Sign in to follow this  
walaalkis

who's funding shabab

Recommended Posts

horta in baraamijkan eey dad soomali ahayn eey lug ku leeyihiin wey cadahay ,oo wadama badan ayeyna faaido ugu jirin soomaaliya laakin taageerada gudaha eey ka helayaan ayaan ka badan ,

hadaan dhahno dakada kismaayo aya dhaqaala kasoo galaa ,su'aasha meesha imaaneyso waa maxey maraakiibtaan fara badan ee NATO ee bada buuxiyay eey ka qabanaan meesha .

 

hadaan dhahno kenya ayaa taageerto ,sidey macquul ku tahay dad marwalba iney qaraxyo ka geysanayaan gudaha kenya sheegaya in dowlada kenya taagerto , maxeyse usoo sheeg qaadin Ethiopia iyo iney weerari doonaan ayadoo cadaawada naga dhaxeyso saqiirkuba uu ogyahay .

 

Ereteria waa suura gal maadaama eey dagaalka kala dhaxeeyo ethiopia eey rabto in uu soomaali lagu qorsheeyo .

ganacsiga soomaaliya waxaa xudun u ah suuqa bakaara hada waxaa gacanta ku hayo TFG suura galna ma ahan in dhaqaala eey laba maalin ku dagaalami karaan eey ka helaan ganacsatada degmooyinka kale .

 

mida iigu macquulsan waa in uu mareykanka u fududeeyo wadooyinka dhaqaalaha usoo maro ,si eey u helaan marmarsiiyo ah in soomaali ka halis badan tahay afqhanistan maadama alqaedada afqhanistan ey daciiftay si ciidamada wadankaas soomaaliya loogu wareejiyo dagaalkana meesha kasii socdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

caydarus;749790 wrote:
Snm and dabahshiil is the main funder...........................

cudurka xaasidka la yidhaa Ilahay ha idinka daweeyo.

 

Kuwaas ayaa yidhaa Somali ayaanu jecelahat

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this