Sign in to follow this  
Somalina

Ku dayo Hamza, ha ku dayanin Haarun

Recommended Posts

STOIC   

Sometimes the world we find ourselves can be cruel and unforgiving.The dad needs to shelve his prides and go do any manual work so Hamza can go to school.....Goodluck to the poor kid....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Subxanalaah, ninweyn oo ilmihisii yaraa ka sugaya in uu reerka masruufo waa aduunyo gadoon.

 

Stoic waa runtaa Odeygu xitaa hadii uu shaqo kale waayey in uu cududiisa isticmaalo ayey ahayd. Kartida waa loo dhashaa, Xamza waa ilmo yar oo karti leh. Insha-allah maalin bay isagana noloshu ka farxin doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aabaha haddii ingiriiska la geyn lahaa si fiican buu ula qabsan lahaa. :D

Kuwa Hamza la eg halkaan, dhar xataa ma xiran karaan oo kuwo weli loo meyro ayaan garanaayaa. :)

 

Hamza koley waxuu noqondoonaa ninka ugu taajirsan Hargeysa InshaAllah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Hamza is a great boy .........may Allah bless him and his family. Ilaahayow irsaaq xalaal ah reerkaa sii, ilaahay waxba uma waayin dadkan laakiin waa la isku eegayaa. Walaahay waa ooyay markaan dhegaysay Hamse hadalkiisa ugu danbeeya !!!!!!!!!!!!!!!!! Walaalayaal Maxaan u qaban karnaa willkan yar ee caqliga badab??????????????????????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this