Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

TFG THIEVES busted by Dr Karunakara, the President of Medecins San Frontieres

Recommended Posts

Qajaca ahayd???

Hiiraan

Jubbada Hoose

Jubbada Dhaxe

Bay

Bakool

Gedo///Bardheere (inta kale waxaa heysta Ethiopians **********

Shabeelaha Dhexe

Shabeelaha Hose

Galgaduud

______________________

Benaadir oo AMISOM IYO JAREER EY KUGU HAYAAN

--maxa kaloo heysaa bal inta ey TFG ka taliso soo qor.

Wudaayoow adigoo kale af elaayda ku hadlo Puntland Alshabaab bey ku shabdeysa Reer Somalilandna Bani aadm kuma arkaan

marka dad aan ku rabin ha isku dhejin ee dhulkaaga NADIIFSO MISNA IIMAANSO begging time is OVER

Share this post

Link to post
Share on other sites

OBA man måste vara realistisk klanism är här för att stanna vi måste lära oss att leva med...

att Somalia kommer att ha central regering är bara nånting som kommer aldrig att hända var och en måste

sköta sitt och landet kommer att för bli fördelat i olika regioner med svag central regering och starka autonomous regioner

Share this post

Link to post
Share on other sites

Jiiroow Bakaal;747083 wrote:
Qajaca ahayd???

Hiiraan

Jubbada Hoose

Jubbada Dhaxe

Bay

Bakool

Gedo///Bardheere (inta kale waxaa heysta Ethiopians **********

Shabeelaha Dhexe

Shabeelaha Hose

Galgaduud

______________________

Benaadir oo AMISOM IYO JAREER EY KUGU HAYAAN

--maxa kaloo heysaa bal inta ey TFG ka taliso soo qor.

Reer Somalilandna Bani aadm kuma arkaan

marka dad aan ku rabin ha isku dhejin ee dhulkaaga NADIIFSO MISNA IIMAANSO begging time is OVER

Gedo waxaad leedahay Ethiopian ayaa kuu hayo Muqdishana Amisom,bal yaa adiga (alshabab ) kugu haya meesha , warshado hub ah ma lehid , afarta cadaanka ee rabo in soomaali sidaa sii ahaato oo eey ku gabadaan ayaa hubka lacagta aad ku gadato ku siiya , dhaqaalaha dibada kaaga yimaado in aan laga war heynin miyaad umaleysaa waxa laguugu fasaxayo waa in aad sii burburtaa (fikir daba gadisan) ,dad rafaadsan in lacag darteed aad uga faaideysato miyaad umaleyneysaa iney saxan tahay .

dadka shabeelooyinka dagan in alshabab laga xoreeyo ayey qorshaha aheyd balse abaaraha dartii ayaa dib loogu dhigay ,waana tan dadkii gobalada aad sheegeyso joogay eey xamar naf kasoo raadsadeen ,yaase jooga gobolada aad leedahay alshabab ayaa ka taliso .

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nabad_dadaye;747177 wrote:

Axmaq baa tahay who said i was member of them or you think any one who supported Libyan uprising was Senussi from Benghazi

or anyone who like to see Palestinan state is a Palestinian having said that there are no TFG soldiers in Gedo but MR clan

who were armied by Ethiopians even them are divided some who wanna go all the way to Kismaayo (WHO THINK THE GOOD OLD DAYS OF DOXADA JUBBA) and some who are being used like a security zone of. shabaab.

In Kenya same there are no TFG but OG clands men who are being used like a security zone by Kenya

in Mogadishu without AMISOM TFG wont survive a single day weliba every warlord who is part of it will start to bring back

his isbaaro at the end of the day no one is better than al shabaab for you animals who live in the south

Share this post

Link to post
Share on other sites

''Nimaan wax ogeyn Alla ma cadaaabo'' ayey soomali tiraahdaa ,oo maxaad alshabaab ka taqaanaa , ma in caruurta bambooyinka loo dhiibaa inoo fiican , ma in qofkii ladoona la dilaa , xuduud bilaa cadeyn la fuliyaa , dilka qofka fikirka kugu qilaafsan la baneystaa , ma sidaa ayaa inoo fiican .

si eey dantooda u ilaashadaan iyo jiritaankooda dadka ogol in la baaba'o miyaa inoo roon .

adiga hadaad la taagan tahay shabaab ayaa idiin fiican oodna taageersan tahay fikir ahaan dadkana ugu yeereysid iney alshabab taageeraan waa maxay farqiga u dhaxeeya adiga iyo kan ilmaha yar bombada usoo dhiibay ee yiri isa soo qarxi , ama intuu yimaado xaafad la dagan yahay hoobiya ka tuuro ka dibna intuu qorigiisa laalaabto isaga cararaya meesha si loo duqeeyo ,sidaada oo kale ayuu fikirkaasi aamin san yahay .

dadka noocaadoo kale ee aanan waxba kala socon waxa dhulka ka dhacaya eey taagan alshabab taageera waa kuwa lacagaha usoo diro ururkan si eey dadka ulaayaan .

ciidanka u badan alshabab iney ubadan yihiin dad ka yimid 4 gobol waa fact , ( soomaaliyoo dhan baana wada daga , sidaad doonto adiga ufasiro), sababta looga faaideystay in shaqadan loo dhibana waan kuu sheegay .

Palastiin qof walboo iimaan leh wuu taageeraa , qofka falastiiniga ah iyo kan dibada ka joogaba waxey kawada siman yihiin in Qudus la xoreeyo , ninkii awoodo inuu lacag udiro falstiin si Qudus iyo dhulka barakeysan loo xoreeya ajar buu helayaa ,maadaama dagaalka uu ka dhaxeeyo gaal iyo muslim .waad tageersan tahay oo lamid baad tahay in lagu dhahana waa sharaf .

laakin alshabab waxey xasuuqaan waa shacab kaloo muslim ah wax eey kala siman yihiin falastiin maba jiraan .

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this