahad u soo jeedinaynaa Garaadkii Gogosha dhigay, G6 iyo waliba Gudidda Khaatumo2 ee gudaha jooga kuwaas oo qabtay hawl aad u weyn mudadii ay dhulka marayeen isla markaasna wax badan oo la faafin jiray soo afjaray waxanuna Isimadda *********** ka codsanaynaa in Hawlaha Shirka ay u daayaan Odayaasha Is Xil qaamay xiligan adag oo ay Yeeshaan Gudoonkooda oo kaliya.

 

Geesta kale waxaanu baaq u diraynaa dhamaanba Shacabka *********** gudo iyo Dibadda waxaanuna ka codsanaynaa in ay Taageeraan shirka Khaatumo2 si looga baxo mar xaladan adag ee qayrkeen inaga reebtay

 

Magacyadda Baaqan soo saaray

 

Cheif Caaqil Axmed Cabdi Cawke ( Hoolif)

Caaqil Maxamuud Maxamed Ciise Good

Caaqil Yuusuf Jaamac Halas

Caaqil Siciid Aw Xirsi

Caaqil Cali Aw Nuur

Oday Maxamuud Xaaji Ismaaciil

Oday C/laahi ciise Oog

Oday C/laahi Sayid Maxamed

Caaqil Dalmar X Maxamuud Mire

Caaqil Cabdilaahi Saleebaan Axmed

Oday Abdi xirsi Faarax Jiir

Abdi Cawad Mire

Xasan Maxamuud Wadde

Caaqil Abdi Maxamuud Goonle

Caaqil Maxamed Ibraahim

Caaqil Maxamuud Fariid

Caaqil Maxamuud Baashe

Caaqil Faandhe Xaaji Maxamuud

Oday Daa’uud Salaad Qaargooye

Caaqil Daahir Maxamed Cumar

Oday Maxamuud Cabdi Maxamuud ( Dhakalaf)

Oday Cabdilaahi Maxamed X. Faarax ( Makhtal)

Oday Caweer Xaaji Xuseen

Oday Cabdilaahi Xaaji Xirsi

Caaqil Xaaji Mahad Xaaji Yuusuf

 

 

 

waxana Saxaafadda Baaqan soo gaadhsiiyey

 

Oday Maxamuud Cabdi Maxamuud Xaabsade ( Dhakalaf)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Ok, Xaaji, sure that article is from before. Even though JB and you - who post anything - forgot to see it and the fact it has no date on it.

 

Anyways, if you think this is a visit where the people got to see Siilaanyo, fine.

 

Look at the pics you posted!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka SSC waa ka go'antahay inay dhulkooda Las Caanood iyo dhamaan deegaanada SSC ka xoreeyaan Warlord Siilaayo iyo Jabhadiisa Somalidiidka ah. Shacabka SSC waxa ee qabsanayaan Shirka Xoreynta SSC (ama Khaatumo II) oo ka dhici doona Xaaruunta Daraawiishta ee Taleex, si loo xoreeyo Deegaanada SSC.

 

 

Waxaa hubaal ah, hadii Dhiigyacab Siilaanyo uu Socdaalkiisa Laas Caanood horey usii sheegi lahaa, in maanta uu naftiisa ku waayi lahaa ama dhaawax weyn kasoo gaadhi laa Gardarada iyo faduusha uu la soo doontay Shacabka Laas Caanood iyo SSC.

 

 

Waa wax aad looga xumaado - nasiibdaro, in maanta Dhiigyacab Warlord Siilaanyo oo ah Cadowga midnimada Somalia iyo cadowga Shacabka SSC, in uu yimaado Magaalada Laas Caanood, oo ah xaruuntii Daraawiishta iyo Xuduntii Midnimada iyo Gobanimada Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this