Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The AT's Love of Somali Unity Gets Another Stage

Recommended Posts

Bali Gubadle (Somaliland.Org)-Laba ruux ayaa ku dhintay midkalena waxaa soo gaadhay dhaawac ka dib markii sida la sheegay duhurnimadii maanta ay niman hubaysan oo ONLF ahi rasaas ku fureen xaafado xoolo dhaqato ah meesha la yidhaahdo Dacawalay oo ka tirsan deegaanka Abokor Axmed ee kililka shanaad ee Itoobiya.

 

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah odayaasha deegaanka gobolka Hawd, iska hor imaadkan ayaa ka dhacay Tuulada Dacawalay oo dhinaca galbeed kaga beegan Degmadda Abokor Axmed oo ka tirsan deegaanka is maamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

 

Wararka aanu ka helayno deegaankaasi waxaa kale oo ay sheegayaan in is rasaasayntaasi ay ku dhinteen laba nin oo magacyadoodu kala ahaayeen Marxuum Yuusuf Axmed Jees iyo marxuum Axmed Muxumed Sheekh Xuseen ayaa la cadeeyay in ay dhinteen, halka uu dhaawac halis ah soo gaadhay Yuusuf Qodax oo labadaasi marxuum la joogay, Maydka Labada marxuum iyo dhaawaca ninkaasi ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyay degmadda Laanqayta oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya halkaas maydka labadaasi nin lagu aasi doono.

 

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka deeegaanka uu dilku ka dhacay iyo beelaha uu dilkani dhex maray.

 

bilihii ugu dambeeyay ayaa waxa degaankaasi ka taagnaa cabsi iyada oo ay labada beelood ee ay ka soo jeedaan nimanka la dilay iyo kuwa dilka gaystay, uu dhawaan dhex maray dagaal fool ka fool ah dagaalkaasi oo ku dhex maray deegaanka Abokor Axmed, waxaana dagaalkaasi labada beelood ka soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Sometimes people personalize nd sink to new lows on SOL debates, two people died, two lives ended.

 

Inshallah I hope that you will allow your name to be intimately linked with the deaths of some people, along some clan boundary at the hands of Somaliland/ clan militia in such an intimate way, in the near future.

 

Just incase you choose to change the title

The A&T's Love of Somali Unity Gets Another Stage

 

Jacaylbaro;745663 wrote:
Bali Gubadle (Somaliland.Org)-Laba ruux ayaa ku dhintay midkalena waxaa soo gaadhay dhaawac ka dib markii sida la sheegay duhurnimadii manta ay niman hubaysan oo ONLF ahi rasaas ku fureen xaafado xoolo dhaqato ah meesha la yidhaahdo Dacawalay oo ka tirsan deegaanka Abokor Axmed ee kililka shanaad ee Itoobiya.

 

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah odayaasha deegaanka gobolka Hawd, iska hor imaadkan ayaa ka dhacay Tuulada Dacawalay oo dhinaca galbeed kaga beegan Degmadda Abokor Axmed oo ka tirsan deegaanka is maamulka Soomaalida ee dlka Itoobiya.

 

Wararka aanu ka helayno deegaankaasi waxaa kale oo ay sheegayaan in is rasaasayntaasi ay ku dhinteen laba nin oo magacyadoodu kala ahaayeen Marxuum Yuusuf Axmed Jees iyo marxuum Axmed Muxumed Sheekh Xuseen ayaa la cadeeyay in ay dhinteen, halka uu dhaawac halis ah soo gaadhay Yuusuf Qodax oo labadaasi marxuum la joogay, Maydka Labada marxuum iyo dhaawaca ninkaasi ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyay degmadda Laanqayta oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya halkaas maydka labadaasi nin lagu aasi doono.

 

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka deeegaanka uu dilku ka dhacay iyo beelaha uu dilkani dhex maray.

 

bilihii ugu dambeeyay ayaa waxa degaankaasi ka taagnaa cabsi iyada oo ay labada beelood ee ay ka soo jeedaan nimanka la dilay iyo kuwa dilka gaystay, uu dhawaan dhex maray dagaal fool ka fool ah dagaalkaasi oo ku dhex maray deegaanka Abokor Axmed, waxaana dagaalkaasi labada beelood ka soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

These are tactics that ONLF is known for in the Somali region of Ethiopia. Thats why many O-inhabitants and all the non-O inhabitants in the Somali region despise this organisation, even more then the Ethiopians do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

It is an unfortunate perennial clan confict over land and pasture. May the dead go to heaven and the killers to the hell. The dead one is mine and the killer is mine. I have the feeling of a father whose son killed the daughter.

 

By the way, if the killers are ONLF simply because of their lineage, why can't the dead be SNM? That way, it would be ONLF killing SNM. Still unfortunate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

ONLF has been involved in many conflicts between 2 clans disputing over land. You cant deny facts on the ground. That the organisation called ONLF is

despised by most inhabitants(O and non-O) of the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jaceylbaro,

 

Bring them to justice! Have uncle Sam involved. Oh wait they arent in the USA.

 

 

Seriously yo, clan wars are clan wars. The mighty ONLF have nothing to do with this.

 

Loooooooool@ liqaaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Jacayl, inaabti hoos iigu warano, is this carafaat guy kuwii isu jawaai jiray ee kolba meel sheegan jiray? Magacyadoodii waan ilaaway walaahi sidii loo ban gareeyey? :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

No, I am asking Jacayl. I don't trust you. :D :D And in any case, you will say I am not one of them.

 

War waan kula kaftamayaaye xaalada daji carafaat. I hope you are not taking the political harangue seriously.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ingiriiskiibaa ileen idin xukumi jiray, dacwad jeclidiinaa ninyahoow? :D :D Ma intaas baad ii dacweyn lahayd ?

 

For your information, LST ayaa seedi ii ah oo wax la iga qaadi karo ma jiro. :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

By the way, I am sure Ngonge is more than proud with this response to the Vuvuzela article. :D :D

 

isagaa arintan ka danbeeya. Shalayna talafoonku iga qaban waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this