Sign in to follow this  
NASSIR

Hees Cusub: Contemporary music videos the paradigm cultural shift

Recommended Posts

Tuujiye   

Yaree waxaa lagu dhahay "probablygaada ayaa uus leh!" qof aan kaseen "Kaban" xamari iska dhaafee somali xitaa makaseeso.. Aaliya yariisee I like you but somaligaan tacbaanka eh hadii aad laamiyada rabti in aa la wareegtid, kistoo buug iyo qalin laguu dhiibo waaye lool....

 

 

 

VAL! abaa danta aaba igu qasabtay in aan ka wareegsado fiirsashada heesta dhan nooh! Duwa Bistoolo music maba iskeenaan seecamal..Nuune camal in aan niikiyo aan ku siktay yaaqee....

 

 

Khadar, adi biribaati noo fur oo somali saxsan nabar waa ku tuugeenayee lol...

 

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Aaliyyah;743714 wrote:
Lol Nassir. From Val's comment waan fahmay in uu khyr shegeen!..so yea won't bother figuring it out!..

 

 

salaam

I like traditional ones like this...The artist Mr. Shire has dedicated this song to his wife with flash moments of their prime time.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

What we see here is humiliation for Somali women and leading astray of the young somali generation,

i see lost boys between two cultures, are they trying like 50 cent or like most rap video's where big car's and big booty women's dominate!.

 

The lyrics is fine, but the video would be much better without the big boody women. correct me if I'm wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

The video is just trashy, possibly a reflection of dadka sameeyay. That girl should really be on 'What not to wear'. Bisinka!!

 

Nassir,

I love that song. Hussien is my favourit of the talented Shire brothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I second Blessed, I love that song too Nassir!..haven't listened to it for a while though, cuz I tend to abuse a song, like if i like it I would put on million times till I say tan mar danbe ma dhageesanayo LOL..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

*Yaree waxaa lagu dhahay "probablygaada ayaa uus leh!" qof aan kaseen "Kaban" xamari iska dhaafee somali xitaa makaseeso.. Aaliya yariisee I like you but somaligaan tacbaanka eh hadii aad laamiyada rabti in aa la wareegtid, kistoo buug iyo qalin laguu dhiibo waaye lool....

 

Tujiye, kaban is just one word dee..I will have you kno "somaligeygu tacbaan ma aha wuu cafimad qaba hehe" bari horena baa af somaliga ka qalan jabiyay :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;743658 wrote:
^how do u know if he was talking abt the girl...am i the only person who never understands Tuujiye?

No, you're not. It only took me YEARS to learn to understand Tuujiye, iskabadaa Nuune!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Val lol, ma Tuujiska ayaadba ila barbardhigtey, waxaan moodayey in Af Soomaalkaad qorto iyo keyga iney u dhaxeeyaan laastiig bas oon isku dhawnahey, ninkaa Af Soomaaliga siduu u qoro iyo siduu ugu hadlo waa isku mid, baasta mayonaise lagu darey wax aan aheyn maba cuno, dhibka dhanna waa halkaa oo booskii ay erayada soo mari lahaayeen waxaa isku jarey Mayanoise.

 

 

I can't believe Solers are still attached to Somali songs, anigu waxaas waa horaan iska dhaafey, kaban, qaraami, qaaci iyo dhushuqyadii kaleba, waaguu jaceelka i hayey ee la i saarey gurada(awrta dushooda aqalka laga sameeyo) oon bogsan waayey illaa la ii keeno oon ursado ganbo ay xiran jirtey tu baas oon si xun u jeclaa alla qaada, wey dhimatey laakin.

 

My fav all time kaban or qaraami are by the masters of KABAN, Dhuule(Saluugla), Mohamed Mooge(Xeebtaa Jabuuti), labadan waliba tan danbe qofkii dhageestaa oogadiisa ama dushiisa waxaa ka kacayo jariiraco tii ugu darneyd, jariiracooyinkaa kala ah tan ugu inkaaran ayaad korkaaga ka dareemi adiga dhan ayaaba qaadmi, waa ballan, raadi oo dhageyso Xeebtaa Jabuuti, haduu jirkaagu jariiraco dareemi waayo jirkaagu waa diidiin ee ogoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this