Sign in to follow this  
djibsomali

Awdal state does not stop!!!

Recommended Posts

awdal-state-1.jpg

 

Awdal State bay himiladeedu aheyd in maamulku wakhti walba iyo meel walba ka hubiyo inaanan laga turjumin rabitaanka beel weynta reer Adal. Islamarkaana hubiyo maamulku inuu gacanta ka dhiibo wixii qoraal ah yada oon cidna loo dabajoogsan. Maamulka Awdal State baa hore ugu balan qaadey in ay hubiyaan mustaqbalka dadkoodu inuuna marnaba gacan kale galin. Balan kale baa aheyd iney bustaha dhigtaan meel wal oo busto ay dhigtaan maamul goboleedyada kale sida Somaliland.

 

Waxa sharaf ii ah inaan halkan maanta kusoo bandhigo himiladaa maamulka Awdal State qeybta magaalada Ottawa- Canada oo si rasmi ah uga fuliyay shalay shirweyne dhexdii. Shirkaa oo uu qabtay ergeyga quruumaha midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mudane Augustine P. Mahiga.

 

Kulankii Mahiga ee Ottawa iyo Awdal State; (Loo turjumi maayo reer Awdal State)

 

MORE....

http://harowo.com/2011/09/18/awdal-state-oo-fidsatay-baadadkeeda-ilaa-jimciyada-quruumaha-un/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

War fiican! Awdal State, SSC, Makhiir State. Ha isku yaaacdo sidii tusbax furtay. Salal State baan fadhinaa. That will cut the whole secession story decisively.

Share this post


Link to post
Share on other sites

what a nonesense! at the end of the day you will only have 4 villages with a population of less than 10,000.If you wana refute this, then take a plane & check it for urslv.Keep hardening otha side & you will have no where to turn to!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Leezu   

Xaaji Xunjuf;746724 wrote:
Abtigis promotes unity at the same time divison war hooy maad ka joogi hadhow so qaban kari meysid eh

Not really, since the Awdal state wants to continue be united with Somalia. Only Isqland who has been brainwashed by Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abtigiis;746715 wrote:
War fiican! Awdal State, SSC, Makhiir State. Ha isku yaaacdo sidii tusbax furtay. Salal State baan fadhinaa. That will cut the whole secession story decisively.

Borama is the city closest to Hargeysa(its even closer to Hargeysa then Burco, Berbera, Sheick, etc). What makes you think that if the good people of Borama and Hargeysa cant work it out and unite for a common objective, the people of Borama can unite with Buuhoodle, Badhan, Bosasso, Beletweyn or Baardhere?

 

labadii dariskii hadee heshiin waayaan, markaa ma waxa ee la heshiniyaan dad xafad kale dagan ama magale kale degen.

 

divided we stand, unite we fall? twisted logic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Carafaat;746765 wrote:
Borama is the city closest to Hargeysa(its even closer to Hargeysa then Burco, Berbera, Sheick, etc). What makes you think that if the good people of Borama and Hargeysa cant work it out and unite for a common objective, the people of Borama can unite with Buuhoodle, Badhan, Bosasso, Beletweyn or Baardhere?

 

labadii dariskii hadee heshiin waayaan, markaa ma waxa ee la heshiniyaan dad xafad kale dagan ama magale kale degen.

 

divided we stand, unite we fall? twisted logic.

They want to unite Hargeysa.Buuhoodle,Badhanl,Bosasso,Beletweyn and Baardhere under one country

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Congratulations to Awdal State of Somalia :):):)

 

 

Awdal people are patriotic people, they support peaceful and United Somalia

 

 

 

975.jpg

SOMALIA : United We Stand, Divided We Fall

Share this post


Link to post
Share on other sites

mudane mahiga hadalkiisu wuxuu u dhignaa:

 

“waxa ku haboon
reer walba
iney isasoo abaabulaan arinkoodana ku gabagabeeyaan iney wax la qabaan walaalahooda kale ee soomaaliyeed

 

;););););)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this