Sign in to follow this  
djibsomali

Mirqanland aka somaliland (war on the horizon)!!

Recommended Posts

All is not what it seems!

hate is brewing, people are on the brink to wage war.

 

even in my city (UK) the people of north west of somalia do not share or sit at the same restaurant anymore.

groups are formed

The original formation

Awdal state

SCC

Triangle

 

Now the triangle people does not sit at the same restaurant or same gathering anymore

1994 formation is back

 

Odweyne and hargeisa (1 group)

 

Sinlanyoo group (with more money) at other restaurant

 

And the rest are peasants who just wonder around from places to places.

 

Here is a passage where the president of somaliland is dissing some other high ranking opposition group.

When did a president return insults??

 

Wallee rayaleh dabadii reerkaa oogaa isma badilow!

how many time Rayaleh got dissed (****** this and ****** that), children from awdal playing football in hargeisa being stoned by grown up mirqan people.

The rig hate, (hargeisa people running wild when the hear a rig is going to dig water hole in western gabiley)

just plain hate from mirqan people.

And never Rayaleh returned the hate in matter of fact he progressed the halucinated nation to some form of civilisation.

Votes!

democracy, 1 man 1 vote are all his legacies.

 

now look at this:

------------------------------ *********************** ---------------------------

 

Hargeysa(HW)NMadaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa niskii danbe ee caawa Luuqad adag kaga jawaabay tobanaan dhaliilo oo muddooyinkii ugu danbeeyay isaga daba-tagay xukuummadiisa, isla markaana waxa uu ku eedeeyey guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe in la ogaa wixii uu ku sameeyey Ururkii UFO iyo sidii uu u basaasi jirey iyo dhibaatooyinkii uu ummada u geystayba.

Madaxweyne Siilaanyo waxaa uu si adag u naqdiyay, Wasiirkii hore ee Wasaarada duulista hawada Cali Maxamed Warancade iyo Wasiirkii hore ee Hawlaha guud Siciid Sulub. Waxaana uu si adag u difaacay taageeradda xukuumaddiisu u dirtay abaaraha Muqdisho, wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia. Waxaa kale oo uu fariin u diray madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shalay ha hadlay arrinta Somaliland

 

Mar uu Axmed-Siilaanyo la hadlayey Axsaabta Mucaaridka ah waxa uu yidhi “Waxaan doonayaa inaan ka hadlo arrimahaa wanaaga daaranaa, bini’aadanimada daaranaa, waxtarka daaranaa ee dunida iyo dadkeenaba u geysanaynay ayaa Xisbiyada mucaaridka ahi UCID iyo UDUB, gaar ahaan Faysal Cali Waraabe waxa maalmahan ka soo burqanayey, iyada oo uu caado iyo dhaqan u leeyahay marka uu dhibaatooyin dhex-dabaasho ee uu masuuliyadiisa iyo xilkiisa ka soo bixi-waayo, iyada oo taariikhdiisa la ogaa waddaninimadiisa la ogaa, oo waxa uu UFFO ku sameeyey berigii la ogaa qarankana (Somaliland) halgankii uu ka galay la ogaa, siddii uu u basaasi jirey iyo dhibaatooyinka uu dadka u geysanayey la ogaa inuu maalin-walba cay iyo aflagaado ula soo taagan yahay ummada iyo dawlada wax la qaadan karo maaha.”

 

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi“Faysaloow taariikhda, waxaad ummada ka heshay ama taageerooyinkii aad ku wada dhacday ee aad meel ku gaadhi-weyday ee ummadu kugu diiday ee ay sanka kaa qabsatay ee aad qabyaalada ku hadashay ee aad xumaanta ku hadashay ee aad tidhi Hargeysa annaa leh, ee ay ummadu kuugu diiday waad ogayd, taariikhda halka aad ka gashayna waa la ogaa, maalin-walba ninkii lahaa halkan ayaan wax ka qabanayaa, Koonfur ayaan tagayaa halkan ayaan tijaabinayaa adiga (Faysal) ayuu ahaa. Maalin-walba halkaas ayaad ka hadlaysaa oo aad intaa aflagaado iyo xumaan aad wadaa, taasina waxa lagaa qaadanayo maaha, wax lagaa aqbalayo maaha, cidd aad ugu hanjabeysaana ma jirto.”

 

Md. Siilaanyo waxa uu ku tilmaamay Cali Maxamed Warancade iyo Siciid Sulub inay ummadu iska garatay, isaga arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi“Waxaan leeyahay qoladan UDUB ee Cali Maxamed Warancade iyo Siciid Sulub ee iyana halkan aflagaadada la soo jooga waxaan leeyahay walaalayaal doorashadii ayaa la idinka adkaaday, ummada muddo badan ayaad horjoogteen, ummadu way iska kiin garatay, way isla kiin aragtay waxaad tihiin iyo waxaad qabtaanba sidaas ayaanu weliba asaxaan idiin sameynay marka runta la doonayo oo idin saamaxnay, oo idin ilaalinay, oo is-nidhi dalkan midnimadiisa, isku-xidhnaantiisa, walaaltinimadiisa ha jirto, oo musuqmaasuqa aad gasheen, boobkaad sameyseen, dhacaad sameyseen iyo dunuubta aad ummada ka gasheen aanu idinku saamaxnay. Waxaad maanta ummada ku akhriyeysaan cid wax idinka dhageysanaysa ma jirto.”

 

 

source: http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=46730

 

The somaliland president is attacking a specific section of somaliland!

The same section which has been humiliated at hargeisa airport when rayaleh came back

 

plain hate

plain ignorance

Share this post


Link to post
Share on other sites

This dude is always salty.

 

The UK Landers must be abusing this dude. Come to the US man, specifically to Minnesota. You will get a lot of love here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't understand Faisal ali warabe addresses the government everyday and the government responded to his Claims the same with the udub folks sicid sulub and Cali Maxammad warancade. UCID opposition udub opposition and Kulmiye The Government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Guys Djibsomali has a small oipnt (how wrong his statements might be, to be wishing for war!).

 

Of all the things they(opposition and media) said about Riyaale, he always kept cool, presidential and didnt feel to attack back his critics. This current goverment has arrested and prosecuted more journalist in 1 year then Riyaale has in 8 years.

 

The irony is, it was always Kulmiye who supported 'media rights', now they are the ones who hunt down journalist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Yo djibsomali Man, when are you gonna tell us a good news from Somaliland? ilayn dadka qarkood warka xun uun bey raadiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;748820 wrote:
Yo djibsomali Man, when are you gonna tell us a good news from Somaliland? ilayn dadka qarkood warka xun uun bey raadiyaan.

walaal aniguu waxaan soo qoraa wax aliyoo wixii xuun eeh somaliland aan kaa maqlow!!

ilaa iyoo intay kaa dumeysoo amaa reer triangle ay toobaad keenayaan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

War ileen naceybku waa sickness! What would you benefit from Somaliland falling to pieces? Maxaa kaa galay? Maxaa ka faaideeysaa? Ma u quuri(spell?) la'dahay for them to live in peace, even if it isnt a complete peace. I would rather have the tiniest piece of a Somali soil be at peace than all of us to go up in smoke. I maynot agree with their seccession but as long as ay dad somali ah nabad ku seexinayaan, all is well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;748859 wrote:
^^ Iska dayaa waa XX dhigiisa on the p/l side...

istakhfurlah i dont wish harm for the people of puntland adeer ha i masabidin anigu waligay xumaan ama burbur lama rabo guri Somali ama islaameed

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Live aabo Siyaad out of this cyber-ku-dirir-talk.

 

Anyways, Mr. Jabuuti, take it easy yo. "Dagaal wiil baa ku dhinta ee wiil baa kuma dhasho" .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this